{"id":91,"date":"2018-02-03T12:02:24","date_gmt":"2018-02-03T12:02:24","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=91"},"modified":"2018-02-03T12:02:24","modified_gmt":"2018-02-03T12:02:24","slug":"aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/","title":{"rendered":"AGA OO QABATEY KUKLAN  AQOONEED KU SAABSANAA TURXAAN BIXINTA ADEEGSIGA AF SOOMAALIGA IYO TAYEYNTA EREYGA QORAN."},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\">Kulan aqooneed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) loogana hadlayay Adeegsiga Af-Soomaaliga iyo Turxaan bixinta ereyga qoran ayna ka soo qeyb galeen Masuuliyiin kala duwan ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Furitaanki munaasabdaasi ayaa khudbad uu hakjaasi ka soo jeediyay Gudoomiyaha Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay Akadeemiyada Aga inay tahay madal aqooneed ka dhaxeysa ummadda Soomaaliyed ee ku kala nool Dalallka Soomaaliya,\u00a0 Jabuuti, Kenya, Itobiya iyo kuwa ku dhaqan wadamada kale ee caalamka, waxaana uu carrabka ku dhuftay inuu afka Soomaaliga uu yahay hantida ugu qaalisan ee ka dhaxeysa shacbiga Soomaaliyeed, isagoo intaasi ku darey in muwaadin walba uu waajib ka saaran yahay illaalinta afkiisa hooyo.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">&#8220;Akadeemiyada AGA waxaa loo unkay sidii afka Soomaaliga loo badbaadin lahaa isla markaana loogu mintidi \u00a0lahaa jiritaankiisa, halku dhig ahaan Akadeemiyadu waxay leedahay U-Hiili Afkaaga Hooyo iyo Hal abuurkiisa&#8221; ayuu yiri Prof. Afrax oo caddeeyay inay ku hawlan yihiin sidi loo dar-dar galin lahaa hawlaha Akadeemiyadaasi.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Agaasimaha Guud ee \u00a0Wasaaradda Warfaafinta, Ddhaqanka iyo Dalxiiska \u00a0C\/raxmaan\u00a0 Yuusuf Al-caddaala ayaa sheegay inuu si diiran u soo dhaweynayo\u00a0 dadaalka ay Akademiyadda AGA ugu jirto daryeelka iyo\u00a0 hal abuurka afka Soomaaliga, waxaana hoosta ka xariiqay \u00a0kulan aqooneedka\u00a0 ay maanta qabatey Akadeemiyda AGA \u00a0inuu ka waxtar \u00a0badan yahay barnaamijyo maalmo badan socda isla markaana lagu bixiyo\u00a0 dhaqaale aad u fara badan,\u00a0 isagoo balan qaaday ka Wasaarad ahaan inay diyaar u yihiin sidii ay kaalintooda uga qaadan lahaayeen difaaca afka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Agaasimaha Hay&#8217;adaha Tacliinta Sare\u00a0 iyo dhaqanka ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sarae Dr. Cabdi Shakuur Xasan Macallin ayaa isna munaasabadaasi ka sheegay inuu ku faraxsan yahay qabashada kulan aqooneed noocaan oo kale \u00a0ah, waxaana uu ku nuux-nuuxsadey inay Wasaaraddiisu taageereyso sidii Akadeemiyada AGA gacan looga siin lahaa bad-baadinta afka Soomaaliga.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Prof. Mustafa C\/laahi Feyruus\u00a0 oo ka mid ah masuulyiinta sar-sare ee Akadeemiyada AGA, Ku simaha Gudoomiyaha\u00a0 Golaha Abwaanada Xersi Dhuux Maxamed iyo\u00a0 Marwo Dahabo Shiijkh Maxamuud oo ka tirsan madaxada Somalipen ayaa iyaguna halkaasi ka soo jeediyay hadalo ay ku cabirayeen hodontiminada afka hooyo, waxaana ay dadka \u00a0ku baraarujiyeen inay\u00a0 xil gaar ah iska saaraan sidii loogu fara adeygi lahaayeen daryeelka afkoodu hooyo.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Kulan aqooneedkaasi ayaa qeybihiisii dambe waxaa diirada lagu saarey Dood wadaag ku saabsaneyd adeegsiga afsoomaaliga iyo turxaan bixinta ereyga qoran, waxaana doodaasi si xiisa badan uga qeyb qaatey in ku dhaw 100-xubnood oo ka mid ahaa \u00a0ka qeyb galayaashii madashaasi, kuwaasi \u00a0oo soo jeediyay tallooyin wax ku ool ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan aqooneed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) loogana hadlayay Adeegsiga Af-Soomaaliga iyo Turxaan bixinta ereyga qoran ayna ka soo qeyb galeen Masuuliyiin kala duwan ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Furitaanki munaasabdaasi ayaa khudbad uu hakjaasi ka soo jeediyay Gudoomiyaha Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay Akadeemiyada Aga inay tahay madal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":92,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AGA OO QABATEY KUKLAN AQOONEED KU SAABSANAA TURXAAN BIXINTA ADEEGSIGA AF SOOMAALIGA IYO TAYEYNTA EREYGA QORAN. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AGA OO QABATEY KUKLAN AQOONEED KU SAABSANAA TURXAAN BIXINTA ADEEGSIGA AF SOOMAALIGA IYO TAYEYNTA EREYGA QORAN. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan aqooneed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) loogana hadlayay Adeegsiga Af-Soomaaliga iyo Turxaan bixinta ereyga qoran ayna ka soo qeyb galeen Masuuliyiin kala duwan ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Furitaanki munaasabdaasi ayaa khudbad uu hakjaasi ka soo jeediyay Gudoomiyaha Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay Akadeemiyada Aga inay tahay madal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-02-03T12:02:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Afrax.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AGA OO QABATEY KUKLAN AQOONEED KU SAABSANAA TURXAAN BIXINTA ADEEGSIGA AF SOOMAALIGA IYO TAYEYNTA EREYGA QORAN.\",\"datePublished\":\"2018-02-03T12:02:24+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-03T12:02:24+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/\"},\"wordCount\":415,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/\",\"name\":\"AGA OO QABATEY KUKLAN AQOONEED KU SAABSANAA TURXAAN BIXINTA ADEEGSIGA AF SOOMAALIGA IYO TAYEYNTA EREYGA QORAN. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-02-03T12:02:24+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-03T12:02:24+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AGA OO QABATEY KUKLAN AQOONEED KU SAABSANAA TURXAAN BIXINTA ADEEGSIGA AF SOOMAALIGA IYO TAYEYNTA EREYGA QORAN.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AGA OO QABATEY KUKLAN AQOONEED KU SAABSANAA TURXAAN BIXINTA ADEEGSIGA AF SOOMAALIGA IYO TAYEYNTA EREYGA QORAN. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AGA OO QABATEY KUKLAN AQOONEED KU SAABSANAA TURXAAN BIXINTA ADEEGSIGA AF SOOMAALIGA IYO TAYEYNTA EREYGA QORAN. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan aqooneed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) loogana hadlayay Adeegsiga Af-Soomaaliga iyo Turxaan bixinta ereyga qoran ayna ka soo qeyb galeen Masuuliyiin kala duwan ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Furitaanki munaasabdaasi ayaa khudbad uu hakjaasi ka soo jeediyay Gudoomiyaha Akadeemiye Goboleedka Af-Soomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay Akadeemiyada Aga inay tahay madal [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-02-03T12:02:24+00:00","og_image":[{"width":800,"height":600,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Afrax.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AGA OO QABATEY KUKLAN AQOONEED KU SAABSANAA TURXAAN BIXINTA ADEEGSIGA AF SOOMAALIGA IYO TAYEYNTA EREYGA QORAN.","datePublished":"2018-02-03T12:02:24+00:00","dateModified":"2018-02-03T12:02:24+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/"},"wordCount":415,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/","name":"AGA OO QABATEY KUKLAN AQOONEED KU SAABSANAA TURXAAN BIXINTA ADEEGSIGA AF SOOMAALIGA IYO TAYEYNTA EREYGA QORAN. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-02-03T12:02:24+00:00","dateModified":"2018-02-03T12:02:24+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-qabatey-kuklan-aqooneed-ku-saabsanaa-turxaan-bixinta-adeegsiga-af-soomaaliga-iyo-tayeynta-ereyga-qoran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AGA OO QABATEY KUKLAN AQOONEED KU SAABSANAA TURXAAN BIXINTA ADEEGSIGA AF SOOMAALIGA IYO TAYEYNTA EREYGA QORAN."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=91"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":93,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/91\/revisions\/93"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/92"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=91"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=91"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=91"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}