{"id":88,"date":"2018-02-03T11:58:27","date_gmt":"2018-02-03T11:58:27","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=88"},"modified":"2018-02-03T11:58:27","modified_gmt":"2018-02-03T11:58:27","slug":"qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/","title":{"rendered":"QORAYAAL CAAN AH OO AGA AY U SAMAYSAY MUNAASABAD LAGU SII SAGOOTINAYAY."},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\">Munaasabad \u00a0loogu tala galay sII sagootinta masuuliyiin\u00a0 ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AfsSoomaaliga iyo qorayaal mug iyo miisan ku dhex leh bahda hal abuurka Soomaaliyeed uuna \u00a0soo qaban-qaabiyay maamulka xarunta dhexe ee Akadeemiyadda AGA\u00a0 \u00a0ayaa lagu qabtay Hotel Beach View ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Munaasabadaasi \u00a0ayaa ujeedadeedu waxay aheyd sidii loo yeelan lahaa kulan loogu magac darey &#8220;BULSHEYN&#8221;, waxaana halkaasi la isku dhaafsadey fekrado u badnaa sheekooyin isugu jiray \u00a0taariikh, kaftan, xikmado, maad \u00a0iyo qaar ka mid ah dhacdooyinka xiisaha badan ee mararka qaarkood ka dhex dhaca bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Gudoomiyaha Akademiye-Goboleedka AfSoomaaliiga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax oo munaasabdaasi\u00a0 ka hadlay ayaa caddeeyay \u00a0bahda AGA inay tahay hal qoys oo ku mataaneysan ilaalinta, daryeelka iyo hal abuurka afka Soomaaliga, isagoo intaasi ku darey inaaney AGA iloobi doonin munaasabadaasi \u00a0qaaliga ah.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">&#8220;Saaxiibayaal waxaan idinkugu \u00a0hambalyeeynayaa imaatinkiina Caasimadda, farxad iyo macno gaar ah ayay inoo leedahay kulanka aan caawa halkaan ku wada qaadnay, dhawaan waxaan filayaa inaad dib ugu laaban doontaan goobihii aad \u00a0\u00a0ka timaadeen, safar salaamo iyo ALLE inuu samo\u00a0 idinku celiyo\u00a0 ayaan idiin rajaynayaa&#8221; ayuu si qiiro leh u yiri Prof. Afrax oo dhinaca kale xubnahaasi u dul marey hawlaha baaxadda leh oo ay qabato Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA).<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Qoraaga \u00a0Axmed Farax Cali (Idaajaa) oo ka mid ah maqaawiirta Akadeemiayada AGA, Axmed Cartan oo \u00a0ah Wakiilka AGA\u00a0 ee Dalka Ingiriiska (Uk) iyo madaxa Xarunta Dhaqanka ee Aw-Jaamac Cumar Ciise Marwo Fardowsa Jaamac oo iyaguna madashaasi ka hadlay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin munaasabdaasi loo sameeyay, waxaana ay carabka ku dhufteen inay soo dhaweynayaan waxqabadka iyo horumarka ay sameysay AGA, \u00a0iyagoo balan qaaday inay horseed ka noqon doonaan\u00a0 daryeelka afka Soomaaliga.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Munaasabadaasi \u00a0ayaa\u00a0 ku soo gaba-gabowday \u00a0jawi aad u macaan badan, waa markii ugu horeysay oo in muddo ah xaflad ceynkaan oo\u00a0 kale ay isugu yimaadeen \u00a0\u00a0xubnaha Akadeemiyadaasi ee ku kala sugan Dalka gudahiisa iyo dibadiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad \u00a0loogu tala galay sII sagootinta masuuliyiin\u00a0 ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AfsSoomaaliga iyo qorayaal mug iyo miisan ku dhex leh bahda hal abuurka Soomaaliyeed uuna \u00a0soo qaban-qaabiyay maamulka xarunta dhexe ee Akadeemiyadda AGA\u00a0 \u00a0ayaa lagu qabtay Hotel Beach View ee Magaalada Muqdisho. Munaasabadaasi \u00a0ayaa ujeedadeedu waxay aheyd sidii loo yeelan lahaa kulan loogu magac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":89,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>QORAYAAL CAAN AH OO AGA AY U SAMAYSAY MUNAASABAD LAGU SII SAGOOTINAYAY. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"QORAYAAL CAAN AH OO AGA AY U SAMAYSAY MUNAASABAD LAGU SII SAGOOTINAYAY. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad \u00a0loogu tala galay sII sagootinta masuuliyiin\u00a0 ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AfsSoomaaliga iyo qorayaal mug iyo miisan ku dhex leh bahda hal abuurka Soomaaliyeed uuna \u00a0soo qaban-qaabiyay maamulka xarunta dhexe ee Akadeemiyadda AGA\u00a0 \u00a0ayaa lagu qabtay Hotel Beach View ee Magaalada Muqdisho. Munaasabadaasi \u00a0ayaa ujeedadeedu waxay aheyd sidii loo yeelan lahaa kulan loogu magac [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-02-03T11:58:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/QORAYAAL.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"QORAYAAL CAAN AH OO AGA AY U SAMAYSAY MUNAASABAD LAGU SII SAGOOTINAYAY.\",\"datePublished\":\"2018-02-03T11:58:27+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-03T11:58:27+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/\"},\"wordCount\":316,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/\",\"name\":\"QORAYAAL CAAN AH OO AGA AY U SAMAYSAY MUNAASABAD LAGU SII SAGOOTINAYAY. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-02-03T11:58:27+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-03T11:58:27+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"QORAYAAL CAAN AH OO AGA AY U SAMAYSAY MUNAASABAD LAGU SII SAGOOTINAYAY.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"QORAYAAL CAAN AH OO AGA AY U SAMAYSAY MUNAASABAD LAGU SII SAGOOTINAYAY. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"QORAYAAL CAAN AH OO AGA AY U SAMAYSAY MUNAASABAD LAGU SII SAGOOTINAYAY. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad \u00a0loogu tala galay sII sagootinta masuuliyiin\u00a0 ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AfsSoomaaliga iyo qorayaal mug iyo miisan ku dhex leh bahda hal abuurka Soomaaliyeed uuna \u00a0soo qaban-qaabiyay maamulka xarunta dhexe ee Akadeemiyadda AGA\u00a0 \u00a0ayaa lagu qabtay Hotel Beach View ee Magaalada Muqdisho. Munaasabadaasi \u00a0ayaa ujeedadeedu waxay aheyd sidii loo yeelan lahaa kulan loogu magac [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-02-03T11:58:27+00:00","og_image":[{"width":800,"height":600,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/QORAYAAL.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"QORAYAAL CAAN AH OO AGA AY U SAMAYSAY MUNAASABAD LAGU SII SAGOOTINAYAY.","datePublished":"2018-02-03T11:58:27+00:00","dateModified":"2018-02-03T11:58:27+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/"},"wordCount":316,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/","name":"QORAYAAL CAAN AH OO AGA AY U SAMAYSAY MUNAASABAD LAGU SII SAGOOTINAYAY. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-02-03T11:58:27+00:00","dateModified":"2018-02-03T11:58:27+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qorayaal-caan-ah-oo-aga-ay-u-samaysay-munaasabad-lagu-sii-sagootinayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"QORAYAAL CAAN AH OO AGA AY U SAMAYSAY MUNAASABAD LAGU SII SAGOOTINAYAY."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=88"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":90,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/88\/revisions\/90"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/89"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=88"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=88"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=88"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}