{"id":969,"date":"2018-11-09T06:31:33","date_gmt":"2018-11-09T06:31:33","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=969"},"modified":"2018-11-09T06:31:33","modified_gmt":"2018-11-09T06:31:33","slug":"dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/","title":{"rendered":"DHALLINYARO KA TIRSAN  NAADIGA HILLIN HAYAAN OO LOO SOO XERAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa Afartan xubnood oo ka tirsan Naadiga akhriska iyo qoraalka ee Hillin-hayaan waxa ay tababbar ku saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon \u00a0ugu soo gaba-gabaysay Hotel Royal \u00a0Palace ee magaalada Muqdisho<\/h4>\n<h4>Tababbarkaas oo \u00a0socday muddo laba maalin ah ayaa macallimiin waxaa ka ahaa ruug caddayaal ka mid ah Akadeemiyada Aga, waxaana \u00a0dhallinyarada halkaas lagu barayay casharo ay ka mid ahaayeen Astaamaynta Qoraalka, Adeegsiga Ereyada, Jaadadka Qoraalka, Rukunada Qoraal Qurxinta, Silsilada Gorfaynta, Fanka sheeko curinta iyo casharo kale oo aad u xiiso badan.<\/h4>\n<h4>Madaxa Waaxda Tababbarada ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Md, C\/llaahi Shiikh Cabdi (Gacanka) oo ka hadlayay xiritaankii tababbarkaas ayaa sheegay bahda Hillin-hayaan inay tahay \u00a0Dufcaddii labaad ee lagu tababbaro Qoraal-Curinta Toolmoon, waxaana uu caddeeyay inay Akadeemiyadu \u00a0tababbarada noocaan oo kale ah ay \u00a0halkiisa ka sii ambaqaadi doonto, isagoo dhallinyaradaas ku guubaabiyay \u00a0aqoontii la siiyay inay ku dabaqaan hawlahooda la xiriira dhanka qoraalka.<\/h4>\n<h4>Qaar ka mid ah dhallinyaradii uu tababbarkaasi u soo xermay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin tababbarkaasi la siiyay, waxaana ay hoosta ka xariiqeen inay Aga uga mahad-celinayaan tababbarkaas ay ugu deeqday, \u00a0iyagoo codsadey ina la joogteeyo tababbarada ceynkaan oo kale ah.<\/h4>\n<h4>Dhallinyarada naadiga Hillin-hayaan ee tababbarka u soo dhamaadey ayaa noqonaya Dufcaddii labaad ee lagu tababbaro Qoraal-Curinta Toolmoon, horey waxaa tababbarkaan uga faa\u2019iideystay \u00a0dhallinyarada Naadiga akhriska iyo qoraalka ee Banaadir,\u00a0 waxaana la filayaa in dhawaan tababbarkaas loo qabto Dufcaddii Seddexaad ee loogu tala-galay in la gaarsiiyo.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-970\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_11-2-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_11-2-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_11-2-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_11-2-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_11-2.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-971\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_20-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_20-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_20-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_20-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_20.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-972\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_7-1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_7-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_7-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_7-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_7-1.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-973\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_13-1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_13-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_13-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_13-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_13-1.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-974\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8-2-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8-2-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8-2-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8-2-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8-2.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-976\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_DSC03781-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_DSC03781-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_DSC03781-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_DSC03781-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_DSC03781.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-975\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_10-1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_10-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_10-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_10-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_10-1.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-977\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_3-1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_3-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_3-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_3-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_3-1.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa Afartan xubnood oo ka tirsan Naadiga akhriska iyo qoraalka ee Hillin-hayaan waxa ay tababbar ku saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon \u00a0ugu soo gaba-gabaysay Hotel Royal \u00a0Palace ee magaalada Muqdisho Tababbarkaas oo \u00a0socday muddo laba maalin ah ayaa macallimiin waxaa ka ahaa ruug caddayaal ka mid ah Akadeemiyada Aga, waxaana \u00a0dhallinyarada halkaas lagu barayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":970,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIGA HILLIN HAYAAN OO LOO SOO XERAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIGA HILLIN HAYAAN OO LOO SOO XERAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa Afartan xubnood oo ka tirsan Naadiga akhriska iyo qoraalka ee Hillin-hayaan waxa ay tababbar ku saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon \u00a0ugu soo gaba-gabaysay Hotel Royal \u00a0Palace ee magaalada Muqdisho Tababbarkaas oo \u00a0socday muddo laba maalin ah ayaa macallimiin waxaa ka ahaa ruug caddayaal ka mid ah Akadeemiyada Aga, waxaana \u00a0dhallinyarada halkaas lagu barayay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-11-09T06:31:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_11-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1095\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"821\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIGA HILLIN HAYAAN OO LOO SOO XERAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON\",\"datePublished\":\"2018-11-09T06:31:33+00:00\",\"dateModified\":\"2018-11-09T06:31:33+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/\"},\"wordCount\":246,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/\",\"name\":\"DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIGA HILLIN HAYAAN OO LOO SOO XERAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-11-09T06:31:33+00:00\",\"dateModified\":\"2018-11-09T06:31:33+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIGA HILLIN HAYAAN OO LOO SOO XERAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIGA HILLIN HAYAAN OO LOO SOO XERAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIGA HILLIN HAYAAN OO LOO SOO XERAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa Afartan xubnood oo ka tirsan Naadiga akhriska iyo qoraalka ee Hillin-hayaan waxa ay tababbar ku saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon \u00a0ugu soo gaba-gabaysay Hotel Royal \u00a0Palace ee magaalada Muqdisho Tababbarkaas oo \u00a0socday muddo laba maalin ah ayaa macallimiin waxaa ka ahaa ruug caddayaal ka mid ah Akadeemiyada Aga, waxaana \u00a0dhallinyarada halkaas lagu barayay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-11-09T06:31:33+00:00","og_image":[{"width":1095,"height":821,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_11-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIGA HILLIN HAYAAN OO LOO SOO XERAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON","datePublished":"2018-11-09T06:31:33+00:00","dateModified":"2018-11-09T06:31:33+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/"},"wordCount":246,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/","name":"DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIGA HILLIN HAYAAN OO LOO SOO XERAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-11-09T06:31:33+00:00","dateModified":"2018-11-09T06:31:33+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dhallinyaro-ka-tirsan-naadiga-hillin-hayaan-oo-loo-soo-xeray-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIGA HILLIN HAYAAN OO LOO SOO XERAY TABABBAR KU SAABSAN QORAAL-CURINTA TOOLMOON"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/969"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=969"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":978,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/969\/revisions\/978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}