{"id":954,"date":"2018-11-05T18:28:08","date_gmt":"2018-11-05T18:28:08","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=954"},"modified":"2020-09-29T17:18:56","modified_gmt":"2020-09-29T17:18:56","slug":"madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/","title":{"rendered":"MADASHA AGA OO LAGU SOO BANDHIGAY DIRAASAD KU SAABSAN CURIYEYAASHII FAR-SOOMAALIDA"},"content":{"rendered":"<h4>Madasha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ah madal bishiiba hal mar la isugu yimaado, una xil-saaran hiilka afka hooyo iyo hal-abuurkiisa ayaa maanta oo ku beegan 6\/11\/2018\u00a0 waxaa lagu soo bandhigay diraasad\u00a0 cusub oo ku saabsan Curiyeyaashii Far-Soomaalida.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ka hadlayay furitaankii madashaas ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay \u00a0Madasha 4-aad ee AGA in lagu soo bandhigo cilmi baarista \u00a0ku aadan \u00a0Curiyeyaasha Far-Soomaalida, waxaana uu tibaaxay inuu soo dhaweynayo abwaanka isku hawlay soo saarista\u00a0 diraasadaas.<\/h4>\n<h4>\u201cAbwaan Cali-deeq Maxamed Xaashi waa nin hibooyin badan leh, horey waxa uu ahaa suugaanyahan iyo\u00a0 saxafi, haatana waxa uu ku darsadey cilmi baaris, haddaan nahay Aga waxa uu abwaanku \u00a0innaga mudan yahay soo dhaweyn, tixgalin iyo amaan ku adaan diraasadda uu nala wadaagayo\u201d ayuu yiri Dr. Afrax oo caddeeyay\u00a0 Madasha Aga inay tahay madal aqooneed loogu tal- galay in cilmiga lagu kala\u00a0 faa\u2019iideysto.<\/h4>\n<h4>Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa mar uu si gaar ah ula hadlayay fanaaniinta waa-weyn ee Salaad Maxamed\u00a0 Shardi (Salaad Darbi) iyo Faadumo Cali Jaamac (Nakruuma) oo ka mid ahaa ka qeyb galayaashii soo sharfay munaasabaddaas ayaa hoosta ka xariiqay inuu si diirran u soo dhaweynayo imaanshaha fanaaniintaasi ee dalka hooyo, waxaana uu carrabka ku dhuftay inay Akadeemiyadu \u00a0u hawl-galayso sidii ay\u00a0 u wada \u00a0jaan-qaadi lahaayeen Aga &amp; fanaaniintaasi Qaran, isagoo ku cel-celiyay inay Akadeemiyadu tahay buundo isku xeraysa facii hore iyo kan cusub ee haatan soo korayo.<\/h4>\n<h4>Abwaanka Cali-deeq Maxamed Xaashi oo ah abwaanka\u00a0 soo bandhigay diraasada ku saabsan Curiyeyaasha\u00a0Far-Soomaalida oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in cilmi baaristaan uu waday in muddo ah, waxaana uu hoosta ka xariiqay diraasdaan inay ka hadlayso arimo badan oo ku aadan curiyaasha far-Soomaalida, isagoo dhanka kale u mahad celiyay Guddoomiyaha Aga Prof. Maxamed Daahir Afrax\u00a0 oo uu ku tilmaamay inuu yahay dhiiri-galiye, abbabiye iyo halyey u taagan daryeelka iyo hiilka afka hooyo.<\/h4>\n<h4>Fanaaniinta kala ah Salaad Maxamed Shardi \u00a0iyo Faadumo Cali\u00a0 Nakruumo, Farxaan Xiddig, qoraaga buugga Af-dhaab Cusmaan Cabdi-nuur Xaashi, Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Abwaannada Md, Xersi Dhuux Maxamed iyo xubno kale oo isugu jiray aqoonyahano, fanaaniin, saxafiyiin iyo dhallinyarada danaysa\u00a0 akhriska iyo qoraalka\u00a0 oo munaasabaddaas ka soo qeyb galay ayaa soo dhaweeyay diraasadda uu abwaanka soo bandhigay, iyaga oo halkaasi su\u2019aalo iyo tallooyin kula wadaagay abwaanka diraasadaas\u00a0 soo sameeyay.<\/h4>\n<h4>Diraasadda \u00a0maanta la soo bandhigay \u00a0oo aheyd mid aad u xiiso badan ayaa si faah-faahsan waxa ay uga hadlaysay halgankii loo soo galay curinta farta Soomaalida, Dadkii juhdiga galiyay \u00a0soo saarista fartaasi iyo sida loogu baahan yahay in tixgalin gaar ah loo siiyo curiyaashaasi \u00a0far-Soomaalida.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-963\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_35-1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_35-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_35-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_35-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_35-1.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-955\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_4-1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_4-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_4-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_4-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_4-1.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-956\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_1.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-957\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8-1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8-1.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-959\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_13-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_13-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_13-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_13-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_13.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-958\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_3-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_3-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_3-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_3-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_3.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-960\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_15-1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_15-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_15-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_15-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_15-1.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-961\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_28-1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_28-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_28-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_28-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_28-1.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-962\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_34-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_34-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_34-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_34-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_34.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madasha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ah madal bishiiba hal mar la isugu yimaado, una xil-saaran hiilka afka hooyo iyo hal-abuurkiisa ayaa maanta oo ku beegan 6\/11\/2018\u00a0 waxaa lagu soo bandhigay diraasad\u00a0 cusub oo ku saabsan Curiyeyaashii Far-Soomaalida. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ka hadlayay furitaankii madashaas ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":956,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[5,7],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>MADASHA AGA OO LAGU SOO BANDHIGAY DIRAASAD KU SAABSAN CURIYEYAASHII FAR-SOOMAALIDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"MADASHA AGA OO LAGU SOO BANDHIGAY DIRAASAD KU SAABSAN CURIYEYAASHII FAR-SOOMAALIDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madasha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ah madal bishiiba hal mar la isugu yimaado, una xil-saaran hiilka afka hooyo iyo hal-abuurkiisa ayaa maanta oo ku beegan 6\/11\/2018\u00a0 waxaa lagu soo bandhigay diraasad\u00a0 cusub oo ku saabsan Curiyeyaashii Far-Soomaalida. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ka hadlayay furitaankii madashaas ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-11-05T18:28:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-29T17:18:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1095\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"821\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"MADASHA AGA OO LAGU SOO BANDHIGAY DIRAASAD KU SAABSAN CURIYEYAASHII FAR-SOOMAALIDA\",\"datePublished\":\"2018-11-05T18:28:08+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-29T17:18:56+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/\"},\"wordCount\":431,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Cilmi Baaris\",\"kaydka\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/\",\"name\":\"MADASHA AGA OO LAGU SOO BANDHIGAY DIRAASAD KU SAABSAN CURIYEYAASHII FAR-SOOMAALIDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-11-05T18:28:08+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-29T17:18:56+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"MADASHA AGA OO LAGU SOO BANDHIGAY DIRAASAD KU SAABSAN CURIYEYAASHII FAR-SOOMAALIDA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"MADASHA AGA OO LAGU SOO BANDHIGAY DIRAASAD KU SAABSAN CURIYEYAASHII FAR-SOOMAALIDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"MADASHA AGA OO LAGU SOO BANDHIGAY DIRAASAD KU SAABSAN CURIYEYAASHII FAR-SOOMAALIDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Madasha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo ah madal bishiiba hal mar la isugu yimaado, una xil-saaran hiilka afka hooyo iyo hal-abuurkiisa ayaa maanta oo ku beegan 6\/11\/2018\u00a0 waxaa lagu soo bandhigay diraasad\u00a0 cusub oo ku saabsan Curiyeyaashii Far-Soomaalida. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ka hadlayay furitaankii madashaas ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-11-05T18:28:08+00:00","article_modified_time":"2020-09-29T17:18:56+00:00","og_image":[{"width":1095,"height":821,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"MADASHA AGA OO LAGU SOO BANDHIGAY DIRAASAD KU SAABSAN CURIYEYAASHII FAR-SOOMAALIDA","datePublished":"2018-11-05T18:28:08+00:00","dateModified":"2020-09-29T17:18:56+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/"},"wordCount":431,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Cilmi Baaris","kaydka"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/","name":"MADASHA AGA OO LAGU SOO BANDHIGAY DIRAASAD KU SAABSAN CURIYEYAASHII FAR-SOOMAALIDA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-11-05T18:28:08+00:00","dateModified":"2020-09-29T17:18:56+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madasha-aga-oo-lagu-soo-bandhiggay-diraasad-ku-saabsan-far-curiyaasha-soomaalida\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"MADASHA AGA OO LAGU SOO BANDHIGAY DIRAASAD KU SAABSAN CURIYEYAASHII FAR-SOOMAALIDA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/954"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=954"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":968,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/954\/revisions\/968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/956"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}