{"id":9479,"date":"2025-02-16T14:21:31","date_gmt":"2025-02-16T11:21:31","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=9479"},"modified":"2025-02-16T14:26:23","modified_gmt":"2025-02-16T11:26:23","slug":"guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"Guddoonka &#038; Guddiga Fulinta AGA oo Go\u2019aanno ka soo Saaray Xuska Maalinta Afka Hooyo"},"content":{"rendered":"<h4><em>Kulan ay isugu yimaadeen guddoonka Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo xubnaha guddiga fulinta ee Akademiyada, loogana hadlayay qabanqaabada xuska maalinta afka hooyo oo ku astaysan 21-ka Febraayo 2025, ayaa xalay oo ku beegneyd 15\/2\/2025, waxaa lagu qabtay aaladda Zoomka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Kulankaas oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha AGA Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa waxaa ka soo qaybgalay guddoomiye kuxigeennada Akademiyada iyo xubnaha ku jira guddiga fulinta ee Akademiya Goboleedka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Macallin Saciid Saalax oo kulankaas furay ayaa sheegay in la joogo xilligii sannad walba la qaban jiray xuska maalinta afka hooyo, wuxuuna caddeeyay inay AGA waajib ku tahay sidii ay maalintaasi u xusi laheyd, isagoo iftiimiyay inay lagama maarmaan tahay in la qaato hal ku dhig mid ah.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Falanqayn iyo is tusaaleyn dheer kaddib, guddoonka iyo golaha fulinta AGA, waxay isku raaceen go\u2019aannada soo socda:-<\/em><\/h4>\n<h4><strong><em>1-In xarumaha AGA ee waddamada Geeska Afrika ay xuska maalinta afka hooyo u xusaan si fool ka fool ah.<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><strong><em>2- In laamaha AGA ee qurbaha ay qabtaan Barnaamij Zoom ah oo lagu xusayo maalinta afka hooyo.<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><strong><em>3- In si wadajir ah loo qaato hal ku dhig mid ah<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><strong><em>4- In hal ku dhigga sannadkaan uu noqdo \u201cMa huraan waa afka hooyo\u201d<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha AGA ayaa ugu dambayntii soo xiray kulankaasi, wuxuuna xubnaha Akademiyada uu kula dardaarmay inay xil gaar ah iska saaran guud ahaan horumarinta hawlaha Akademiyada, gaar ahaan xuska maalinta afka hooyo ee nagu soo fool leh.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay isugu yimaadeen guddoonka Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo xubnaha guddiga fulinta ee Akademiyada, loogana hadlayay qabanqaabada xuska maalinta afka hooyo oo ku astaysan 21-ka Febraayo 2025, ayaa xalay oo ku beegneyd 15\/2\/2025, waxaa lagu qabtay aaladda Zoomka. Kulankaas oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha AGA Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa waxaa ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9480,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoonka &amp; Guddiga Fulinta AGA oo Go\u2019aanno ka soo Saaray Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoonka &amp; Guddiga Fulinta AGA oo Go\u2019aanno ka soo Saaray Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan ay isugu yimaadeen guddoonka Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo xubnaha guddiga fulinta ee Akademiyada, loogana hadlayay qabanqaabada xuska maalinta afka hooyo oo ku astaysan 21-ka Febraayo 2025, ayaa xalay oo ku beegneyd 15\/2\/2025, waxaa lagu qabtay aaladda Zoomka. Kulankaas oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha AGA Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa waxaa ka soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-16T11:21:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-02-16T11:26:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/12f866a0-3184-4c24-a51a-b44f50740ecd.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"860\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoonka &#038; Guddiga Fulinta AGA oo Go\u2019aanno ka soo Saaray Xuska Maalinta Afka Hooyo\",\"datePublished\":\"2025-02-16T11:21:31+00:00\",\"dateModified\":\"2025-02-16T11:26:23+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":244,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\",\"name\":\"Guddoonka & Guddiga Fulinta AGA oo Go\u2019aanno ka soo Saaray Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2025-02-16T11:21:31+00:00\",\"dateModified\":\"2025-02-16T11:26:23+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoonka &#038; Guddiga Fulinta AGA oo Go\u2019aanno ka soo Saaray Xuska Maalinta Afka Hooyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoonka & Guddiga Fulinta AGA oo Go\u2019aanno ka soo Saaray Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoonka & Guddiga Fulinta AGA oo Go\u2019aanno ka soo Saaray Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan ay isugu yimaadeen guddoonka Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo xubnaha guddiga fulinta ee Akademiyada, loogana hadlayay qabanqaabada xuska maalinta afka hooyo oo ku astaysan 21-ka Febraayo 2025, ayaa xalay oo ku beegneyd 15\/2\/2025, waxaa lagu qabtay aaladda Zoomka. Kulankaas oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha AGA Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa waxaa ka soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2025-02-16T11:21:31+00:00","article_modified_time":"2025-02-16T11:26:23+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":860,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/12f866a0-3184-4c24-a51a-b44f50740ecd.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoonka &#038; Guddiga Fulinta AGA oo Go\u2019aanno ka soo Saaray Xuska Maalinta Afka Hooyo","datePublished":"2025-02-16T11:21:31+00:00","dateModified":"2025-02-16T11:26:23+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"},"wordCount":244,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","name":"Guddoonka & Guddiga Fulinta AGA oo Go\u2019aanno ka soo Saaray Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2025-02-16T11:21:31+00:00","dateModified":"2025-02-16T11:26:23+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoonka-guddiga-fulinta-aga-oo-goaanno-ka-soo-saaray-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoonka &#038; Guddiga Fulinta AGA oo Go\u2019aanno ka soo Saaray Xuska Maalinta Afka Hooyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9479"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9479"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9479\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9484,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9479\/revisions\/9484"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9480"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9479"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9479"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9479"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}