{"id":9262,"date":"2024-11-28T10:45:21","date_gmt":"2024-11-28T07:45:21","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=9262"},"modified":"2024-11-29T11:03:35","modified_gmt":"2024-11-29T08:03:35","slug":"xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/","title":{"rendered":"Xarunta AGA oo lagu qabtay Munaasabad ay Dawladda Talyaaniga ku Wareejinaysay Deeq Dhaxalgal ah"},"content":{"rendered":"<h4><em>Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, looguna talaggalay wareejinta deeq ay dawladda Talyaaniga ku wareejinaysay dawladda Soomaaliya, ayaa 27\/11\/2024, waxaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), ee magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Munaasabadaasi oo si weyn looga soo shaqeeyay ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiirro, Xildhbanano, guddoomiyaal, safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya, siyaasiyiin, aqoonyahanno, qorayaal iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadaasi.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ugu horreyntii, waxaa munaasabadaasi ka hadlay sii hayaha xilka guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga Barasare Cabdalla Cumar Mansuur oo xarunta AGA ku soo dhaweeyay dhammaan madaxdii iyo martidii ka soo qaybgashay munaasabadaasi, wuxuuna si faahfaahsan uga hadlay ujeeddada loo qabtay xafladaasi, isagoo ballanqaaday in la ilaalin doono qaybaha kala duwan oo ay kooban tahay deeqdaasi.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cMaanta waa maalin taariikhi ah,\u00a0 waa maalin ay dawladda Talyaaniga, deeq ka kooban Buugaag, Dokomintiyo iyo keyd dhaxalgal ah ay ku wareejinayso dawladda Soomaaliya, deeqdaas oo ah hanti qaran, waxaa soo dhiibtay jaamacadda Roma Tre ee dalka Talayaaniga\u201d ayuu yiri Barasare Cabdalla Mansuur oo intaasi raaciyay inuu si gaar ah ugu mahadnaqayo Prof. Annartita oo isku soo duwday ururinta deqdaasi.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Prof. Annarita oo jaamacadda Roma Tre, madax uga ah qeybta Afafka oo iyadana aaladda fogaan aragga kaga qeyb qaadatay xafladda, ayaa si qoto dheer uga hadashay sida ay dawladda Talyaaniga u xafiday hantidaas ay leeyihiin ummadda Soomaaliyeed.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha jaamacadda ummadda Soomaaliyeed Dr. Gacal iyo guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta Ismaaciil Yuusuf Cismaan oo iyaguna halkaasi ka haday ayaa soo dhaweeyay munaasabadaasi qiimaha badan oo ay Soomaaliya kula wareegayso deeqdaasi dhaxalgalka ah.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Safiirka dawladda Tal yaaniga u fadhiya Soomaaliya Danjire Biyeer Mariyo Dacco ayaa dhankiisa u mahadceliyay labada Akademiyo iyo wasaaradda waxbarashada, wuxuuna tilmaamay inay dawladda Talyaaniga diyaar u tahay inay dawladda Soomaaliya kala shaqeyso arrimo badan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wasiir Kuxigeenka Caddaaladda iyo Dastuurka iyo Xildhibaan Cabdullaahi Xasan <\/em><em>Rooble ayaa iyaguna sheegay inay ku faraxsan yihiin ka soo qaybgalka munaasabadaasi, iyagoo dhanka kale bogaadiyay dadaalka ay dawladda Talyaaniga ku bixisay ilaalinta hantidaasi ummadeed.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ugu dambeyntii, waxaa munaasabadaasi soo gabaggabeeyay \u00a0wasiirka waxbarashada Soomaaliya Faarah Shiikh C\/qaadir oo si gaar ah ug mahadceliyay Prof. Cabdalla Cumar Mansuur iyo Prof. Annarita oo gacanta ku hayay deeqdaasi, waxaana uu caddeeyay inay dhawaan wasaaradda waxbarashada ay guddoonsiiin doonto Annarita billad heer qaran ah.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sidoo kale, wasiir Faarax oo hadalkiisa sii wata, ayaa xusay in si wanaagsan looga faa\u2019iidaysan doono deeqdaasi, isagoo gunaanadkii xafladaasi u mahadnaqay Akademiya Goboleedka iyo Akamiyada Cilmiga oo soo abaabulay munaasabadaasi.<\/em><\/h4>\n<h4><em><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9264\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335142_977289764448320_588506833072813703_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335142_977289764448320_588506833072813703_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335142_977289764448320_588506833072813703_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335142_977289764448320_588506833072813703_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335142_977289764448320_588506833072813703_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335142_977289764448320_588506833072813703_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335142_977289764448320_588506833072813703_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335142_977289764448320_588506833072813703_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335142_977289764448320_588506833072813703_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335142_977289764448320_588506833072813703_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9263\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468298553_977292267781403_1664781167475905822_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468298553_977292267781403_1664781167475905822_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468298553_977292267781403_1664781167475905822_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468298553_977292267781403_1664781167475905822_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468298553_977292267781403_1664781167475905822_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468298553_977292267781403_1664781167475905822_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468298553_977292267781403_1664781167475905822_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468298553_977292267781403_1664781167475905822_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468298553_977292267781403_1664781167475905822_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468298553_977292267781403_1664781167475905822_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9268\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468365469_977289807781649_8422941313880440801_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468365469_977289807781649_8422941313880440801_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468365469_977289807781649_8422941313880440801_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468365469_977289807781649_8422941313880440801_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468365469_977289807781649_8422941313880440801_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468365469_977289807781649_8422941313880440801_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468365469_977289807781649_8422941313880440801_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468365469_977289807781649_8422941313880440801_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468365469_977289807781649_8422941313880440801_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468365469_977289807781649_8422941313880440801_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9269\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468399303_977289861114977_5065578744432393759_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468399303_977289861114977_5065578744432393759_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468399303_977289861114977_5065578744432393759_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468399303_977289861114977_5065578744432393759_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468399303_977289861114977_5065578744432393759_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468399303_977289861114977_5065578744432393759_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468399303_977289861114977_5065578744432393759_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468399303_977289861114977_5065578744432393759_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468399303_977289861114977_5065578744432393759_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468399303_977289861114977_5065578744432393759_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9273\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468569862_977289897781640_1059277091846862411_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468569862_977289897781640_1059277091846862411_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468569862_977289897781640_1059277091846862411_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468569862_977289897781640_1059277091846862411_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468569862_977289897781640_1059277091846862411_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468569862_977289897781640_1059277091846862411_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468569862_977289897781640_1059277091846862411_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468569862_977289897781640_1059277091846862411_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468569862_977289897781640_1059277091846862411_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468569862_977289897781640_1059277091846862411_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9270\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468412798_977292691114694_9043609592451268834_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468412798_977292691114694_9043609592451268834_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468412798_977292691114694_9043609592451268834_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468412798_977292691114694_9043609592451268834_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468412798_977292691114694_9043609592451268834_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468412798_977292691114694_9043609592451268834_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468412798_977292691114694_9043609592451268834_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468412798_977292691114694_9043609592451268834_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468412798_977292691114694_9043609592451268834_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468412798_977292691114694_9043609592451268834_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9271\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468526369_977292644448032_8681016323963418616_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468526369_977292644448032_8681016323963418616_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468526369_977292644448032_8681016323963418616_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468526369_977292644448032_8681016323963418616_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468526369_977292644448032_8681016323963418616_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468526369_977292644448032_8681016323963418616_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468526369_977292644448032_8681016323963418616_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468526369_977292644448032_8681016323963418616_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468526369_977292644448032_8681016323963418616_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468526369_977292644448032_8681016323963418616_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9275\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468621200_977292594448037_3280539673229023575_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468621200_977292594448037_3280539673229023575_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468621200_977292594448037_3280539673229023575_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468621200_977292594448037_3280539673229023575_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468621200_977292594448037_3280539673229023575_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468621200_977292594448037_3280539673229023575_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468621200_977292594448037_3280539673229023575_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468621200_977292594448037_3280539673229023575_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468621200_977292594448037_3280539673229023575_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468621200_977292594448037_3280539673229023575_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9267\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335210_977292731114690_7209537574083781495_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335210_977292731114690_7209537574083781495_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335210_977292731114690_7209537574083781495_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335210_977292731114690_7209537574083781495_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335210_977292731114690_7209537574083781495_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335210_977292731114690_7209537574083781495_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335210_977292731114690_7209537574083781495_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335210_977292731114690_7209537574083781495_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335210_977292731114690_7209537574083781495_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468335210_977292731114690_7209537574083781495_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9265\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468299535_977295127781117_6473567993654750488_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468299535_977295127781117_6473567993654750488_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468299535_977295127781117_6473567993654750488_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468299535_977295127781117_6473567993654750488_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468299535_977295127781117_6473567993654750488_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468299535_977295127781117_6473567993654750488_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468299535_977295127781117_6473567993654750488_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468299535_977295127781117_6473567993654750488_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468299535_977295127781117_6473567993654750488_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468299535_977295127781117_6473567993654750488_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9274\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468617782_977301504447146_1028562807999969196_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468617782_977301504447146_1028562807999969196_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468617782_977301504447146_1028562807999969196_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468617782_977301504447146_1028562807999969196_n-1152x1536.jpg 1152w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468617782_977301504447146_1028562807999969196_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468617782_977301504447146_1028562807999969196_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468617782_977301504447146_1028562807999969196_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468617782_977301504447146_1028562807999969196_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468617782_977301504447146_1028562807999969196_n-1392x1856.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468617782_977301504447146_1028562807999969196_n-1068x1424.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468617782_977301504447146_1028562807999969196_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468617782_977301504447146_1028562807999969196_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468617782_977301504447146_1028562807999969196_n.jpg 1536w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9272\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468565398_977292347781395_4492014596814432242_n-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468565398_977292347781395_4492014596814432242_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468565398_977292347781395_4492014596814432242_n-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468565398_977292347781395_4492014596814432242_n-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468565398_977292347781395_4492014596814432242_n-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468565398_977292347781395_4492014596814432242_n-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468565398_977292347781395_4492014596814432242_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468565398_977292347781395_4492014596814432242_n-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468565398_977292347781395_4492014596814432242_n-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/468565398_977292347781395_4492014596814432242_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, looguna talaggalay wareejinta deeq ay dawladda Talyaaniga ku wareejinaysay dawladda Soomaaliya, ayaa 27\/11\/2024, waxaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), ee magaalada Muqdisho. Munaasabadaasi oo si weyn looga soo shaqeeyay ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiirro, Xildhbanano, guddoomiyaal, safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya, siyaasiyiin, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9278,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xarunta AGA oo lagu qabtay Munaasabad ay Dawladda Talyaaniga ku Wareejinaysay Deeq Dhaxalgal ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xarunta AGA oo lagu qabtay Munaasabad ay Dawladda Talyaaniga ku Wareejinaysay Deeq Dhaxalgal ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, looguna talaggalay wareejinta deeq ay dawladda Talyaaniga ku wareejinaysay dawladda Soomaaliya, ayaa 27\/11\/2024, waxaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), ee magaalada Muqdisho. Munaasabadaasi oo si weyn looga soo shaqeeyay ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiirro, Xildhbanano, guddoomiyaal, safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya, siyaasiyiin, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-28T07:45:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-11-29T08:03:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/a43629d8-1748-45d6-92c0-735fe6b622d7.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1033\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"5 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Xarunta AGA oo lagu qabtay Munaasabad ay Dawladda Talyaaniga ku Wareejinaysay Deeq Dhaxalgal ah\",\"datePublished\":\"2024-11-28T07:45:21+00:00\",\"dateModified\":\"2024-11-29T08:03:35+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/\"},\"wordCount\":412,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/\",\"name\":\"Xarunta AGA oo lagu qabtay Munaasabad ay Dawladda Talyaaniga ku Wareejinaysay Deeq Dhaxalgal ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2024-11-28T07:45:21+00:00\",\"dateModified\":\"2024-11-29T08:03:35+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xarunta AGA oo lagu qabtay Munaasabad ay Dawladda Talyaaniga ku Wareejinaysay Deeq Dhaxalgal ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xarunta AGA oo lagu qabtay Munaasabad ay Dawladda Talyaaniga ku Wareejinaysay Deeq Dhaxalgal ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xarunta AGA oo lagu qabtay Munaasabad ay Dawladda Talyaaniga ku Wareejinaysay Deeq Dhaxalgal ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, looguna talaggalay wareejinta deeq ay dawladda Talyaaniga ku wareejinaysay dawladda Soomaaliya, ayaa 27\/11\/2024, waxaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), ee magaalada Muqdisho. Munaasabadaasi oo si weyn looga soo shaqeeyay ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiirro, Xildhbanano, guddoomiyaal, safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya, siyaasiyiin, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2024-11-28T07:45:21+00:00","article_modified_time":"2024-11-29T08:03:35+00:00","og_image":[{"width":960,"height":1033,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/a43629d8-1748-45d6-92c0-735fe6b622d7.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"5 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Xarunta AGA oo lagu qabtay Munaasabad ay Dawladda Talyaaniga ku Wareejinaysay Deeq Dhaxalgal ah","datePublished":"2024-11-28T07:45:21+00:00","dateModified":"2024-11-29T08:03:35+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/"},"wordCount":412,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/","name":"Xarunta AGA oo lagu qabtay Munaasabad ay Dawladda Talyaaniga ku Wareejinaysay Deeq Dhaxalgal ah - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2024-11-28T07:45:21+00:00","dateModified":"2024-11-29T08:03:35+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-aga-oo-lagu-qabtay-munaasabad-ay-dawladda-talyaaniga-ku-wareejinaysay-deeq-dhaxalgal-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xarunta AGA oo lagu qabtay Munaasabad ay Dawladda Talyaaniga ku Wareejinaysay Deeq Dhaxalgal ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9262"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9262"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9277,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9262\/revisions\/9277"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9278"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}