{"id":8696,"date":"2024-05-26T13:25:29","date_gmt":"2024-05-26T10:25:29","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=8696"},"modified":"2024-05-26T13:35:45","modified_gmt":"2024-05-26T10:35:45","slug":"guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/","title":{"rendered":"Guddiga Fulinta ee AGA oo Kulan Ballaaran ku yeeshay Aaladda Zoomka"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddiga fulinta ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa xalay oo ku beegneyd 25\/5\/2024, wuxuu kulan looga wadahadlayay horumarinta shaqooyinka Akademiya Goboleedka iyo sidii loo qaban lahaa shiweynihii seddexaad ee Akademiyada uu ku yeeshay aaladda loo yaqaanno Zoomka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u00a0Guddoomiyaha Akademiyada Baresare Cabdalla Cumar Masnuur iyo mas\u2019uuliyiinta kale ee halkaasi ka hadashay ayaa sheegay inkastoo aan dadaal loo yaraysan, haddana, inaan lagu guulaysan helidda dhaqaalihii lagu qaban lahaa shirweynahaas.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Mas\u2019uuliyiinta Akademiyada ayaa isla falanqeeyay sida ay suurtagal ku noqon karto qabsoomidda shirweynaha 3aad ee AGA, kaasi oo la qiray inay qabashadiisu dabadheeraatay, iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay talooyin dhaxalgal ah oo ku aaddan, sida ugu habboon ee loo qaban karo shirweynahaas.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga fulinta ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa xalay oo ku beegneyd 25\/5\/2024, wuxuu kulan looga wadahadlayay horumarinta shaqooyinka Akademiya Goboleedka iyo sidii loo qaban lahaa shiweynihii seddexaad ee Akademiyada uu ku yeeshay aaladda loo yaqaanno Zoomka. \u00a0Guddoomiyaha Akademiyada Baresare Cabdalla Cumar Masnuur iyo mas\u2019uuliyiinta kale ee halkaasi ka hadashay ayaa sheegay inkastoo aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8697,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga Fulinta ee AGA oo Kulan Ballaaran ku yeeshay Aaladda Zoomka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga Fulinta ee AGA oo Kulan Ballaaran ku yeeshay Aaladda Zoomka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga fulinta ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa xalay oo ku beegneyd 25\/5\/2024, wuxuu kulan looga wadahadlayay horumarinta shaqooyinka Akademiya Goboleedka iyo sidii loo qaban lahaa shiweynihii seddexaad ee Akademiyada uu ku yeeshay aaladda loo yaqaanno Zoomka. \u00a0Guddoomiyaha Akademiyada Baresare Cabdalla Cumar Masnuur iyo mas\u2019uuliyiinta kale ee halkaasi ka hadashay ayaa sheegay inkastoo aan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-26T10:25:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-05-26T10:35:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/154534938_3953186544744693_4367841203381723417_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"861\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"861\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddiga Fulinta ee AGA oo Kulan Ballaaran ku yeeshay Aaladda Zoomka\",\"datePublished\":\"2024-05-26T10:25:29+00:00\",\"dateModified\":\"2024-05-26T10:35:45+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/\"},\"wordCount\":122,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/\",\"name\":\"Guddiga Fulinta ee AGA oo Kulan Ballaaran ku yeeshay Aaladda Zoomka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2024-05-26T10:25:29+00:00\",\"dateModified\":\"2024-05-26T10:35:45+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga Fulinta ee AGA oo Kulan Ballaaran ku yeeshay Aaladda Zoomka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga Fulinta ee AGA oo Kulan Ballaaran ku yeeshay Aaladda Zoomka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga Fulinta ee AGA oo Kulan Ballaaran ku yeeshay Aaladda Zoomka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddiga fulinta ee Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa xalay oo ku beegneyd 25\/5\/2024, wuxuu kulan looga wadahadlayay horumarinta shaqooyinka Akademiya Goboleedka iyo sidii loo qaban lahaa shiweynihii seddexaad ee Akademiyada uu ku yeeshay aaladda loo yaqaanno Zoomka. \u00a0Guddoomiyaha Akademiyada Baresare Cabdalla Cumar Masnuur iyo mas\u2019uuliyiinta kale ee halkaasi ka hadashay ayaa sheegay inkastoo aan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2024-05-26T10:25:29+00:00","article_modified_time":"2024-05-26T10:35:45+00:00","og_image":[{"width":861,"height":861,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/154534938_3953186544744693_4367841203381723417_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddiga Fulinta ee AGA oo Kulan Ballaaran ku yeeshay Aaladda Zoomka","datePublished":"2024-05-26T10:25:29+00:00","dateModified":"2024-05-26T10:35:45+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/"},"wordCount":122,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/","name":"Guddiga Fulinta ee AGA oo Kulan Ballaaran ku yeeshay Aaladda Zoomka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2024-05-26T10:25:29+00:00","dateModified":"2024-05-26T10:35:45+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddiga-fulinta-ee-aga-oo-kulan-ballaaran-ku-yeeshay-aaladda-zoomka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga Fulinta ee AGA oo Kulan Ballaaran ku yeeshay Aaladda Zoomka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8696"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8696"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8696\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8702,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8696\/revisions\/8702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8697"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}