{"id":9212,"date":"2024-11-03T21:08:40","date_gmt":"2024-11-03T18:08:40","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=9212"},"modified":"2024-11-03T21:15:58","modified_gmt":"2024-11-03T18:15:58","slug":"macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","title":{"rendered":"Macallin Saciid Saalax oo loo Doortay Guddoomiyaha Cusub ee Akademiya  Goboleedka Af Soomaaliga AGA"},"content":{"rendered":"<h4><em>Shirweynihii 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, looguna talaggalay doorashada guddoonka Akademiyada\u00a0 AGA, ayaa caawa oo ku beegan 3\/11\/2024, waxaa lagu soo gabaggabeeyay magaalada Jabuuti.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Shirweynahaasi oo magaalada Jabuuti ka socday intii u dhaxaysay 2-3\/11\/2024, ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubnaha golaha guud ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ka kooban guddiga fulinta, wakiillada laamaha Akademiyada, xeeldheerayaasha AGA iyo aqoonyahanno kale oo lagu casuumay shirweynahaasi.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoon cusub oo ka kooban guddoomiye iyo seddex guddoomiye kuxigeen, ayaa loo doortay inay hogaamiyaan Akademiyada Goboleedka AGA, kuwaasi oo\u00a0 kala ah:-<\/em><\/h4>\n<h4><strong><em>1-Macallin Saciid Saalax Axmed\u00a0 \u2026.. guddoomiyaha cusub ee AGA<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><strong><em>2-Dr. Cabdinaasir Aaxmed Ibraahim \u2026\u2026\u2026.. guddoomiye kuxigeen<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><strong><em>3-Dr..Xuseen Maxamed Cabdulle\u00a0 (Wadaad) guddoomiye kuxigeen<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><strong><em>4-Ismaacil Cabdi Axmed \u2026\u2026\u2026\u2026\u2026. guddoomiye kuxigeen.<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><em>Horrey, waxaa xilka guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga si kumeelgaar ah u soo hayay Barasare Cabdalla Cumar Mansuur oo ka mid ah xeeldheerayaasha af Soomaaliga.<\/em><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirweynihii 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, looguna talaggalay doorashada guddoonka Akademiyada\u00a0 AGA, ayaa caawa oo ku beegan 3\/11\/2024, waxaa lagu soo gabaggabeeyay magaalada Jabuuti. Shirweynahaasi oo magaalada Jabuuti ka socday intii u dhaxaysay 2-3\/11\/2024, ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubnaha golaha guud ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ka kooban guddiga fulinta, wakiillada laamaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9200,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Macallin Saciid Saalax oo loo Doortay Guddoomiyaha Cusub ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Macallin Saciid Saalax oo loo Doortay Guddoomiyaha Cusub ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirweynihii 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, looguna talaggalay doorashada guddoonka Akademiyada\u00a0 AGA, ayaa caawa oo ku beegan 3\/11\/2024, waxaa lagu soo gabaggabeeyay magaalada Jabuuti. Shirweynahaasi oo magaalada Jabuuti ka socday intii u dhaxaysay 2-3\/11\/2024, ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubnaha golaha guud ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ka kooban guddiga fulinta, wakiillada laamaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-03T18:08:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-11-03T18:15:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/thumbnail_21978b24-2483-42bd-8f80-9c69256a8069.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Macallin Saciid Saalax oo loo Doortay Guddoomiyaha Cusub ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"datePublished\":\"2024-11-03T18:08:40+00:00\",\"dateModified\":\"2024-11-03T18:15:58+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\"},\"wordCount\":153,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\",\"name\":\"Macallin Saciid Saalax oo loo Doortay Guddoomiyaha Cusub ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2024-11-03T18:08:40+00:00\",\"dateModified\":\"2024-11-03T18:15:58+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Macallin Saciid Saalax oo loo Doortay Guddoomiyaha Cusub ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Macallin Saciid Saalax oo loo Doortay Guddoomiyaha Cusub ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Macallin Saciid Saalax oo loo Doortay Guddoomiyaha Cusub ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Shirweynihii 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, looguna talaggalay doorashada guddoonka Akademiyada\u00a0 AGA, ayaa caawa oo ku beegan 3\/11\/2024, waxaa lagu soo gabaggabeeyay magaalada Jabuuti. Shirweynahaasi oo magaalada Jabuuti ka socday intii u dhaxaysay 2-3\/11\/2024, ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubnaha golaha guud ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ka kooban guddiga fulinta, wakiillada laamaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2024-11-03T18:08:40+00:00","article_modified_time":"2024-11-03T18:15:58+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/thumbnail_21978b24-2483-42bd-8f80-9c69256a8069.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Macallin Saciid Saalax oo loo Doortay Guddoomiyaha Cusub ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA","datePublished":"2024-11-03T18:08:40+00:00","dateModified":"2024-11-03T18:15:58+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/"},"wordCount":153,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","name":"Macallin Saciid Saalax oo loo Doortay Guddoomiyaha Cusub ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2024-11-03T18:08:40+00:00","dateModified":"2024-11-03T18:15:58+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/macallin-saciid-saalax-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-cusub-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Macallin Saciid Saalax oo loo Doortay Guddoomiyaha Cusub ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9212"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9212"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9216,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9212\/revisions\/9216"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}