{"id":8568,"date":"2024-03-31T12:21:17","date_gmt":"2024-03-31T09:21:17","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=8568"},"modified":"2024-03-31T12:27:34","modified_gmt":"2024-03-31T09:27:34","slug":"aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/","title":{"rendered":"AGA oo Dugsiyada G\/Banaadir u Samaysay Wacyigelin ku Saabsan Qiimaha Af Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4><em>Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) waaxdeeda waxbarashada ayaa toddobaadkii labaad magaalada Muqdisho ka samaysay barnaamijka wacyigelinta dugsiyada gobolka Banaadir.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waaxda waxbarashada AGA, oo uu hoggaaminayo agaasimaha waaxdaasi bare Cabdulqaadir Cabdi Axmed (Jubba) ayaa toddobaadkii labaad dugsiyada gobolka Banaadir qaar ka mid ah ka sameeyay Wacyigelin ku saabsan sidii goobaha waxbarashada, gaar ahaan dugsiyada nidaamiga ah ay u ilaalin lahaayeen tayada iyo barashada af Soomaaliga, islamarkaana ardayda loogu baraarujin lahaa qiimaha afkooda hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Barnaamijkan wacyigelinta ah ayay Akademiyada AGA ugu talaggashay in ardayda Soomaaliyeed ee waxbaranaya lagu baraarujiyo qiimaha afkooda loogana sheekeeyo hodantinimada af Soomaaliga iyo marxaladihii kala duwanaa uu soo maray qoristiisa iyo halka maanta uu joogo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Agaasimaha Waxbarashada AGA oo uu wehlinayo ustaad Cabdixakiin Xuseen Caamir oo ka mid ah saaxiibbada AGA, waxay socodkooda ka billaabeen dugsiga Macallin Jaamac oo ku yaal degmada Yaaqshiid, isagoona halkaa uu ku soo dhoweeyay maamulaha dugsiga macallin Jaamac baresare Cabdullaahi Wiilow oo ka warbixiyay taariikhda dugsiga, isagoona ku soo wareejiyay fasallada kala duwan ee dugsiga,.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Agaasimaha waxbarashada AGA ayaa ardayda kala hadlay daabuurka, isagoo kaga sheekeeyay Akademiyada AGA hawlaha iyo shaqooyinka ay bulshada u hayso, kaddibna ardayda ayaa weyddiiyay su`aalo ku aaddan AGA iyo af Soomaaliga, wuxuunauga jawaabay si wanaagsan oo ay kuwada qanceen.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ugu dambayn, wuxuu ka codsaday maamulka dugsiga in ardayda fursad loo siiyo in daabuurka ku jeediyaan afkooda hooyo oo uusan xiriiryaha ku hadlin luuqadaha Carabiga iyo Ingiriisiga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Kaddibna, waxay socdaalkooda ku tageen dhawr dugsi oo ku yaalla degmooyinka Yaaqshiid iyo Warta Nabadda iyagoona ugu dambayn lagu soo dhoweeyay dugsiga hoose, dhexe iyo saree ee Soomaaliya oo ku yaalla xaafadda Xamarjadiid ee degmada Warta Nabadda.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waxaa halkaa ku soo dhoweeyay maamulaha dugsigaasi ustaad Maxamed Cumar Maxamuud (Turki) oo u wehliyo maamulka guud ee dugsiga baresare Cabdinuur Cali Maxamed, waxaa ay ku soo wareegeen fasallada uu dugsigaasi ka koobanyahay, iyagoo si gaara ula hadlay fasalka 12aad ee dugsiga sare oo ay uga sheekeyeen muhiimadda afka hooyo iyo kaalinta kaga aadday ardayda iyo sida qof walbaa waajib uga saaranyahay ilaalinta afkiisa hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Maamullada iyo macallimiinta dugsiyada gobolka Banaadir ayaa la wadaagay Akademiyada AGA caqabadaha ka haysta afka iyo horumarintiisa, iyagoona AGA ka codsaday inay siiso tababbarro ku aaddan maaddada af Soomaaliga iyo sidii macallinka dhigaya uu u gaari lahaa isku kalsoonaan xirfadeed.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wacyigelintan ayay Akademiyadu sii wadaysaa inta laga gaarayo imtixaanka xirista sannad dugsiyeedkan 2023 \u2013 2024 hadii Alle idmo.\u00a0<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8575\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/d3fe44cb-1a51-48ea-8fcb-420cdcf9af4b-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/d3fe44cb-1a51-48ea-8fcb-420cdcf9af4b-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/d3fe44cb-1a51-48ea-8fcb-420cdcf9af4b-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/d3fe44cb-1a51-48ea-8fcb-420cdcf9af4b-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/d3fe44cb-1a51-48ea-8fcb-420cdcf9af4b-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/d3fe44cb-1a51-48ea-8fcb-420cdcf9af4b-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/d3fe44cb-1a51-48ea-8fcb-420cdcf9af4b-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/d3fe44cb-1a51-48ea-8fcb-420cdcf9af4b-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/d3fe44cb-1a51-48ea-8fcb-420cdcf9af4b-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/d3fe44cb-1a51-48ea-8fcb-420cdcf9af4b.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8569\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/9d4727fe-b543-40b8-be5d-cfc54744be6b-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/9d4727fe-b543-40b8-be5d-cfc54744be6b-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/9d4727fe-b543-40b8-be5d-cfc54744be6b-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/9d4727fe-b543-40b8-be5d-cfc54744be6b-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/9d4727fe-b543-40b8-be5d-cfc54744be6b-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/9d4727fe-b543-40b8-be5d-cfc54744be6b-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/9d4727fe-b543-40b8-be5d-cfc54744be6b-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/9d4727fe-b543-40b8-be5d-cfc54744be6b-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/9d4727fe-b543-40b8-be5d-cfc54744be6b-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/9d4727fe-b543-40b8-be5d-cfc54744be6b.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8574\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/c061179b-0d65-42f6-8812-b2e295d59457-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/c061179b-0d65-42f6-8812-b2e295d59457-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/c061179b-0d65-42f6-8812-b2e295d59457-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/c061179b-0d65-42f6-8812-b2e295d59457-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/c061179b-0d65-42f6-8812-b2e295d59457-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/c061179b-0d65-42f6-8812-b2e295d59457-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/c061179b-0d65-42f6-8812-b2e295d59457-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/c061179b-0d65-42f6-8812-b2e295d59457-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/c061179b-0d65-42f6-8812-b2e295d59457-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/c061179b-0d65-42f6-8812-b2e295d59457.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8573\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/b2f53e43-3cf7-4fe9-8109-7694e8dadf99-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/b2f53e43-3cf7-4fe9-8109-7694e8dadf99-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/b2f53e43-3cf7-4fe9-8109-7694e8dadf99-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/b2f53e43-3cf7-4fe9-8109-7694e8dadf99-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/b2f53e43-3cf7-4fe9-8109-7694e8dadf99-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/b2f53e43-3cf7-4fe9-8109-7694e8dadf99-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/b2f53e43-3cf7-4fe9-8109-7694e8dadf99-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/b2f53e43-3cf7-4fe9-8109-7694e8dadf99-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/b2f53e43-3cf7-4fe9-8109-7694e8dadf99-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/b2f53e43-3cf7-4fe9-8109-7694e8dadf99.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8570\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/38e4b409-38a9-466e-b28d-92e1045873f8-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/38e4b409-38a9-466e-b28d-92e1045873f8-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/38e4b409-38a9-466e-b28d-92e1045873f8-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/38e4b409-38a9-466e-b28d-92e1045873f8-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/38e4b409-38a9-466e-b28d-92e1045873f8-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/38e4b409-38a9-466e-b28d-92e1045873f8-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/38e4b409-38a9-466e-b28d-92e1045873f8-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/38e4b409-38a9-466e-b28d-92e1045873f8-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/38e4b409-38a9-466e-b28d-92e1045873f8-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/38e4b409-38a9-466e-b28d-92e1045873f8.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8571\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/52f87fda-bdaf-4fdf-aa96-9e7d4bf154ee-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/52f87fda-bdaf-4fdf-aa96-9e7d4bf154ee-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/52f87fda-bdaf-4fdf-aa96-9e7d4bf154ee-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/52f87fda-bdaf-4fdf-aa96-9e7d4bf154ee-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/52f87fda-bdaf-4fdf-aa96-9e7d4bf154ee-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/52f87fda-bdaf-4fdf-aa96-9e7d4bf154ee-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/52f87fda-bdaf-4fdf-aa96-9e7d4bf154ee-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/52f87fda-bdaf-4fdf-aa96-9e7d4bf154ee-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/52f87fda-bdaf-4fdf-aa96-9e7d4bf154ee-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/52f87fda-bdaf-4fdf-aa96-9e7d4bf154ee.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) waaxdeeda waxbarashada ayaa toddobaadkii labaad magaalada Muqdisho ka samaysay barnaamijka wacyigelinta dugsiyada gobolka Banaadir. Waaxda waxbarashada AGA, oo uu hoggaaminayo agaasimaha waaxdaasi bare Cabdulqaadir Cabdi Axmed (Jubba) ayaa toddobaadkii labaad dugsiyada gobolka Banaadir qaar ka mid ah ka sameeyay Wacyigelin ku saabsan sidii goobaha waxbarashada, gaar ahaan dugsiyada nidaamiga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8575,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AGA oo Dugsiyada G\/Banaadir u Samaysay Wacyigelin ku Saabsan Qiimaha Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AGA oo Dugsiyada G\/Banaadir u Samaysay Wacyigelin ku Saabsan Qiimaha Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) waaxdeeda waxbarashada ayaa toddobaadkii labaad magaalada Muqdisho ka samaysay barnaamijka wacyigelinta dugsiyada gobolka Banaadir. Waaxda waxbarashada AGA, oo uu hoggaaminayo agaasimaha waaxdaasi bare Cabdulqaadir Cabdi Axmed (Jubba) ayaa toddobaadkii labaad dugsiyada gobolka Banaadir qaar ka mid ah ka sameeyay Wacyigelin ku saabsan sidii goobaha waxbarashada, gaar ahaan dugsiyada nidaamiga ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-31T09:21:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-31T09:27:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/d3fe44cb-1a51-48ea-8fcb-420cdcf9af4b.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AGA oo Dugsiyada G\/Banaadir u Samaysay Wacyigelin ku Saabsan Qiimaha Af Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2024-03-31T09:21:17+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-31T09:27:34+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":399,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/\",\"name\":\"AGA oo Dugsiyada G\/Banaadir u Samaysay Wacyigelin ku Saabsan Qiimaha Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2024-03-31T09:21:17+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-31T09:27:34+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AGA oo Dugsiyada G\/Banaadir u Samaysay Wacyigelin ku Saabsan Qiimaha Af Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AGA oo Dugsiyada G\/Banaadir u Samaysay Wacyigelin ku Saabsan Qiimaha Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AGA oo Dugsiyada G\/Banaadir u Samaysay Wacyigelin ku Saabsan Qiimaha Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) waaxdeeda waxbarashada ayaa toddobaadkii labaad magaalada Muqdisho ka samaysay barnaamijka wacyigelinta dugsiyada gobolka Banaadir. Waaxda waxbarashada AGA, oo uu hoggaaminayo agaasimaha waaxdaasi bare Cabdulqaadir Cabdi Axmed (Jubba) ayaa toddobaadkii labaad dugsiyada gobolka Banaadir qaar ka mid ah ka sameeyay Wacyigelin ku saabsan sidii goobaha waxbarashada, gaar ahaan dugsiyada nidaamiga ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2024-03-31T09:21:17+00:00","article_modified_time":"2024-03-31T09:27:34+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/d3fe44cb-1a51-48ea-8fcb-420cdcf9af4b.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AGA oo Dugsiyada G\/Banaadir u Samaysay Wacyigelin ku Saabsan Qiimaha Af Soomaaliga","datePublished":"2024-03-31T09:21:17+00:00","dateModified":"2024-03-31T09:27:34+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/"},"wordCount":399,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/","name":"AGA oo Dugsiyada G\/Banaadir u Samaysay Wacyigelin ku Saabsan Qiimaha Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2024-03-31T09:21:17+00:00","dateModified":"2024-03-31T09:27:34+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-oo-dugsiyada-g-banaadir-u-samaysay-wacyigelin-ku-saabsan-qiimaha-af-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AGA oo Dugsiyada G\/Banaadir u Samaysay Wacyigelin ku Saabsan Qiimaha Af Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8568"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8568"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8581,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8568\/revisions\/8581"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8575"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}