{"id":944,"date":"2018-11-05T19:28:15","date_gmt":"2018-11-05T19:28:15","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=944"},"modified":"2018-11-05T19:28:15","modified_gmt":"2018-11-05T19:28:15","slug":"akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/","title":{"rendered":"Akadeemiyada AGA oo Tababbar ku Saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u Furtay Naadiga Hillin-hayaan"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 5\/11\/2018 waxa ay Tababbar-Xirafadeed ku saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u furtay 40- xubnood oo ka tirsan Naadiga akhriska iyo qoraalka ee Hillin-hayaan.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboledka AfSoomaaliga\u00a0 Dr. Maxamed Daahir Afrax oo\u00a0 khudbad qiimo badan ka soo jeediyay furitaankii tababbarkaas ayaa si cilmiyaysan uga hadlay dadaalka ay Akadeemiyada Aga ugu jirto\u00a0 hiilka afka hooyo iyo gacasiinta bahda hibada u leh qoraalka &amp; hal-abuurka, isagoo intaasi ku darey inay Aga ka go\u2019an tahay soo dhaweynta, tixgalinta, tababbar-siinta iyo taageerida dhallinyarada danaynaysa akhriska iyo qoraalka.<\/h4>\n<h4>\u201cTababbarka aan maanta idiin furnayno\u00a0 waxa uu qeyb ka \u00a0yahay tababbaro taxane ah oo Akdeemiyadu u qabanayso Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka,waxaana loogu tala galay inay tababbaradaan ka faa\u2019iideystaan 120 xubnood, iyada oo gaba-gabada tababbaradaan la bixin \u00a0doono shahaadooyin caddeynaya waxa\u00a0 aad barateen\u201dayuu yiri Dr. Afrax oo sheegay qabashada tababbaradaan inay Akadeemiyada ugu gol-leedahay sidii qalinleyda da\u2019 yarta looga dhisi lahaa dhinaca \u00a0adeegsiga saxda ah ee afka Soomaaliga iyo dhanka \u00a0Qoraal-Curinta Toolmoon.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddii furitaanka tababbarkaas waxaa isna ka hadlay\u00a0 Guddoomiyaha Naadiga Hillin-hayaan al-ustaad c\/qaadir Cabdi Axmed \u00a0{Jubba} oo sheegay inuu \u00a0ku faraxsan yahay \u00a0tababbarkaan ay naadigiisa u qabatey Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, waxaana carrabka ku dhuftay inuu ka mahad-naqayo sida ay Aga mar walba ugu taagan tahay hiilka afka hooyo iyo gacan siinta Naadiyada qaabilsan Akhriska iyo Qoraalka, isaga oo soo jeediyay in la joogteeyo tababbarda ceynkaan oo kale ah.<\/h4>\n<h4>Ardayda uu maanta tababbarka u furmay oo ah Dufcaddii Labaad ayaa halkaasi waxay ku qaadan doonaan casharo ay ka mid yihiin Astaamaynta Qoraalka, Adeegsiga Ereyada, \u00a0Jaadadka Qoraalka, Rukunada Qoraal Qurxinta, Silsilada Gorfaynta, Fanka Sheeko Curinta iyo casharo kale oo aad u xiiso badan.<\/h4>\n<h4>Duruustaasi oo\u00a0 aad loo soo diyaariyay ayaa waxaa bixin doono \u00a0macallimiinta kala ah Prof. Maxamed Daahir Afrax, \u00a0Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus iyo Al-ustaad C\/llaahi Shiikh Cabdi Aadan (Gacanka).<\/h4>\n<h4>Dhawaan ayaa dufcaddii koowaad ee la siiyo tababbarkaan waxaa loogu soo\u00a0 gaba-gabeeyay\u00a0 Hotel Royal Palace ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-945\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_26-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_26-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_26-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_26-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_26.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-946\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_11-1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_11-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_11-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_11-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_11-1.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-947\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_1111-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_1111-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_1111-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_1111-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_1111.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-949\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_8.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-952\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_10-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_10-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_10-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_10-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_10.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-951\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_35-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_35-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_35-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_35-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_35.jpg 1095w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 5\/11\/2018 waxa ay Tababbar-Xirafadeed ku saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u furtay 40- xubnood oo ka tirsan Naadiga akhriska iyo qoraalka ee Hillin-hayaan. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboledka AfSoomaaliga\u00a0 Dr. Maxamed Daahir Afrax oo\u00a0 khudbad qiimo badan ka soo jeediyay furitaankii tababbarkaas ayaa si cilmiyaysan uga hadlay dadaalka ay Akadeemiyada Aga ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":945,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[7,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiyada AGA oo Tababbar ku Saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u Furtay Naadiga Hillin-hayaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiyada AGA oo Tababbar ku Saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u Furtay Naadiga Hillin-hayaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 5\/11\/2018 waxa ay Tababbar-Xirafadeed ku saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u furtay 40- xubnood oo ka tirsan Naadiga akhriska iyo qoraalka ee Hillin-hayaan. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboledka AfSoomaaliga\u00a0 Dr. Maxamed Daahir Afrax oo\u00a0 khudbad qiimo badan ka soo jeediyay furitaankii tababbarkaas ayaa si cilmiyaysan uga hadlay dadaalka ay Akadeemiyada Aga ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-11-05T19:28:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_26.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1095\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"821\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiyada AGA oo Tababbar ku Saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u Furtay Naadiga Hillin-hayaan\",\"datePublished\":\"2018-11-05T19:28:15+00:00\",\"dateModified\":\"2018-11-05T19:28:15+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/\"},\"wordCount\":332,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"kaydka\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/\",\"name\":\"Akadeemiyada AGA oo Tababbar ku Saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u Furtay Naadiga Hillin-hayaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-11-05T19:28:15+00:00\",\"dateModified\":\"2018-11-05T19:28:15+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiyada AGA oo Tababbar ku Saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u Furtay Naadiga Hillin-hayaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiyada AGA oo Tababbar ku Saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u Furtay Naadiga Hillin-hayaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiyada AGA oo Tababbar ku Saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u Furtay Naadiga Hillin-hayaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 5\/11\/2018 waxa ay Tababbar-Xirafadeed ku saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u furtay 40- xubnood oo ka tirsan Naadiga akhriska iyo qoraalka ee Hillin-hayaan. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboledka AfSoomaaliga\u00a0 Dr. Maxamed Daahir Afrax oo\u00a0 khudbad qiimo badan ka soo jeediyay furitaankii tababbarkaas ayaa si cilmiyaysan uga hadlay dadaalka ay Akadeemiyada Aga ugu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-11-05T19:28:15+00:00","og_image":[{"width":1095,"height":821,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/thumbnail_26.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiyada AGA oo Tababbar ku Saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u Furtay Naadiga Hillin-hayaan","datePublished":"2018-11-05T19:28:15+00:00","dateModified":"2018-11-05T19:28:15+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/"},"wordCount":332,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["kaydka","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/","name":"Akadeemiyada AGA oo Tababbar ku Saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u Furtay Naadiga Hillin-hayaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-11-05T19:28:15+00:00","dateModified":"2018-11-05T19:28:15+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-tababbar-ku-saabsan-qoraal-curinta-toolmoon-u-furtay-naadiga-hillin-hayaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiyada AGA oo Tababbar ku Saabsan Qoraal-Curinta Toolmoon u Furtay Naadiga Hillin-hayaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/944"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=944"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/944\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":953,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/944\/revisions\/953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/945"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=944"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=944"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=944"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}