{"id":882,"date":"2018-10-26T16:19:57","date_gmt":"2018-10-26T16:19:57","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=882"},"modified":"2018-10-26T16:36:51","modified_gmt":"2018-10-26T16:36:51","slug":"guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/","title":{"rendered":"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO DAAH-FURAY TABABBAR AY QABANAYSO AKADEEMIYADA AGA"},"content":{"rendered":"<h4>Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay, looguna tala-galay furitaanka tababbar xirfadeed ku saabsan Qoraal-curinta Toolmoon, ayna ka soo qeyb galeen Guddoonka Aqalka Sare, Xildhibaano, madaxda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Golaha Abwaannada iyo dhalllinyaro matalaysay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo bilowgii munaasabaddaas ka hadlay ayaa \u00a0sheegay tababbarkaan inuu wax badan kaga duwan yahay tababbaradii ay Akadeemiyadu horey u qaban jirtay, waxaana uu halkaasi bogaadin uga jeediyay da\u2019 yarta ku soo bar-baaraysa qalinka iyo Naadiyaddooda ee ka faa\u2019iidaysanaya tababbarkaas.<\/h4>\n<h4>\u201cTababbarkaan aad ayuu uga mug weyn yahay kuwii ka horeeyay,\u00a0 maalmo\u00a0 ayuu socon doonaa, casharo is daba joog ah ayaa lagu qaadan doonaa, layliyo ayaa la isu diri doonaa, Shahaadooyin ayaa gaba-gabadiisa lagu bixin doonaa\u201d ayuu yiri Dr. Afrax oo dhinaca kale caddeeyay inuu jiri doono tartan ku aadan Sheeko-curin, Maanso iyo Suugaan Saxaafadeed, kuwaasi oo lagu bixin doono abaal-marino qaali ah.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Aga oo ka hadlayay qorshe hawleedka \u00a0Akadeemiyada ayaa hoosta ka xariiqay inay Aga ahmiyad gaar ah ay siinayso taageeridda hal-abuurka Soomaaaliyeed, waxaana uu carrabka ku dhuftay inay Akadeemiyadu ka go\u2019an tahay sidii ay uga soo dhalaali laheyd waajibaadkeeda ku aadan daryeelka iyo hiilka afka hooyo, isagoo dhanka kale uga mahad-celiayay Guddoomiyaha Aqalka Sare sida uu had iyo goor u garrab taagan tahay dhaqanka, afka iyo hal-abuurkiisa.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Aqalka Sare Md, Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo si rasmi ah u furay tababbarkaasi ayaa ku cel-celiyay inuu Guddoomiyaha Aga Dr. Afrax uu uga mahad-naqayo sida naf-hurka ah ee uu ugu taagan yahay hiilka afka hooyo, waxaana uu ku baaqay inuu helaa afka Soomaaliga qoraal lagu middaysan yahay, isagoo dhallinyaradii uu tababbarkaas u furmayay kula dar-daarmay inay qiimeeyaan oo jeclaadaan afkooda hooyo.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddaas waxaa iyaguna ka hadlay Xildhibaan Sahro Cumar Maalin, Ku- simaha Guddoomiyaha Golaha Abwaanada \u00a0Xersi Dhuux Maxamed, Madaxa Tababbarada Aga Al-ustaad C\/llaahi Sheikh Cabdi Aadan (Gacanka), Marwo Dahabo Sheikh \u00a0Maxamuud oo ka tirsan Somalipen, Guddoomiyaasha Naadiyada Hillin-hayaan iyo Banaadir C\/qaadir Cabdi Axmed (Jubba) iyo Qadar Cabdi C\/laahi\u00a0 iyo Najax \u00a0Aadan oo ku hadlaysay magaca Naadiga Maskax-shiil.<\/h4>\n<h4>Tababbarkaan oo loogu wanqalay \u201cTababbar Xirfadeedka Qoraal-curinta Toolmoon\u201d \u00a0ayaa waxaa ka faa\u2019iidaysan doono 120 xubnood oo loo kala qeybiyay Seddex dufcadood, waxaana uu socon doonaa muddo Bil ah, waxaana casharada tababbarkaasi bixin \u00a0doono macallimiin ruug-caddayaal ah \u00a0oo isugu\u00a0 jira Aga iyo bahda qoraalka.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-883\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44775266_191627988423729_6609856592965795840_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44775266_191627988423729_6609856592965795840_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44775266_191627988423729_6609856592965795840_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44775266_191627988423729_6609856592965795840_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-884\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43591427_379563419252702_5313898813247717376_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43591427_379563419252702_5313898813247717376_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43591427_379563419252702_5313898813247717376_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43591427_379563419252702_5313898813247717376_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-885\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44834648_2316368005057592_2917842507062575104_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44834648_2316368005057592_2917842507062575104_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44834648_2316368005057592_2917842507062575104_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44834648_2316368005057592_2917842507062575104_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-888\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44802389_1875037142614711_6299333442467266560_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44802389_1875037142614711_6299333442467266560_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44802389_1875037142614711_6299333442467266560_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44802389_1875037142614711_6299333442467266560_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-887\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44740923_978863155633428_3116203535813836800_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44740923_978863155633428_3116203535813836800_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44740923_978863155633428_3116203535813836800_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44740923_978863155633428_3116203535813836800_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-886\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44883276_1931253660315035_4636434693728763904_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44883276_1931253660315035_4636434693728763904_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44883276_1931253660315035_4636434693728763904_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44883276_1931253660315035_4636434693728763904_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-890\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44811217_420978405103793_3854564300110692352_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44811217_420978405103793_3854564300110692352_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44811217_420978405103793_3854564300110692352_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44811217_420978405103793_3854564300110692352_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-889\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44740233_306310516765868_1610889739915755520_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44740233_306310516765868_1610889739915755520_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44740233_306310516765868_1610889739915755520_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44740233_306310516765868_1610889739915755520_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-891\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44778769_1887964947946812_8758460754983649280_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44778769_1887964947946812_8758460754983649280_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44778769_1887964947946812_8758460754983649280_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44778769_1887964947946812_8758460754983649280_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay, looguna tala-galay furitaanka tababbar xirfadeed ku saabsan Qoraal-curinta Toolmoon, ayna ka soo qeyb galeen Guddoonka Aqalka Sare, Xildhibaano, madaxda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Golaha Abwaannada iyo dhalllinyaro matalaysay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo bilowgii munaasabaddaas ka hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":883,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO DAAH-FURAY TABABBAR AY QABANAYSO AKADEEMIYADA AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO DAAH-FURAY TABABBAR AY QABANAYSO AKADEEMIYADA AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay, looguna tala-galay furitaanka tababbar xirfadeed ku saabsan Qoraal-curinta Toolmoon, ayna ka soo qeyb galeen Guddoonka Aqalka Sare, Xildhibaano, madaxda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Golaha Abwaannada iyo dhalllinyaro matalaysay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo bilowgii munaasabaddaas ka hadlay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-10-26T16:19:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-10-26T16:36:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44775266_191627988423729_6609856592965795840_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"719\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO DAAH-FURAY TABABBAR AY QABANAYSO AKADEEMIYADA AGA\",\"datePublished\":\"2018-10-26T16:19:57+00:00\",\"dateModified\":\"2018-10-26T16:36:51+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/\"},\"wordCount\":397,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/\",\"name\":\"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO DAAH-FURAY TABABBAR AY QABANAYSO AKADEEMIYADA AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-10-26T16:19:57+00:00\",\"dateModified\":\"2018-10-26T16:36:51+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO DAAH-FURAY TABABBAR AY QABANAYSO AKADEEMIYADA AGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO DAAH-FURAY TABABBAR AY QABANAYSO AKADEEMIYADA AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO DAAH-FURAY TABABBAR AY QABANAYSO AKADEEMIYADA AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay, looguna tala-galay furitaanka tababbar xirfadeed ku saabsan Qoraal-curinta Toolmoon, ayna ka soo qeyb galeen Guddoonka Aqalka Sare, Xildhibaano, madaxda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Golaha Abwaannada iyo dhalllinyaro matalaysay Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax oo bilowgii munaasabaddaas ka hadlay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-10-26T16:19:57+00:00","article_modified_time":"2018-10-26T16:36:51+00:00","og_image":[{"width":960,"height":719,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44775266_191627988423729_6609856592965795840_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO DAAH-FURAY TABABBAR AY QABANAYSO AKADEEMIYADA AGA","datePublished":"2018-10-26T16:19:57+00:00","dateModified":"2018-10-26T16:36:51+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/"},"wordCount":397,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/","name":"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO DAAH-FURAY TABABBAR AY QABANAYSO AKADEEMIYADA AGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-10-26T16:19:57+00:00","dateModified":"2018-10-26T16:36:51+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-daah-furay-tababbar-ay-qabanayso-akadeemiyada-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO DAAH-FURAY TABABBAR AY QABANAYSO AKADEEMIYADA AGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/882"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=882"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":896,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/882\/revisions\/896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}