{"id":8886,"date":"2024-07-29T12:57:03","date_gmt":"2024-07-29T09:57:03","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=8886"},"modified":"2024-07-31T13:01:31","modified_gmt":"2024-07-31T10:01:31","slug":"akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/","title":{"rendered":"Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga oo ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dhinac"},"content":{"rendered":"<h4><em>Kulan ay isugu yimaadeen guddoomiyaasha <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/aga.afsoomaali?__cft__%5b0%5d=AZVq2VDsebEMfZN5-g-03dIEixWaocDgok1a_bjeh2BnAnpTOpoI1VK7qPSLoPN4d7XZcTpQb502pP16scdMnN4kkMa-4D5v89z7L6G3wO9qrdXan1XZAJi3mkEX257r133cTqsrav0IhcrL8_S6KvQ3H3HGyUes97QzJJhHFIxDylaogHivyZ0S5kvTiUT84rnZkeJu0iHSTNdDBpBuT_-4&amp;__tn__=-%5dK-R\">Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA<\/a>) iyo <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/AkademiyadaQaranka?__cft__%5b0%5d=AZVq2VDsebEMfZN5-g-03dIEixWaocDgok1a_bjeh2BnAnpTOpoI1VK7qPSLoPN4d7XZcTpQb502pP16scdMnN4kkMa-4D5v89z7L6G3wO9qrdXan1XZAJi3mkEX257r133cTqsrav0IhcrL8_S6KvQ3H3HGyUes97QzJJhHFIxDylaogHivyZ0S5kvTiUT84rnZkeJu0iHSTNdDBpBuT_-4&amp;__tn__=-%5dK-R\">Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta<\/a>, loogana hadlayay sidii ay wadashaqayn u yeelan lahaayeen labada Akademiya ayaa 29\/7\/ 2024, wuxuu ka dhacay xarunta Akademiyada AGA ee magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Baresare Cabdalla Cumar Mansuur.oo xarunta AGA ku soo dhaweeyay guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, Md. Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay booqashada uu guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga ku yinid xarunta AGA, wuxuuna caddeeyay in la joogo xilligii ay labada Akademiya xoojin lahaayeen iskaashiga labada xarumood, gaar ahaan dhanka horummarinta af Soomaaliga iyo cilmiyayntiisa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, Md. Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa isna sheegay inuu ka mahadnaqayo sida quruxda badan ee loogu dhaweeyay xarunta AGA, wuxuuna iftiimiyay inuu soo dhawaynayo wadashaqayn kasta oo dhex marta labada xarumood ee\u00a0 la xiriirta dhinacyada afka, dhaqanka, suugaanta, aqoonfaafinta\u00a0 iyo hal-abuurka, isagoo dhanka kale bogaadiyay dadaallada joogtada ah ee uu Baresare Cabdalla Mansuur uu ugu jiro cilmibaarista af Soomaaliga iyo horummarintiisa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ugu dambayntii, labada Guddoomiye ayaa isla qaatay in la sii dardargaliyo hawlaha ay labada Akademiya u hayaan ummadda Soomaaliyeed, iyada oo mar kasta la iska kaashanayo ilaalinta iyo bedqabka afka iyo hal-abuurkiisa suugaaneed.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8888\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-1392x928.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-1260x840.jpg 1260w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8887\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452976163_894053892771908_8704567906538699428_n-300x203.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"203\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452976163_894053892771908_8704567906538699428_n-300x203.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452976163_894053892771908_8704567906538699428_n-1024x692.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452976163_894053892771908_8704567906538699428_n-768x519.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452976163_894053892771908_8704567906538699428_n-150x101.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452976163_894053892771908_8704567906538699428_n-600x406.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452976163_894053892771908_8704567906538699428_n-696x470.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452976163_894053892771908_8704567906538699428_n-1068x722.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452976163_894053892771908_8704567906538699428_n-621x420.jpg 621w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/452976163_894053892771908_8704567906538699428_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8889\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453295702_894053906105240_4276045519616726185_n-300x194.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"194\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453295702_894053906105240_4276045519616726185_n-300x194.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453295702_894053906105240_4276045519616726185_n-1024x661.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453295702_894053906105240_4276045519616726185_n-768x496.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453295702_894053906105240_4276045519616726185_n-150x97.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453295702_894053906105240_4276045519616726185_n-600x387.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453295702_894053906105240_4276045519616726185_n-696x449.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453295702_894053906105240_4276045519616726185_n-1068x689.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453295702_894053906105240_4276045519616726185_n-651x420.jpg 651w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453295702_894053906105240_4276045519616726185_n.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8888\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-1392x928.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n-1260x840.jpg 1260w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453273291_894053956105235_4286923395899496141_n.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay isugu yimaadeen guddoomiyaasha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, loogana hadlayay sidii ay wadashaqayn u yeelan lahaayeen labada Akademiya ayaa 29\/7\/ 2024, wuxuu ka dhacay xarunta Akademiyada AGA ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Baresare Cabdalla Cumar Mansuur.oo xarunta AGA ku soo dhaweeyay guddoomiyaha Akademiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8889,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga oo ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dhinac - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga oo ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dhinac - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan ay isugu yimaadeen guddoomiyaasha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, loogana hadlayay sidii ay wadashaqayn u yeelan lahaayeen labada Akademiya ayaa 29\/7\/ 2024, wuxuu ka dhacay xarunta Akademiyada AGA ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Baresare Cabdalla Cumar Mansuur.oo xarunta AGA ku soo dhaweeyay guddoomiyaha Akademiyada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-29T09:57:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-07-31T10:01:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453295702_894053906105240_4276045519616726185_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"697\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga oo ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dhinac\",\"datePublished\":\"2024-07-29T09:57:03+00:00\",\"dateModified\":\"2024-07-31T10:01:31+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/\"},\"wordCount\":211,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/\",\"name\":\"Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga oo ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dhinac - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2024-07-29T09:57:03+00:00\",\"dateModified\":\"2024-07-31T10:01:31+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga oo ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dhinac\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga oo ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dhinac - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga oo ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dhinac - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan ay isugu yimaadeen guddoomiyaasha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta, loogana hadlayay sidii ay wadashaqayn u yeelan lahaayeen labada Akademiya ayaa 29\/7\/ 2024, wuxuu ka dhacay xarunta Akademiyada AGA ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Baresare Cabdalla Cumar Mansuur.oo xarunta AGA ku soo dhaweeyay guddoomiyaha Akademiyada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2024-07-29T09:57:03+00:00","article_modified_time":"2024-07-31T10:01:31+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":697,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/453295702_894053906105240_4276045519616726185_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga oo ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dhinac","datePublished":"2024-07-29T09:57:03+00:00","dateModified":"2024-07-31T10:01:31+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/"},"wordCount":211,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/","name":"Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga oo ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dhinac - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2024-07-29T09:57:03+00:00","dateModified":"2024-07-31T10:01:31+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-iyo-akademiyada-cilmiga-oo-ka-wadahadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dhinac\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akademiya Goboleedka AGA iyo Akademiyada Cilmiga oo ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dhinac"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8886"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8886"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8886\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8890,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8886\/revisions\/8890"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8889"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}