{"id":95,"date":"2018-02-03T12:08:15","date_gmt":"2018-02-03T12:08:15","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=95"},"modified":"2018-02-03T12:08:15","modified_gmt":"2018-02-03T12:08:15","slug":"raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"RA&#8217;IISUL WASAARE KHEYRE OO U HIILIYAY AFKA HOOYO."},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoFooter\">Biyo sacabadaada ayaa looga dhargaa, Dal walba wuxuu ku hormaraa afkiisa, luqadaha caalamka ee ka gudbay dhinaca xuduudaha waxaa safka hore kaga jira afka Soomaaliga, Ummad walba waxay Sharaf iyo qiimo ku leedahay adeegsiga afkeeda, hubaashii ruuxba ruuxa uu ka jecel yahay afkiisa waxaa lagu tilmaamaa inuu ka Wadanisan yahay isla markaana ka Qarinimo jecel yahay..<\/p>\n<p class=\"x_MsoFooter\">\n<p class=\"x_MsoFooter\">Nasiib wanaag\u00a0 si loo \u00a0hormariyo afkeena hooyo ayaa maanta Ra&#8217;iisul Wasaaraha Soomaaliya Md, Xasan Cali Kheyre \u00a0waxa uu\u00a0 soo saaray amarkii ugu\u00a0 horeeyay ee ku socda Hey&#8217;addaha Dowladda, gaar ahaan Wasaaraddaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya..<\/p>\n<p class=\"x_MsoFooter\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">Amarkan ayaa faraya \u00a0Hey&#8217;addaha Qaranka inay qoraaladooda rasmiga ah lagu qoro luqadda Afkeena hooyo ee\u00a0 Soomaaliga, iyadoo Ra&#8217;iisul Wasaaruhu uu\u00a0 qalinka ku duugay wareegto arintaasi ku saabsan, Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa tallaabadaasi\u00a0 ku tilmaamay mid lagu xoojinayo af-Soomaaliga oo muddooyinkii u dambeeyay ay\u00a0 weerar bahalnimo ah ku hayeen\u00a0 waxa loo yaqaano Af-Dilayaasha Caalamka, kuwaasi oo hoos u dhac xoog leh ku keenay afkeena hooyo.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Inta badan Wasaaraddaha Dowladda ayaa laga adeegsadaa luqado shisheeye, sida luqadda\u00a0 Ingiriiska oo inta badan qoraalada la isugu diro, Sannadkii 2015 ayay aheyd markii Madaxweynihii hore Xasan Sheekh uu soo saaray amar lagu farayo Hay&#8217;adaha Dowladda in qoraaladooda rasmiga ah lagu qoro Af-Soomaaliga, inkastoo aanu arrintaas wax badan ka dhaqan gelin.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Xeel dheerayaasha iyo af yaqaanka Soomaaliyeed ayaa rumeysan\u00a0 \u00a0sababaha uu Af-Soomaaliga hoos ugu sii dhacayo\u00a0 \u00a0inay tahay \u00a0iyadoo Xafiisyada Dowladda aan laga adeegsan, taasna ay ugu wacan tahay xubnaha Dowladda u shaqeeya\u00a0 sida Wasiirada oo u badan dad qurba-joog ah \u00a0oo hadba adeegsada luqadaha looga hadlo Dalalka ay dhalashooda heystaan.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Waa guul lagu naaloon karo, waana hore u socod loo baahnaa in lagu dhaqaaqo, arintaan qaaliga ah \u00a0waxaa abaal looga hayaa oo \u00a0Amaanteeda \u00a0iyo Bogaadinteeda iska leh\u00a0 \u00a0Ra&#8217;iisul wasaare\u00a0 Kheyre oo xil gaar ah iska saarey sidii loo daryeeli lahaa afkeena hooyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Biyo sacabadaada ayaa looga dhargaa, Dal walba wuxuu ku hormaraa afkiisa, luqadaha caalamka ee ka gudbay dhinaca xuduudaha waxaa safka hore kaga jira afka Soomaaliga, Ummad walba waxay Sharaf iyo qiimo ku leedahay adeegsiga afkeeda, hubaashii ruuxba ruuxa uu ka jecel yahay afkiisa waxaa lagu tilmaamaa inuu ka Wadanisan yahay isla markaana ka Qarinimo jecel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>RA&#039;IISUL WASAARE KHEYRE OO U HIILIYAY AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"RA&#039;IISUL WASAARE KHEYRE OO U HIILIYAY AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Biyo sacabadaada ayaa looga dhargaa, Dal walba wuxuu ku hormaraa afkiisa, luqadaha caalamka ee ka gudbay dhinaca xuduudaha waxaa safka hore kaga jira afka Soomaaliga, Ummad walba waxay Sharaf iyo qiimo ku leedahay adeegsiga afkeeda, hubaashii ruuxba ruuxa uu ka jecel yahay afkiisa waxaa lagu tilmaamaa inuu ka Wadanisan yahay isla markaana ka Qarinimo jecel [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-02-03T12:08:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/KHEYRE.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"RA&#8217;IISUL WASAARE KHEYRE OO U HIILIYAY AFKA HOOYO.\",\"datePublished\":\"2018-02-03T12:08:15+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-03T12:08:15+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":303,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/\",\"name\":\"RA'IISUL WASAARE KHEYRE OO U HIILIYAY AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-02-03T12:08:15+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-03T12:08:15+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"RA&#8217;IISUL WASAARE KHEYRE OO U HIILIYAY AFKA HOOYO.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"RA'IISUL WASAARE KHEYRE OO U HIILIYAY AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"RA'IISUL WASAARE KHEYRE OO U HIILIYAY AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Biyo sacabadaada ayaa looga dhargaa, Dal walba wuxuu ku hormaraa afkiisa, luqadaha caalamka ee ka gudbay dhinaca xuduudaha waxaa safka hore kaga jira afka Soomaaliga, Ummad walba waxay Sharaf iyo qiimo ku leedahay adeegsiga afkeeda, hubaashii ruuxba ruuxa uu ka jecel yahay afkiisa waxaa lagu tilmaamaa inuu ka Wadanisan yahay isla markaana ka Qarinimo jecel [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-02-03T12:08:15+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/KHEYRE.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"RA&#8217;IISUL WASAARE KHEYRE OO U HIILIYAY AFKA HOOYO.","datePublished":"2018-02-03T12:08:15+00:00","dateModified":"2018-02-03T12:08:15+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/"},"wordCount":303,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/","name":"RA'IISUL WASAARE KHEYRE OO U HIILIYAY AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-02-03T12:08:15+00:00","dateModified":"2018-02-03T12:08:15+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-u-hiiliyay-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"RA&#8217;IISUL WASAARE KHEYRE OO U HIILIYAY AFKA HOOYO."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=95"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95\/revisions\/97"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=95"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=95"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=95"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}