{"id":897,"date":"2018-10-27T09:44:08","date_gmt":"2018-10-27T09:44:08","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=897"},"modified":"2018-11-14T12:18:00","modified_gmt":"2018-11-14T12:18:00","slug":"bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/","title":{"rendered":"BANDHIG QURUX  BADAN OO LOO SAMEEYAY DHIGANAHA HAWEENKA IYO HAYAANKA NOLOSHA"},"content":{"rendered":"<h4>Munaasabad lagu maamuusayay bandhigga dhiganaha \u00a0loogu wanqalay Haweenka iyo Hayaanka Nolosha, \u00a0ayna ka soo qeyb-galeen Madax kala duwan, Saxafiyiin, \u00a0Abwaanno, Qorayaal iyo qaar ka mid ah dhalllinyarada danaysa Akhriska iyo Qoraalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Furitaankii munaasabaddaasi ayaa Hadal ay halkaasi ka soo jeedisay qoraha buugga Haweenka iyo Hayaanka Nolosha \u00a0Hibo Faarax (Hibo Garaad) waxa ay si qoto dheer uga \u00a0sheekaysay macluumaadka uu xambaarsan yahay buuggeeda, waxayna caddeysay inuu\u00a0 buuggaasi si faah-faahsan \u00a0uga hadlayo Taariikhdii Haweenka Soomaaliyeed, Halgankii Xorriyadda,\u00a0 ka Qayb-qaadashada Doorka Gabdhaha ee dhanka Siyaasadda, Dhiiragelinta Haweenka iyo kaalinta ay \u00a0Dumarku \u00a0ku leeyihiin dib u soo kabashada Dalka.<\/h4>\n<h4>\u201cSharaf ayay ii tahay \u00a0maanta oo ku beegan 26\/10\/2018 inaan \u00a0idinla waddaago \u00a0buuggayga ka hadlayo arimaha Haweenka, \u00a0halkaan\u00a0 waxaan uga mahad-naqayaa Wallaalihii gacanta iga siiyay suura-galinta madashaan qiimaha badan\u201d ayay tiri Hibo Garaad oo sheegtay inaaney illoobi doonin\u00a0 dhiiri-galintii ay ka heshay madaxda, maqaawiirta iyo xubnaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA).<\/h4>\n<h4>Madaxa Tiknoolajiyadda Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga Caaqil Axmed Faarax oo \u00a0ka mid ahaa madaxdii ka hadashay munaasabaddaasi ayaa sheegay inay Aga soo dhaweynayso guud ahaan Qalinleyda Soomaaliyeed\u00a0 gaar ahaan gabdhaha \u00a0hibada u leh dhanka qoraalka, isagoo ku guubaabiyay \u00a0bahda qoraalka inay xoogga saaraan sidii ay u soo bandhigi \u00a0lahaayeen buuggaag tayo leh oo ku qoran afkeena hooyo.<\/h4>\n<h4>Madashaasi oo ku dhacday jawi aad u wacan ayaa Gaba-gabadeedii waxaa lagu bixiyay \u00a0nuqulo ka mid ah buugga Haweenka iyo Hayaanka Nolosha, waxaana dadkii nasiibka u helay nuquladaasi \u00a0u saxiixday qoraa Hibo Garaad\u00a0 oo ah soo saaraha buuggaasi.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-901\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44919974_1996845640375914_3869034650521305088_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44919974_1996845640375914_3869034650521305088_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44919974_1996845640375914_3869034650521305088_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-902\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43288404_1932981703673079_2627380401479352320_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43288404_1932981703673079_2627380401479352320_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43288404_1932981703673079_2627380401479352320_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43288404_1932981703673079_2627380401479352320_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-898\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43753727_1932982630339653_8436062264724815872_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43753727_1932982630339653_8436062264724815872_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43753727_1932982630339653_8436062264724815872_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43753727_1932982630339653_8436062264724815872_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-899\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43654970_1932982007006382_5381427278372667392_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43654970_1932982007006382_5381427278372667392_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43654970_1932982007006382_5381427278372667392_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43654970_1932982007006382_5381427278372667392_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-900\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44685230_1932982273673022_6477401008442966016_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44685230_1932982273673022_6477401008442966016_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44685230_1932982273673022_6477401008442966016_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44685230_1932982273673022_6477401008442966016_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad lagu maamuusayay bandhigga dhiganaha \u00a0loogu wanqalay Haweenka iyo Hayaanka Nolosha, \u00a0ayna ka soo qeyb-galeen Madax kala duwan, Saxafiyiin, \u00a0Abwaanno, Qorayaal iyo qaar ka mid ah dhalllinyarada danaysa Akhriska iyo Qoraalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Furitaankii munaasabaddaasi ayaa Hadal ay halkaasi ka soo jeedisay qoraha buugga Haweenka iyo Hayaanka Nolosha \u00a0Hibo Faarax (Hibo Garaad) [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":898,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>BANDHIG QURUX BADAN OO LOO SAMEEYAY DHIGANAHA HAWEENKA IYO HAYAANKA NOLOSHA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"BANDHIG QURUX BADAN OO LOO SAMEEYAY DHIGANAHA HAWEENKA IYO HAYAANKA NOLOSHA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad lagu maamuusayay bandhigga dhiganaha \u00a0loogu wanqalay Haweenka iyo Hayaanka Nolosha, \u00a0ayna ka soo qeyb-galeen Madax kala duwan, Saxafiyiin, \u00a0Abwaanno, Qorayaal iyo qaar ka mid ah dhalllinyarada danaysa Akhriska iyo Qoraalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Furitaankii munaasabaddaasi ayaa Hadal ay halkaasi ka soo jeedisay qoraha buugga Haweenka iyo Hayaanka Nolosha \u00a0Hibo Faarax (Hibo Garaad) [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-10-27T09:44:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-11-14T12:18:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43753727_1932982630339653_8436062264724815872_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"BANDHIG QURUX BADAN OO LOO SAMEEYAY DHIGANAHA HAWEENKA IYO HAYAANKA NOLOSHA\",\"datePublished\":\"2018-10-27T09:44:08+00:00\",\"dateModified\":\"2018-11-14T12:18:00+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/\"},\"wordCount\":252,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/\",\"name\":\"BANDHIG QURUX BADAN OO LOO SAMEEYAY DHIGANAHA HAWEENKA IYO HAYAANKA NOLOSHA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-10-27T09:44:08+00:00\",\"dateModified\":\"2018-11-14T12:18:00+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"BANDHIG QURUX BADAN OO LOO SAMEEYAY DHIGANAHA HAWEENKA IYO HAYAANKA NOLOSHA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"BANDHIG QURUX BADAN OO LOO SAMEEYAY DHIGANAHA HAWEENKA IYO HAYAANKA NOLOSHA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"BANDHIG QURUX BADAN OO LOO SAMEEYAY DHIGANAHA HAWEENKA IYO HAYAANKA NOLOSHA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad lagu maamuusayay bandhigga dhiganaha \u00a0loogu wanqalay Haweenka iyo Hayaanka Nolosha, \u00a0ayna ka soo qeyb-galeen Madax kala duwan, Saxafiyiin, \u00a0Abwaanno, Qorayaal iyo qaar ka mid ah dhalllinyarada danaysa Akhriska iyo Qoraalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Furitaankii munaasabaddaasi ayaa Hadal ay halkaasi ka soo jeedisay qoraha buugga Haweenka iyo Hayaanka Nolosha \u00a0Hibo Faarax (Hibo Garaad) [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-10-27T09:44:08+00:00","article_modified_time":"2018-11-14T12:18:00+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43753727_1932982630339653_8436062264724815872_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"BANDHIG QURUX BADAN OO LOO SAMEEYAY DHIGANAHA HAWEENKA IYO HAYAANKA NOLOSHA","datePublished":"2018-10-27T09:44:08+00:00","dateModified":"2018-11-14T12:18:00+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/"},"wordCount":252,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/","name":"BANDHIG QURUX BADAN OO LOO SAMEEYAY DHIGANAHA HAWEENKA IYO HAYAANKA NOLOSHA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-10-27T09:44:08+00:00","dateModified":"2018-11-14T12:18:00+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-qurux-badan-oo-loo-sameeyay-buugga-haweenka-iyo-hayaanka-nolosha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"BANDHIG QURUX BADAN OO LOO SAMEEYAY DHIGANAHA HAWEENKA IYO HAYAANKA NOLOSHA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/897"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=897"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":991,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/897\/revisions\/991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}