{"id":866,"date":"2018-10-19T09:25:43","date_gmt":"2018-10-19T09:25:43","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=866"},"modified":"2018-10-28T10:50:16","modified_gmt":"2018-10-28T10:50:16","slug":"naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/","title":{"rendered":"NAADIYADDA  AKHRISKA IYO QORAALKA OO LA GUDDOONSIIYAY NUQULO KA MID AH BUUGGA HALDOOR"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa guddoonsiisay naadiyada \u00a0Akhriska iyo\u00a0Qoraalka\u00a0nuqulo ka mid ah \u00a0buugga Haldoor ee ka\u00a0 hadlayo taariikh nololeedka iyo dhaxal cilmiyeedkii Guddoomiyihii Guddigii qoraalka farta Soomaaliyeed Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali.<\/h4>\n<h4>Barre sare Mustafa C\/llaahi Feyruuus oo ka mid ah madaxda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo hadal kooban ka soo jeediyay munaasabaddii buuggaasi lagu bixinayay \u00a0ayaa sheegay inay Aga ku faraxsan tahay inay naadiyadda Hillin-hayaan, Banaadir &amp; Xamar ay \u00a0ku wareejiso nuqulo ka mid ah buugga Haldoor, isagoo dhinaca\u00a0 kale ka sheekeeyay qiimaha \u00a0uu leeyahay buuggaasi.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaasha naadiyadda Hillin-hayaan iyo Banaadir Al-ustaad C\/qaadir Jubba iyo Md, Qadar Cabdi C\/llaahi oo iyaguna halkaasi ka hadlay ayaa\u00a0 caddeeyay inay soo dhaweynayaan buuggaasi la guddoonsiiyay, iyagoo Akadeemiyada \u00a0uga mahad-naqay sida ay isaga xil saartay soo saarista buuggaasi.<\/h4>\n<h4>Munaasabadii bixinta buuggaasi waxaa goob joog ka ahaa madaxa Tababbarada Akadeemiyada Al-ustaad C\/llaahi Shiikh Cabdi Aadan (Gacanka), madaxa Teknaloojiyada Caaqil Axmed Faarax iyo Xoghaynta Guud ee Aga Seynab Xaaji Axmed (Ugbaad).<\/h4>\n<h4>Buugga Haldoor ayaa qeyb waxa uu ka yahay Taxanaha Darsida Afka iyo Suugaanta Soomaalida, waana buuggii labaad oo ay soo saarto Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-867\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174445-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174445-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174445-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174445-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-869\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_1745240-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_1745240-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_1745240-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_1745240-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-870\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174615-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174615-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174615-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174615-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-871\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174751-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174751-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174751-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174751-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-872\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174929-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174929-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174929-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174929-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa guddoonsiisay naadiyada \u00a0Akhriska iyo\u00a0Qoraalka\u00a0nuqulo ka mid ah \u00a0buugga Haldoor ee ka\u00a0 hadlayo taariikh nololeedka iyo dhaxal cilmiyeedkii Guddoomiyihii Guddigii qoraalka farta Soomaaliyeed Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali. Barre sare Mustafa C\/llaahi Feyruuus oo ka mid ah madaxda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo hadal kooban ka soo jeediyay munaasabaddii buuggaasi lagu bixinayay \u00a0ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":868,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10,7,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>NAADIYADDA AKHRISKA IYO QORAALKA OO LA GUDDOONSIIYAY NUQULO KA MID AH BUUGGA HALDOOR - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"NAADIYADDA AKHRISKA IYO QORAALKA OO LA GUDDOONSIIYAY NUQULO KA MID AH BUUGGA HALDOOR - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa guddoonsiisay naadiyada \u00a0Akhriska iyo\u00a0Qoraalka\u00a0nuqulo ka mid ah \u00a0buugga Haldoor ee ka\u00a0 hadlayo taariikh nololeedka iyo dhaxal cilmiyeedkii Guddoomiyihii Guddigii qoraalka farta Soomaaliyeed Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali. Barre sare Mustafa C\/llaahi Feyruuus oo ka mid ah madaxda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo hadal kooban ka soo jeediyay munaasabaddii buuggaasi lagu bixinayay \u00a0ayaa sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-10-19T09:25:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-10-28T10:50:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174444-1024x768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"NAADIYADDA AKHRISKA IYO QORAALKA OO LA GUDDOONSIIYAY NUQULO KA MID AH BUUGGA HALDOOR\",\"datePublished\":\"2018-10-19T09:25:43+00:00\",\"dateModified\":\"2018-10-28T10:50:16+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/\"},\"wordCount\":195,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\",\"kaydka\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/\",\"name\":\"NAADIYADDA AKHRISKA IYO QORAALKA OO LA GUDDOONSIIYAY NUQULO KA MID AH BUUGGA HALDOOR - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-10-19T09:25:43+00:00\",\"dateModified\":\"2018-10-28T10:50:16+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"NAADIYADDA AKHRISKA IYO QORAALKA OO LA GUDDOONSIIYAY NUQULO KA MID AH BUUGGA HALDOOR\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"NAADIYADDA AKHRISKA IYO QORAALKA OO LA GUDDOONSIIYAY NUQULO KA MID AH BUUGGA HALDOOR - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"NAADIYADDA AKHRISKA IYO QORAALKA OO LA GUDDOONSIIYAY NUQULO KA MID AH BUUGGA HALDOOR - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa guddoonsiisay naadiyada \u00a0Akhriska iyo\u00a0Qoraalka\u00a0nuqulo ka mid ah \u00a0buugga Haldoor ee ka\u00a0 hadlayo taariikh nololeedka iyo dhaxal cilmiyeedkii Guddoomiyihii Guddigii qoraalka farta Soomaaliyeed Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali. Barre sare Mustafa C\/llaahi Feyruuus oo ka mid ah madaxda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo hadal kooban ka soo jeediyay munaasabaddii buuggaasi lagu bixinayay \u00a0ayaa sheegay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-10-19T09:25:43+00:00","article_modified_time":"2018-10-28T10:50:16+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181018_174444-1024x768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"NAADIYADDA AKHRISKA IYO QORAALKA OO LA GUDDOONSIIYAY NUQULO KA MID AH BUUGGA HALDOOR","datePublished":"2018-10-19T09:25:43+00:00","dateModified":"2018-10-28T10:50:16+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/"},"wordCount":195,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag","kaydka","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/","name":"NAADIYADDA AKHRISKA IYO QORAALKA OO LA GUDDOONSIIYAY NUQULO KA MID AH BUUGGA HALDOOR - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-10-19T09:25:43+00:00","dateModified":"2018-10-28T10:50:16+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiyadda-qoraalka-akhriska-oo-la-guddoonsiiyay-tirooyin-ka-mid-ah-buugga-haldoor\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"NAADIYADDA AKHRISKA IYO QORAALKA OO LA GUDDOONSIIYAY NUQULO KA MID AH BUUGGA HALDOOR"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/866"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=866"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":907,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/866\/revisions\/907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/868"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}