{"id":9714,"date":"2025-05-01T10:58:16","date_gmt":"2025-05-01T07:58:16","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=9714"},"modified":"2025-05-01T11:08:25","modified_gmt":"2025-05-01T08:08:25","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Hambalyo ku Aaddan Munaasabadda 1-da May u Direy Hawlwadeennada Akademiyada"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa hambalyo ku aaddan maalinta shaqaalaha adduunka oo ku beegan 1-da May u diray dhammaan shaqaalaha caalamka, gaar ahaan hawlwadeennada Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA).<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha AGA ayaa iftiimiyay in maanta ay tahay maalin weyn, oo ku astaysan waqti sannad walba maanta oo kale caalamka oo dhan laga xuso maalinta shaqaalaweynaha adduunka, isagoo dhanka kale ku boorriyay hawlwadeennada Akademiyada inay sii laba jibbaaraan gudashada waajibaadkooda shaqada.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cHawlwadeennada Akademiya Goboleedka, waa halyeeyo u taagan ka soo dhalaalida waajibaadka ay u xilsaaran yihiin, waxaana ku bogaadinayaa hawlkarnimadooda, hufnaantooda iyo dhabar adaygooda joogtada ah\u201d ayuu yiri Macallin Saciid Saalax.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sannad walba 1-da May, waxaa dunida oo dhan laga xusaa maalinta loo asteeyay xuska shaqaalaha adduunka.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa hambalyo ku aaddan maalinta shaqaalaha adduunka oo ku beegan 1-da May u diray dhammaan shaqaalaha caalamka, gaar ahaan hawlwadeennada Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA). Guddoomiyaha AGA ayaa iftiimiyay in maanta ay tahay maalin weyn, oo ku astaysan waqti sannad walba maanta oo kale caalamka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9717,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Hambalyo ku Aaddan Munaasabadda 1-da May u Direy Hawlwadeennada Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Hambalyo ku Aaddan Munaasabadda 1-da May u Direy Hawlwadeennada Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa hambalyo ku aaddan maalinta shaqaalaha adduunka oo ku beegan 1-da May u diray dhammaan shaqaalaha caalamka, gaar ahaan hawlwadeennada Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA). Guddoomiyaha AGA ayaa iftiimiyay in maanta ay tahay maalin weyn, oo ku astaysan waqti sannad walba maanta oo kale caalamka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-05-01T07:58:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-05-01T08:08:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/02dd1407-d7bc-4465-934f-92e499ab2ba0.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1079\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"782\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Hambalyo ku Aaddan Munaasabadda 1-da May u Direy Hawlwadeennada Akademiyada\",\"datePublished\":\"2025-05-01T07:58:16+00:00\",\"dateModified\":\"2025-05-01T08:08:25+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/\"},\"wordCount\":135,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Hambalyo ku Aaddan Munaasabadda 1-da May u Direy Hawlwadeennada Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2025-05-01T07:58:16+00:00\",\"dateModified\":\"2025-05-01T08:08:25+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Hambalyo ku Aaddan Munaasabadda 1-da May u Direy Hawlwadeennada Akademiyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Hambalyo ku Aaddan Munaasabadda 1-da May u Direy Hawlwadeennada Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Hambalyo ku Aaddan Munaasabadda 1-da May u Direy Hawlwadeennada Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa hambalyo ku aaddan maalinta shaqaalaha adduunka oo ku beegan 1-da May u diray dhammaan shaqaalaha caalamka, gaar ahaan hawlwadeennada Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA). Guddoomiyaha AGA ayaa iftiimiyay in maanta ay tahay maalin weyn, oo ku astaysan waqti sannad walba maanta oo kale caalamka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2025-05-01T07:58:16+00:00","article_modified_time":"2025-05-01T08:08:25+00:00","og_image":[{"width":1079,"height":782,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/02dd1407-d7bc-4465-934f-92e499ab2ba0.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Hambalyo ku Aaddan Munaasabadda 1-da May u Direy Hawlwadeennada Akademiyada","datePublished":"2025-05-01T07:58:16+00:00","dateModified":"2025-05-01T08:08:25+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/"},"wordCount":135,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Hambalyo ku Aaddan Munaasabadda 1-da May u Direy Hawlwadeennada Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2025-05-01T07:58:16+00:00","dateModified":"2025-05-01T08:08:25+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-hambalyo-ku-aaddan-munaasabadda-1-da-may-u-direy-hawlwadeennada-akademiyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Hambalyo ku Aaddan Munaasabadda 1-da May u Direy Hawlwadeennada Akademiyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9714"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9714"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9714\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9724,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9714\/revisions\/9724"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9717"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}