{"id":9070,"date":"2024-09-20T11:25:57","date_gmt":"2024-09-20T08:25:57","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=9070"},"modified":"2024-09-26T16:04:13","modified_gmt":"2024-09-26T13:04:13","slug":"madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Madaxa Ereybixinta AGA oo ka Qaybgalay Doodcilmiyeed ku saabsan Ereybixinta Teknolajiyada Af Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4>Shirkii ereybixinta teknolajiyada af Soomaaliga, oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda Boostada iyo Teknolajiyada ayaa 19\/09\/2024, waxaa diiradda lagu saaray doodwadareed (Panel Discussion), ku saabsan <strong>ereybixinta teknolajiyada af Soomaaliga<\/strong>.<\/h4>\n<h4>Doodcilmiyeedkaas oo aad u xiisa badnaa, Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga waxaa uga qaybgalay madaxa ereybxinta iyo tarjumida AGA, Cabdiweli Maxamed Shiikh Cumar (Shariif). Ugu horreyntii, wuxuu ka hadlay muhiimmadda ay leedahay ereybixinta iyo sida loo sameeyo ereyada cilmiga ah, isagoo caddeeyay inay lama huraantahay in la fahmo waxay ereybixintu tahay.<\/h4>\n<h4>Cabdiweli Maxamed Shiikh Cumar (Shariif) oo hadalkiisa sii wata ayaa iftiimiyay in ereygu uu ka koobanyahay qolfoof\/shakli iyo macne\/mafhuum, wuxuuna hoosta ka xarriiqay, si ereybixin loo sameeyo inay waajibtahay in la garto macnaha uu xambaarsanyahay ereyga.<\/h4>\n<h4>Sidoo kale, madaxa ereybxinta iyo tarjumida AGA, wuxuu si faahfaahsan uga hadlay habraac loo baahanyahay in la maro, si ereybixinnada loo sameeyo, wuxuuna ku celceliyay habraacaasi inay ka mid yihiin: sugidda ilaha ereybixinnada laga helo, samaynta ereybixinnada, macluumaadka la xiriira ereybixinnada, sixidda, midaynta iyo in ereybixinnada la geliyo qaamuus gaar ah <strong>(Specialized Dictionary).<\/strong><\/h4>\n<h4><em>Shirka ereybixinta teknolajiyada af Soomaaliga ayaa 17\/6\/2024, wuxuu ka furmay magaalada Muqdisho, wuxuuna socday muddo laba maalin ah, iyadoo uu furay Ra\u2019iisulwasaare Kuxigeenka Soomaaliya Md, Saalax Axmed Jaamac.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9073\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail_PHOTO-2024-09-19-07-56-56-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail_PHOTO-2024-09-19-07-56-56-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail_PHOTO-2024-09-19-07-56-56-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail_PHOTO-2024-09-19-07-56-56-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail_PHOTO-2024-09-19-07-56-56-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail_PHOTO-2024-09-19-07-56-56-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail_PHOTO-2024-09-19-07-56-56-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail_PHOTO-2024-09-19-07-56-56-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail_PHOTO-2024-09-19-07-56-56-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail_PHOTO-2024-09-19-07-56-56.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9071\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-1-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-1-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-1-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-1-600x399.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-1-696x463.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-1-1068x711.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-1-631x420.jpg 631w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-1.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9072\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-600x399.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-696x463.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-1068x711.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56-631x420.jpg 631w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PHOTO-2024-09-19-07-56-56.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-9063\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460520563_1041290608005354_3446224280551473747_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460520563_1041290608005354_3446224280551473747_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460520563_1041290608005354_3446224280551473747_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460520563_1041290608005354_3446224280551473747_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460520563_1041290608005354_3446224280551473747_n-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460520563_1041290608005354_3446224280551473747_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460520563_1041290608005354_3446224280551473747_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460520563_1041290608005354_3446224280551473747_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460520563_1041290608005354_3446224280551473747_n-1392x928.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460520563_1041290608005354_3446224280551473747_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460520563_1041290608005354_3446224280551473747_n-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460520563_1041290608005354_3446224280551473747_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460520563_1041290608005354_3446224280551473747_n-1260x840.jpg 1260w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460520563_1041290608005354_3446224280551473747_n.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii ereybixinta teknolajiyada af Soomaaliga, oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda Boostada iyo Teknolajiyada ayaa 19\/09\/2024, waxaa diiradda lagu saaray doodwadareed (Panel Discussion), ku saabsan ereybixinta teknolajiyada af Soomaaliga. Doodcilmiyeedkaas oo aad u xiisa badnaa, Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga waxaa uga qaybgalay madaxa ereybxinta iyo tarjumida AGA, Cabdiweli Maxamed Shiikh Cumar (Shariif). Ugu horreyntii, wuxuu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9073,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxa Ereybixinta AGA oo ka Qaybgalay Doodcilmiyeed ku saabsan Ereybixinta Teknolajiyada Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxa Ereybixinta AGA oo ka Qaybgalay Doodcilmiyeed ku saabsan Ereybixinta Teknolajiyada Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirkii ereybixinta teknolajiyada af Soomaaliga, oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda Boostada iyo Teknolajiyada ayaa 19\/09\/2024, waxaa diiradda lagu saaray doodwadareed (Panel Discussion), ku saabsan ereybixinta teknolajiyada af Soomaaliga. Doodcilmiyeedkaas oo aad u xiisa badnaa, Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga waxaa uga qaybgalay madaxa ereybxinta iyo tarjumida AGA, Cabdiweli Maxamed Shiikh Cumar (Shariif). Ugu horreyntii, wuxuu ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-20T08:25:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-09-26T13:04:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail_PHOTO-2024-09-19-07-56-56.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Madaxa Ereybixinta AGA oo ka Qaybgalay Doodcilmiyeed ku saabsan Ereybixinta Teknolajiyada Af Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2024-09-20T08:25:57+00:00\",\"dateModified\":\"2024-09-26T13:04:13+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":209,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/\",\"name\":\"Madaxa Ereybixinta AGA oo ka Qaybgalay Doodcilmiyeed ku saabsan Ereybixinta Teknolajiyada Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2024-09-20T08:25:57+00:00\",\"dateModified\":\"2024-09-26T13:04:13+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxa Ereybixinta AGA oo ka Qaybgalay Doodcilmiyeed ku saabsan Ereybixinta Teknolajiyada Af Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxa Ereybixinta AGA oo ka Qaybgalay Doodcilmiyeed ku saabsan Ereybixinta Teknolajiyada Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxa Ereybixinta AGA oo ka Qaybgalay Doodcilmiyeed ku saabsan Ereybixinta Teknolajiyada Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Shirkii ereybixinta teknolajiyada af Soomaaliga, oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda Boostada iyo Teknolajiyada ayaa 19\/09\/2024, waxaa diiradda lagu saaray doodwadareed (Panel Discussion), ku saabsan ereybixinta teknolajiyada af Soomaaliga. Doodcilmiyeedkaas oo aad u xiisa badnaa, Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga waxaa uga qaybgalay madaxa ereybxinta iyo tarjumida AGA, Cabdiweli Maxamed Shiikh Cumar (Shariif). Ugu horreyntii, wuxuu ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2024-09-20T08:25:57+00:00","article_modified_time":"2024-09-26T13:04:13+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail_PHOTO-2024-09-19-07-56-56.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Madaxa Ereybixinta AGA oo ka Qaybgalay Doodcilmiyeed ku saabsan Ereybixinta Teknolajiyada Af Soomaaliga","datePublished":"2024-09-20T08:25:57+00:00","dateModified":"2024-09-26T13:04:13+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/"},"wordCount":209,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/","name":"Madaxa Ereybixinta AGA oo ka Qaybgalay Doodcilmiyeed ku saabsan Ereybixinta Teknolajiyada Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2024-09-20T08:25:57+00:00","dateModified":"2024-09-26T13:04:13+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxa-ereybixinta-aga-oo-ka-qaybgalay-doodcilmiyeed-ku-saabsan-ereybixinta-teknolajiyada-af-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxa Ereybixinta AGA oo ka Qaybgalay Doodcilmiyeed ku saabsan Ereybixinta Teknolajiyada Af Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9070"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9070"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9098,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9070\/revisions\/9098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9073"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9070"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9070"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}