{"id":879,"date":"2020-08-18T02:02:59","date_gmt":"2020-08-18T02:02:59","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=879"},"modified":"2020-09-30T13:03:14","modified_gmt":"2020-09-30T13:03:14","slug":"qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Qoraaga Sheekadii Maana Faay oo Erey-Bixin Cusub ku soo Kordhiyay Afka Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4>Taariikh, Dhaqan iyo Hiddo aad u fac weyn ayuu xambaarsan yahay af walba oo ka jira dunida, hantida ugu qaalisan ee ummad kasta ay ku faanto waa afkeeda, astaamaha ugu caansan ee shucuubaha caalamka lagu kala sooco waa afka ay qolo walba ku hadasho.<\/h4>\n<h4>Culumada Dunida waxay rumaysan yihiin in afku uu yahay shey Noole ah oo Dhasha isla markaana Gabooba, haddii aan la daryeelina geeriyoon karo, nasiib wanaag afka Soomaaliga oo ka mid ah afafka ugu\u00a0 hodonsan caalamka ayaa\u00a0 maalin kasta waxaa ku soo\u00a0 kordho \u00a0erey-bixin cusub\u00a0 oo macno aad u qoto dheer ka tarjumaysa.<\/h4>\n<h4>Qoraaga sheekadii caan baxday ee Maana Faay Dr. Maxamed Daahir Afrax ahna Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa xilliyo kala duwan waxa uu afka Soomaaliga ku soo biiriyay erey-bixin cusub, ereyadaas oo isugu jira qaar si baahsan loo bartay iyo kuwo aan si weyn u fidin.<\/h4>\n<h4>Ereyada caanka noqday ee qoraagaasi uu hal-abuuray waxaa ka mid ah DAAH-FUR, Ereygaan macruufka ah waxa uu qoraagu hindisay horaantii Sagaashameeyadii, waxaana markii ugu horeysay loo adeegsadey Bandhigii buuggaagta oo ay \u00a0Somalipen ee ku qabatay magaalada London.<\/h4>\n<h4>Ereyada kale ee Dr. Afrax laga bartay waxaa ka xusi karnaa AQOON WADAAG, QALINLEY &amp; BANDHIG BUUGGAAGEED\u00a0 oo markii Koowaad loo adeegsadey\u00a0 Carwadii buuggaagta ee lagu dhigay wadanka Sweden, \u00a0erey bixintaas ka hor waxaa la isticmaali jirey Book Fair.<\/h4>\n<h4>Hal-abuurka ereyadaan iskama imaanin hase yeeshee waxaa keentay baahi loo qabay helitaanka ereyadaas, amaan iyo bogaadin ayuu mudan qoraaga sheekadii Maana Faay bacdamaa uu afkeena hooyo \u00a0ku soo kordhiyay ereyo cusub oo waxtar balaaran u yeeshay afka Soomaaliga.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-880\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/21751327_1450329868396933_502127094598574748_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/21751327_1450329868396933_502127094598574748_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/21751327_1450329868396933_502127094598574748_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/21751327_1450329868396933_502127094598574748_n-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/21751327_1450329868396933_502127094598574748_n-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taariikh, Dhaqan iyo Hiddo aad u fac weyn ayuu xambaarsan yahay af walba oo ka jira dunida, hantida ugu qaalisan ee ummad kasta ay ku faanto waa afkeeda, astaamaha ugu caansan ee shucuubaha caalamka lagu kala sooco waa afka ay qolo walba ku hadasho. Culumada Dunida waxay rumaysan yihiin in afku uu yahay shey Noole [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":880,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[18],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoraaga Sheekadii Maana Faay oo Erey-Bixin Cusub ku soo Kordhiyay Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoraaga Sheekadii Maana Faay oo Erey-Bixin Cusub ku soo Kordhiyay Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taariikh, Dhaqan iyo Hiddo aad u fac weyn ayuu xambaarsan yahay af walba oo ka jira dunida, hantida ugu qaalisan ee ummad kasta ay ku faanto waa afkeeda, astaamaha ugu caansan ee shucuubaha caalamka lagu kala sooco waa afka ay qolo walba ku hadasho. Culumada Dunida waxay rumaysan yihiin in afku uu yahay shey Noole [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-18T02:02:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-30T13:03:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/21751327_1450329868396933_502127094598574748_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Qoraaga Sheekadii Maana Faay oo Erey-Bixin Cusub ku soo Kordhiyay Afka Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2020-08-18T02:02:59+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-30T13:03:14+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":267,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Erey Bixin\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/\",\"name\":\"Qoraaga Sheekadii Maana Faay oo Erey-Bixin Cusub ku soo Kordhiyay Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-08-18T02:02:59+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-30T13:03:14+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoraaga Sheekadii Maana Faay oo Erey-Bixin Cusub ku soo Kordhiyay Afka Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoraaga Sheekadii Maana Faay oo Erey-Bixin Cusub ku soo Kordhiyay Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoraaga Sheekadii Maana Faay oo Erey-Bixin Cusub ku soo Kordhiyay Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Taariikh, Dhaqan iyo Hiddo aad u fac weyn ayuu xambaarsan yahay af walba oo ka jira dunida, hantida ugu qaalisan ee ummad kasta ay ku faanto waa afkeeda, astaamaha ugu caansan ee shucuubaha caalamka lagu kala sooco waa afka ay qolo walba ku hadasho. Culumada Dunida waxay rumaysan yihiin in afku uu yahay shey Noole [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-08-18T02:02:59+00:00","article_modified_time":"2020-09-30T13:03:14+00:00","og_image":[{"width":960,"height":639,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/21751327_1450329868396933_502127094598574748_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Qoraaga Sheekadii Maana Faay oo Erey-Bixin Cusub ku soo Kordhiyay Afka Soomaaliga","datePublished":"2020-08-18T02:02:59+00:00","dateModified":"2020-09-30T13:03:14+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/"},"wordCount":267,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Erey Bixin"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/","name":"Qoraaga Sheekadii Maana Faay oo Erey-Bixin Cusub ku soo Kordhiyay Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-08-18T02:02:59+00:00","dateModified":"2020-09-30T13:03:14+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraaga-sheekadii-maana-faay-oo-erey-bixin-cusub-ku-soo-kordhiyay-afka-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoraaga Sheekadii Maana Faay oo Erey-Bixin Cusub ku soo Kordhiyay Afka Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/879"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=879"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/879\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3844,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/879\/revisions\/3844"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/880"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=879"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=879"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=879"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}