{"id":9461,"date":"2025-01-26T16:12:10","date_gmt":"2025-01-26T13:12:10","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=9461"},"modified":"2025-01-26T16:18:45","modified_gmt":"2025-01-26T13:18:45","slug":"guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/","title":{"rendered":"Guddiga Fulinta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo Doortay Madaxda Cusub ee Waaxyaha Akademiyada"},"content":{"rendered":"<h4><em>Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha guddiga fulinta ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, loogana hadlayay doorashada madaxda cusub ee hoggaamin doonto waaxyaha Akademiyada, ayaa xalay oo ku beegnayd 25\/1\/2025, waxa uu ka dhacay aaladda \u00a0Zoomka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Kulankaasi oo uu shirguddoominayay guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Macallin Saciid Saalax Axmed, ayaa waxaa ka soo qaybgalay guddoomiye kuxigeennada Akademiyada ee kala ah: Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad), Dr. Cabdinaasir Axmed Ibraahim iyo Ismaaciil Cabdi Axmed. Sidoo kale, kulankaasi waxaa ka soo qaybgalay xubnaha kale ee guddiga fulinta ee Akademiyada.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha Akademiyada Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa xubnaha guddiga fulinta soo hordhigay doorashada madaxda hoggaamin doonto waaxyaha kala duwan ee Akademiyada. Dood, falanqayn iyo Istusaaleyn dheer kaddib, waxa si aqlabiyad leh loo doortay xeeldheerayaasha kala hoggaamin doono waaxyaha Akademiyada, waxayna kala yihiin:-<\/em><\/h4>\n<ul>\n<li>\n<h4><strong><em>Waaxda Adeegsiga Af Soomaaliga Md, Cabdiraxmaan Max&#8217;ed Abtidoon<\/em><\/strong><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><strong><em>Waaxda Naxwaha Barasare Cabdalla Cumar Mansuur<\/em><\/strong><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><strong><em>Waaxda Tarjumaadda iyo Ereybixinta Saynab Aadan Daahir (Sharci)<\/em><\/strong><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><strong><em>Waaxda Qaamuusaynta Barasare Mustafa Cabdullaahi Fayruus<\/em><\/strong><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><strong><em>Waaxda Suugaanta Drs. Faaduma Maxamuud Xaaji<\/em><\/strong><\/h4>\n<\/li>\n<\/ul>\n<h4><em>\u00a0Guddoomiye Macallin Saciid Saalax oo kulankaasi soo gunaanaday ayaa caddeeyay doorashada madaxdaasi inay tahay talaabo wanaagsan oo dhaxalgal ah, isagoo dhanka kale iftiimiyay madaxdaasi la doortay in lagu kordhin doonto xubno kale oo masuul walba kala shaqeyn doono waaxdiisa.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha guddiga fulinta ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, loogana hadlayay doorashada madaxda cusub ee hoggaamin doonto waaxyaha Akademiyada, ayaa xalay oo ku beegnayd 25\/1\/2025, waxa uu ka dhacay aaladda \u00a0Zoomka. Kulankaasi oo uu shirguddoominayay guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Macallin Saciid Saalax Axmed, ayaa waxaa ka soo qaybgalay guddoomiye kuxigeennada Akademiyada ee kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9463,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga Fulinta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo Doortay Madaxda Cusub ee Waaxyaha Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga Fulinta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo Doortay Madaxda Cusub ee Waaxyaha Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha guddiga fulinta ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, loogana hadlayay doorashada madaxda cusub ee hoggaamin doonto waaxyaha Akademiyada, ayaa xalay oo ku beegnayd 25\/1\/2025, waxa uu ka dhacay aaladda \u00a0Zoomka. Kulankaasi oo uu shirguddoominayay guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Macallin Saciid Saalax Axmed, ayaa waxaa ka soo qaybgalay guddoomiye kuxigeennada Akademiyada ee kala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-26T13:12:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-01-26T13:18:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/c7469007-638c-4431-9b56-927fc8abb217.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"874\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"798\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddiga Fulinta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo Doortay Madaxda Cusub ee Waaxyaha Akademiyada\",\"datePublished\":\"2025-01-26T13:12:10+00:00\",\"dateModified\":\"2025-01-26T13:18:45+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/\"},\"wordCount\":211,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/\",\"name\":\"Guddiga Fulinta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo Doortay Madaxda Cusub ee Waaxyaha Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2025-01-26T13:12:10+00:00\",\"dateModified\":\"2025-01-26T13:18:45+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga Fulinta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo Doortay Madaxda Cusub ee Waaxyaha Akademiyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga Fulinta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo Doortay Madaxda Cusub ee Waaxyaha Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga Fulinta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo Doortay Madaxda Cusub ee Waaxyaha Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha guddiga fulinta ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, loogana hadlayay doorashada madaxda cusub ee hoggaamin doonto waaxyaha Akademiyada, ayaa xalay oo ku beegnayd 25\/1\/2025, waxa uu ka dhacay aaladda \u00a0Zoomka. Kulankaasi oo uu shirguddoominayay guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Macallin Saciid Saalax Axmed, ayaa waxaa ka soo qaybgalay guddoomiye kuxigeennada Akademiyada ee kala [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2025-01-26T13:12:10+00:00","article_modified_time":"2025-01-26T13:18:45+00:00","og_image":[{"width":874,"height":798,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/c7469007-638c-4431-9b56-927fc8abb217.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddiga Fulinta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo Doortay Madaxda Cusub ee Waaxyaha Akademiyada","datePublished":"2025-01-26T13:12:10+00:00","dateModified":"2025-01-26T13:18:45+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/"},"wordCount":211,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/","name":"Guddiga Fulinta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo Doortay Madaxda Cusub ee Waaxyaha Akademiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2025-01-26T13:12:10+00:00","dateModified":"2025-01-26T13:18:45+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-doortay-madaxda-cusub-ee-waaxyaha-akademiyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga Fulinta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo Doortay Madaxda Cusub ee Waaxyaha Akademiyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9461"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9461"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9466,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9461\/revisions\/9466"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9463"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}