{"id":9415,"date":"2025-01-14T15:01:51","date_gmt":"2025-01-14T12:01:51","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=9415"},"modified":"2025-01-14T15:17:33","modified_gmt":"2025-01-14T12:17:33","slug":"guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka oo Safar Shaqo ugu Ambabaxay Dalka Jabuuti"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa maanta oo ku beegan 14\/1\/2025, waxa uu safar shaqo uga ambabaxay waddanka Jabuuti, oo qayb ka ah dalalka ku bahoobay Akademiya Goboleedka Af Soomaaaliga AGA.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Macallin Saciid Saalax ayaa ujeeddada safarkiisa waxay la xiriirtaa sidii uu kulamo lagu hormarinayo Akademiya Goboleedka ula soo yeelan lahaa madaxda dawladda Jabuuti.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u00a0Sidoo kale, socdaalka guddoomiyaha AGA ayaa wuxuu daarran yahay sii xoojinta hawlaha Akademiyada ee ka socda xarunta Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga ee Jabuuti.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiye Saciid Saalax Axmed ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxaa ku sii sagootiyay madax iyo xubno ka tirsan xarunta dhexe ee Akademiya Goboleedka AGA.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa maanta oo ku beegan 14\/1\/2025, waxa uu safar shaqo uga ambabaxay waddanka Jabuuti, oo qayb ka ah dalalka ku bahoobay Akademiya Goboleedka Af Soomaaaliga AGA. Macallin Saciid Saalax ayaa ujeeddada safarkiisa waxay la xiriirtaa sidii uu kulamo lagu hormarinayo Akademiya Goboleedka ula soo yeelan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9421,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka oo Safar Shaqo ugu Ambabaxay Dalka Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka oo Safar Shaqo ugu Ambabaxay Dalka Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa maanta oo ku beegan 14\/1\/2025, waxa uu safar shaqo uga ambabaxay waddanka Jabuuti, oo qayb ka ah dalalka ku bahoobay Akademiya Goboleedka Af Soomaaaliga AGA. Macallin Saciid Saalax ayaa ujeeddada safarkiisa waxay la xiriirtaa sidii uu kulamo lagu hormarinayo Akademiya Goboleedka ula soo yeelan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-14T12:01:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-01-14T12:17:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/c2a0c548-a228-4367-ade0-af56395c47f1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"314\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka oo Safar Shaqo ugu Ambabaxay Dalka Jabuuti\",\"datePublished\":\"2025-01-14T12:01:51+00:00\",\"dateModified\":\"2025-01-14T12:17:33+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/\"},\"wordCount\":116,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka oo Safar Shaqo ugu Ambabaxay Dalka Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2025-01-14T12:01:51+00:00\",\"dateModified\":\"2025-01-14T12:17:33+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka oo Safar Shaqo ugu Ambabaxay Dalka Jabuuti\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka oo Safar Shaqo ugu Ambabaxay Dalka Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka oo Safar Shaqo ugu Ambabaxay Dalka Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa maanta oo ku beegan 14\/1\/2025, waxa uu safar shaqo uga ambabaxay waddanka Jabuuti, oo qayb ka ah dalalka ku bahoobay Akademiya Goboleedka Af Soomaaaliga AGA. Macallin Saciid Saalax ayaa ujeeddada safarkiisa waxay la xiriirtaa sidii uu kulamo lagu hormarinayo Akademiya Goboleedka ula soo yeelan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2025-01-14T12:01:51+00:00","article_modified_time":"2025-01-14T12:17:33+00:00","og_image":[{"width":600,"height":314,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/c2a0c548-a228-4367-ade0-af56395c47f1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka oo Safar Shaqo ugu Ambabaxay Dalka Jabuuti","datePublished":"2025-01-14T12:01:51+00:00","dateModified":"2025-01-14T12:17:33+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/"},"wordCount":116,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/","name":"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka oo Safar Shaqo ugu Ambabaxay Dalka Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2025-01-14T12:01:51+00:00","dateModified":"2025-01-14T12:17:33+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akademiya-goboleedka-oo-safar-shaqo-ugu-ambabaxay-dalka-jabuuti\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka oo Safar Shaqo ugu Ambabaxay Dalka Jabuuti"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9415"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9415"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9415\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9423,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9415\/revisions\/9423"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9415"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9415"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9415"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}