{"id":860,"date":"2018-10-13T15:50:03","date_gmt":"2018-10-13T15:50:03","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=860"},"modified":"2018-10-13T16:11:22","modified_gmt":"2018-10-13T16:11:22","slug":"boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Boqol Buug oo la Guddoonsiiyay Marwadii uu ka Geeriyooday Guddoomiyaha Guddigii Qoraalka Afka Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta Boqol nuqul oo ka mid ah buugga Haldoor waxay \u00a0guddoonsiisay Marwadii uu ka geeriyooday Guddoomiyihii Guddigii \u00a0qoraalka farta Soomaaliga \u00a0Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali.<\/h4>\n<h4>Munaasabad kooban oo lagu maamuusayay\u00a0 bixinta buuggaagtaasi ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Akadeemiyada Aga iyo ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed\u00a0 ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>\u00a0Hadal uu halkaasi ka soo jeediyay madaxa Waxbarashada iyo Munaasbaddaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Al-ustaad Cabdi-naasir Yuusuf Macalin ayaa sheegay inay Aga ku faraxsan tahay \u00a0buuggaagtaasi ay\u00a0 ku wareejinayso marwadii uu ka tagey Danjire Shariif Saalax, waxaana uu caddeeyay nuqulada la guddoonsiiyay marwadaasi\u00a0 ee ka mid ah buugga haldoor\u00a0 inay bulshadu\u00a0 wax badan ka faa\u2019iideysan doonto.<\/h4>\n<h4>Marwo Caasho Cabdi Diini oo iyaduna madashaasi\u00a0 ka hadashay ayaa soo dhaweysay buuggaagtaasi la guddoonsiisay, waxayna u mahadnaqday \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo daabacday buuggaasi haldoor \u00a0ee ka hadlayo Taariikh Nololeedka \u00a0iyo Dhaxal Cilmiyeedkii\u00a0 Shariif Saalax Maxamed Cali.<\/h4>\n<h4>Munaasabadaasi \u00a0oo ku dhacday jawi aad u wanaagsan ayaa waxaa goob joog\u00a0 ka ahaa madaxa Xoghaynta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u00a0 Seynab Xaaji Axmed (Ugbaad) iyo xubno kale oo ka kala socday Aga iyo ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-861\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181013_115735-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181013_115735-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181013_115735-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181013_115735-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-861\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181013_115735-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181013_115735-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181013_115735-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181013_115735-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta Boqol nuqul oo ka mid ah buugga Haldoor waxay \u00a0guddoonsiisay Marwadii uu ka geeriyooday Guddoomiyihii Guddigii \u00a0qoraalka farta Soomaaliga \u00a0Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali. Munaasabad kooban oo lagu maamuusayay\u00a0 bixinta buuggaagtaasi ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Akadeemiyada Aga iyo ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed\u00a0 ayaa maanta lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":861,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Boqol Buug oo la Guddoonsiiyay Marwadii uu ka Geeriyooday Guddoomiyaha Guddigii Qoraalka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Boqol Buug oo la Guddoonsiiyay Marwadii uu ka Geeriyooday Guddoomiyaha Guddigii Qoraalka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta Boqol nuqul oo ka mid ah buugga Haldoor waxay \u00a0guddoonsiisay Marwadii uu ka geeriyooday Guddoomiyihii Guddigii \u00a0qoraalka farta Soomaaliga \u00a0Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali. Munaasabad kooban oo lagu maamuusayay\u00a0 bixinta buuggaagtaasi ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Akadeemiyada Aga iyo ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed\u00a0 ayaa maanta lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-10-13T15:50:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-10-13T16:11:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181013_115735-1024x768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Boqol Buug oo la Guddoonsiiyay Marwadii uu ka Geeriyooday Guddoomiyaha Guddigii Qoraalka Afka Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2018-10-13T15:50:03+00:00\",\"dateModified\":\"2018-10-13T16:11:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":200,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/\",\"name\":\"Boqol Buug oo la Guddoonsiiyay Marwadii uu ka Geeriyooday Guddoomiyaha Guddigii Qoraalka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-10-13T15:50:03+00:00\",\"dateModified\":\"2018-10-13T16:11:22+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Boqol Buug oo la Guddoonsiiyay Marwadii uu ka Geeriyooday Guddoomiyaha Guddigii Qoraalka Afka Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Boqol Buug oo la Guddoonsiiyay Marwadii uu ka Geeriyooday Guddoomiyaha Guddigii Qoraalka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Boqol Buug oo la Guddoonsiiyay Marwadii uu ka Geeriyooday Guddoomiyaha Guddigii Qoraalka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa maanta Boqol nuqul oo ka mid ah buugga Haldoor waxay \u00a0guddoonsiisay Marwadii uu ka geeriyooday Guddoomiyihii Guddigii \u00a0qoraalka farta Soomaaliga \u00a0Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali. Munaasabad kooban oo lagu maamuusayay\u00a0 bixinta buuggaagtaasi ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Akadeemiyada Aga iyo ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed\u00a0 ayaa maanta lagu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-10-13T15:50:03+00:00","article_modified_time":"2018-10-13T16:11:22+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/20181013_115735-1024x768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Boqol Buug oo la Guddoonsiiyay Marwadii uu ka Geeriyooday Guddoomiyaha Guddigii Qoraalka Afka Soomaaliga","datePublished":"2018-10-13T15:50:03+00:00","dateModified":"2018-10-13T16:11:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/"},"wordCount":200,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/","name":"Boqol Buug oo la Guddoonsiiyay Marwadii uu ka Geeriyooday Guddoomiyaha Guddigii Qoraalka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-10-13T15:50:03+00:00","dateModified":"2018-10-13T16:11:22+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/boqol-buug-oo-la-guddoonsiiyay-marwadii-uu-ka-geeriyooday-guddoomiyaha-guddigii-qoraalka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Boqol Buug oo la Guddoonsiiyay Marwadii uu ka Geeriyooday Guddoomiyaha Guddigii Qoraalka Afka Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/860"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=860"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/860\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":865,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/860\/revisions\/865"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=860"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=860"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=860"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}