{"id":9584,"date":"2025-03-29T22:38:02","date_gmt":"2025-03-29T19:38:02","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=9584"},"modified":"2025-03-29T22:46:44","modified_gmt":"2025-03-29T19:46:44","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidulfidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan ummadaha islaamka ah, gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidulfidriga awgeed, taasi oo dunida muslimka oo dhan si isku mid ah looga wada dabbaaldegayo farxadda ciidaas.<\/h4>\n<h4>Macallin Saciid Saalax ayaa Alle uga baryey ummadda Soomaaliyeed inuu ka aqbalo soonkii iyo cibaadadii wanaagsanayd oo ay soo guteen intii lagu guda jiray bishii Ramadaan, isaga oo u rajeeyay in sannadkaan, kiisa kale uu ku gaarsiiyo nabad iyo horumar.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA ayaa kula dardaarmay dadka Soomaaliyeed farxadda Ciidulfidriga darteed inuu qof kasta gacan ka geysto farxadsiinta dadka tabarta yar ee aan waxba haysan.<\/h4>\n<h4>Ciidda loo yaqaanno Ciidulfitriga ayaa waxay ka mid tahay labada ciidood ee uu Alle siiyay ummadaha islaamka ah.<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan ummadaha islaamka ah, gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidulfidriga awgeed, taasi oo dunida muslimka oo dhan si isku mid ah looga wada dabbaaldegayo farxadda ciidaas. Macallin Saciid Saalax ayaa Alle uga baryey ummadda Soomaaliyeed inuu ka aqbalo soonkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9591,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidulfidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidulfidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan ummadaha islaamka ah, gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidulfidriga awgeed, taasi oo dunida muslimka oo dhan si isku mid ah looga wada dabbaaldegayo farxadda ciidaas. Macallin Saciid Saalax ayaa Alle uga baryey ummadda Soomaaliyeed inuu ka aqbalo soonkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-03-29T19:38:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-03-29T19:46:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/bdc23a13-47c2-4b39-9324-2f48c427c6b9.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1079\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"921\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidulfidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed\",\"datePublished\":\"2025-03-29T19:38:02+00:00\",\"dateModified\":\"2025-03-29T19:46:44+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\"},\"wordCount\":134,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidulfidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2025-03-29T19:38:02+00:00\",\"dateModified\":\"2025-03-29T19:46:44+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidulfidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidulfidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidulfidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan ummadaha islaamka ah, gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidulfidriga awgeed, taasi oo dunida muslimka oo dhan si isku mid ah looga wada dabbaaldegayo farxadda ciidaas. Macallin Saciid Saalax ayaa Alle uga baryey ummadda Soomaaliyeed inuu ka aqbalo soonkii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2025-03-29T19:38:02+00:00","article_modified_time":"2025-03-29T19:46:44+00:00","og_image":[{"width":1079,"height":921,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/bdc23a13-47c2-4b39-9324-2f48c427c6b9.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidulfidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed","datePublished":"2025-03-29T19:38:02+00:00","dateModified":"2025-03-29T19:46:44+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/"},"wordCount":134,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidulfidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2025-03-29T19:38:02+00:00","dateModified":"2025-03-29T19:46:44+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciidulfidriga-awgeed-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciidulfidriga Awgeed ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9584"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9584"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9589,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9584\/revisions\/9589"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}