{"id":9186,"date":"2024-10-30T10:34:00","date_gmt":"2024-10-30T07:34:00","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=9186"},"modified":"2024-10-30T10:48:16","modified_gmt":"2024-10-30T07:48:16","slug":"shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/","title":{"rendered":"Shirweynaha 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo lagu Qabanayo Dalka Jabuuti"},"content":{"rendered":"<h4><em>Shirweynihii 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga\u00a0 (AGA), ayna ka soo qaybgalayaan xubnaha golaha guud ee Akademiyada, oo ka kooban guddiga fulinta, wakiillada AGA iyo xeeldheerayaasha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, ayaa la filayaa inuu ka dhaco waddanka Jabuuti.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Shirweynahaasi ayaa socondoono inta u dhaxaysa 2-3\/11\/2024, waxaana looga hadli doonaa qodobbo ay ka mid yihiin: jihaynta Akademiyada, soo bandhigidda waxqabadkii Akademiyada iyo qorshe hawleedyada AGA, dib u eegista xeerka, soo gudbinta miisaaniyadda iyo qodobbo kale.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sidoo kale, shirweynahaasi waxaa qayb ka ah fadhi cilmiyeedyo looga hadlayo arrimo ay ka mid yihiin: cilmibaarista qaamuuska, ereybixinta, naxwaha iyo tiknoloojiyada, adeegsiga af Soomaaliga iyo cilmibaarista suugaanta iyo culuunteeda.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Shirweynahaan ayaa noqonayo midkii 3-aad ee Akademiyadu yeelato, waxaana horey loo sooqabtay shirweynayaashii koowaad iyo kii labaad oo ka kala dhacay dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya.<\/em><\/h4>\n<h4><em><strong>U HIILLI AFKAAGA HOOYO <\/strong><\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirweynihii 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga\u00a0 (AGA), ayna ka soo qaybgalayaan xubnaha golaha guud ee Akademiyada, oo ka kooban guddiga fulinta, wakiillada AGA iyo xeeldheerayaasha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, ayaa la filayaa inuu ka dhaco waddanka Jabuuti. Shirweynahaasi ayaa socondoono inta u dhaxaysa 2-3\/11\/2024, waxaana looga hadli doonaa qodobbo ay ka mid yihiin: jihaynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9187,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirweynaha 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo lagu Qabanayo Dalka Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirweynaha 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo lagu Qabanayo Dalka Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirweynihii 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga\u00a0 (AGA), ayna ka soo qaybgalayaan xubnaha golaha guud ee Akademiyada, oo ka kooban guddiga fulinta, wakiillada AGA iyo xeeldheerayaasha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, ayaa la filayaa inuu ka dhaco waddanka Jabuuti. Shirweynahaasi ayaa socondoono inta u dhaxaysa 2-3\/11\/2024, waxaana looga hadli doonaa qodobbo ay ka mid yihiin: jihaynta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-30T07:34:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-10-30T07:48:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/thumbnail_ec3af157-0d5e-474b-a82c-bc3ff4b5a334.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"874\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"798\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Shirweynaha 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo lagu Qabanayo Dalka Jabuuti\",\"datePublished\":\"2024-10-30T07:34:00+00:00\",\"dateModified\":\"2024-10-30T07:48:16+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/\"},\"wordCount\":145,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/\",\"name\":\"Shirweynaha 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo lagu Qabanayo Dalka Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2024-10-30T07:34:00+00:00\",\"dateModified\":\"2024-10-30T07:48:16+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirweynaha 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo lagu Qabanayo Dalka Jabuuti\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirweynaha 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo lagu Qabanayo Dalka Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirweynaha 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo lagu Qabanayo Dalka Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Shirweynihii 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga\u00a0 (AGA), ayna ka soo qaybgalayaan xubnaha golaha guud ee Akademiyada, oo ka kooban guddiga fulinta, wakiillada AGA iyo xeeldheerayaasha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, ayaa la filayaa inuu ka dhaco waddanka Jabuuti. Shirweynahaasi ayaa socondoono inta u dhaxaysa 2-3\/11\/2024, waxaana looga hadli doonaa qodobbo ay ka mid yihiin: jihaynta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2024-10-30T07:34:00+00:00","article_modified_time":"2024-10-30T07:48:16+00:00","og_image":[{"width":874,"height":798,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/thumbnail_ec3af157-0d5e-474b-a82c-bc3ff4b5a334.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Shirweynaha 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo lagu Qabanayo Dalka Jabuuti","datePublished":"2024-10-30T07:34:00+00:00","dateModified":"2024-10-30T07:48:16+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/"},"wordCount":145,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/","name":"Shirweynaha 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo lagu Qabanayo Dalka Jabuuti - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2024-10-30T07:34:00+00:00","dateModified":"2024-10-30T07:48:16+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/shirweynaha-3-aad-ee-akademiya-goboleedka-af-soomaaliga-oo-lagu-qabanayo-dalka-jabuuti\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirweynaha 3-aad ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo lagu Qabanayo Dalka Jabuuti"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9186"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9186"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9190,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9186\/revisions\/9190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}