{"id":8545,"date":"2024-02-25T10:01:12","date_gmt":"2024-02-25T07:01:12","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=8545"},"modified":"2024-02-25T10:08:16","modified_gmt":"2024-02-25T07:08:16","slug":"akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Akademiya Goboleedka (AGA) oo Hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka ka Saacidaysa Ereybixinta Af Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4>Kulan looga hadlayay sidii ay Akademiya Goboleedka (AGA), gacan uga siin laheyd hay\u2019adda aqoonsiga iyo diiwaanagalinta qaranka (NIRA) habka ereybixinta af Soomaaliga ayaa shalay oo ku beegneyd 24\/2\/2024, wuxuu ka dhacay xarunta hay\u2019adda aqoonsiga ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Maareeyaha hay&#8217;adda aqoonsiga qaranka Cabdiwali Timacadde oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga ay gacan ka siinayso hay\u2019addiisa qaabka ugu wanaagsan ee ereybixinta af Soomaaliga iyo sidii maamulka iyo shaqaalaha hay\u2019adaas loo siin lahaa tababbarro la xiriira dhanka hab dhigaalka af Soomaaliga, isagoo ka mahadnaqay booqashada AGA ee xarunta NIRA.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Baresare Cabdalla Cumar Mansuur ayaa Maareeyaha hay\u2019adda la wadaagay talooyin lagu hormarin karo nidaamka diwaangalinta dadweynaha oo hadda si toos ah u socda.<\/h4>\n<h4>Kulankaasi taariikhiga ahaa ayaa ku soo dhammaaday jawi aad u wanaagsan.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8546\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/1061fae5-7ba4-4c6f-80cf-0790724514ef-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/1061fae5-7ba4-4c6f-80cf-0790724514ef-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/1061fae5-7ba4-4c6f-80cf-0790724514ef-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/1061fae5-7ba4-4c6f-80cf-0790724514ef-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/1061fae5-7ba4-4c6f-80cf-0790724514ef-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/1061fae5-7ba4-4c6f-80cf-0790724514ef-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/1061fae5-7ba4-4c6f-80cf-0790724514ef-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/1061fae5-7ba4-4c6f-80cf-0790724514ef-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/1061fae5-7ba4-4c6f-80cf-0790724514ef-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/1061fae5-7ba4-4c6f-80cf-0790724514ef.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8547\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/408929413_6971046369687851_9037705356708174055_n-300x201.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"201\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/408929413_6971046369687851_9037705356708174055_n-300x201.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/408929413_6971046369687851_9037705356708174055_n-768x515.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/408929413_6971046369687851_9037705356708174055_n-150x101.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/408929413_6971046369687851_9037705356708174055_n-600x403.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/408929413_6971046369687851_9037705356708174055_n-696x467.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/408929413_6971046369687851_9037705356708174055_n-626x420.jpg 626w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/408929413_6971046369687851_9037705356708174055_n.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan looga hadlayay sidii ay Akademiya Goboleedka (AGA), gacan uga siin laheyd hay\u2019adda aqoonsiga iyo diiwaanagalinta qaranka (NIRA) habka ereybixinta af Soomaaliga ayaa shalay oo ku beegneyd 24\/2\/2024, wuxuu ka dhacay xarunta hay\u2019adda aqoonsiga ee magaalada Muqdisho. Maareeyaha hay&#8217;adda aqoonsiga qaranka Cabdiwali Timacadde oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in Akademiya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8546,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akademiya Goboleedka (AGA) oo Hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka ka Saacidaysa Ereybixinta Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akademiya Goboleedka (AGA) oo Hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka ka Saacidaysa Ereybixinta Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan looga hadlayay sidii ay Akademiya Goboleedka (AGA), gacan uga siin laheyd hay\u2019adda aqoonsiga iyo diiwaanagalinta qaranka (NIRA) habka ereybixinta af Soomaaliga ayaa shalay oo ku beegneyd 24\/2\/2024, wuxuu ka dhacay xarunta hay\u2019adda aqoonsiga ee magaalada Muqdisho. Maareeyaha hay&#8217;adda aqoonsiga qaranka Cabdiwali Timacadde oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in Akademiya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-25T07:01:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-02-25T07:08:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/1061fae5-7ba4-4c6f-80cf-0790724514ef.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akademiya Goboleedka (AGA) oo Hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka ka Saacidaysa Ereybixinta Af Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2024-02-25T07:01:12+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-25T07:08:16+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":152,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/\",\"name\":\"Akademiya Goboleedka (AGA) oo Hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka ka Saacidaysa Ereybixinta Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2024-02-25T07:01:12+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-25T07:08:16+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akademiya Goboleedka (AGA) oo Hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka ka Saacidaysa Ereybixinta Af Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akademiya Goboleedka (AGA) oo Hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka ka Saacidaysa Ereybixinta Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akademiya Goboleedka (AGA) oo Hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka ka Saacidaysa Ereybixinta Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan looga hadlayay sidii ay Akademiya Goboleedka (AGA), gacan uga siin laheyd hay\u2019adda aqoonsiga iyo diiwaanagalinta qaranka (NIRA) habka ereybixinta af Soomaaliga ayaa shalay oo ku beegneyd 24\/2\/2024, wuxuu ka dhacay xarunta hay\u2019adda aqoonsiga ee magaalada Muqdisho. Maareeyaha hay&#8217;adda aqoonsiga qaranka Cabdiwali Timacadde oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in Akademiya [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2024-02-25T07:01:12+00:00","article_modified_time":"2024-02-25T07:08:16+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/1061fae5-7ba4-4c6f-80cf-0790724514ef.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akademiya Goboleedka (AGA) oo Hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka ka Saacidaysa Ereybixinta Af Soomaaliga","datePublished":"2024-02-25T07:01:12+00:00","dateModified":"2024-02-25T07:08:16+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/"},"wordCount":152,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/","name":"Akademiya Goboleedka (AGA) oo Hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka ka Saacidaysa Ereybixinta Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2024-02-25T07:01:12+00:00","dateModified":"2024-02-25T07:08:16+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiya-goboleedka-aga-oo-hayadda-aqoonsiga-qaranka-ka-saacidaysa-ereybixinta-af-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akademiya Goboleedka (AGA) oo Hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka ka Saacidaysa Ereybixinta Af Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8545"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8545"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8545\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8553,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8545\/revisions\/8553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8546"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8545"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8545"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8545"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}