{"id":8259,"date":"2023-08-18T12:53:59","date_gmt":"2023-08-18T09:53:59","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=8259"},"modified":"2023-10-05T13:06:47","modified_gmt":"2023-10-05T10:06:47","slug":"wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Waxbarashada oo Amartay Ardayda Galaysa Jaamacadaha inay  Sannadka 1-aad Qaataan Maadada Af Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4><em>Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Waxbarashada 17\/8\/2023, ayaa lagu sheegay billaabo sannad-dugsiyeedka 2023\/2024, in dhammaan ardayda doonaysa inay galaan tacliinta jaamacadeed, waa in ay maraan hal sano oo waxbarasho asaasi ah (Foundation Year).<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wareegtadaasi oo ku saxiixnaa Wasiirka Wasaaradaas Faarax Shiikh C\/qaadir ayaa lagu caddeeyay maaddooyinka lagu baranayo sannadka waxbarashada ee asaasiga ah, in ay ka mid yihiin: afka Soomaaliga (oo ay ku jiraan suugaanta, dhaqanka iyo taariikhda), afafka Carabiga iyo Ingiriiska (ama luqadda uu ardaygu ku qaadan doono waxbarashadiisa jaamacadeed), daraasaadka Islaamka (fahamka guud iyo akhlaaqda Islaamka), xirfadaha hab-qoraalka akadeemigga ah, xirfadaha xallinta khilaafaadka, xiriirka bulshada iyo hab fekerka naqdineed (Critical Thinking).<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wareegtadaasi oo ku socotay madaxda jaamacadaha dalka ayaa lagu farey inay u hogaansamaan hirgalinta go\u2019aannadaas ka soo baxay Wasasaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8261\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WhatsApp-Image-2023-10-05-at-12.49.48-223x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"223\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WhatsApp-Image-2023-10-05-at-12.49.48-223x300.jpeg 223w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WhatsApp-Image-2023-10-05-at-12.49.48-150x202.jpeg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WhatsApp-Image-2023-10-05-at-12.49.48-300x404.jpeg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WhatsApp-Image-2023-10-05-at-12.49.48-600x807.jpeg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WhatsApp-Image-2023-10-05-at-12.49.48-696x937.jpeg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WhatsApp-Image-2023-10-05-at-12.49.48-312x420.jpeg 312w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WhatsApp-Image-2023-10-05-at-12.49.48-624x840.jpeg 624w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/WhatsApp-Image-2023-10-05-at-12.49.48.jpeg 761w\" sizes=\"(max-width: 223px) 100vw, 223px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Waxbarashada 17\/8\/2023, ayaa lagu sheegay billaabo sannad-dugsiyeedka 2023\/2024, in dhammaan ardayda doonaysa inay galaan tacliinta jaamacadeed, waa in ay maraan hal sano oo waxbarasho asaasi ah (Foundation Year). Wareegtadaasi oo ku saxiixnaa Wasiirka Wasaaradaas Faarax Shiikh C\/qaadir ayaa lagu caddeeyay maaddooyinka lagu baranayo sannadka waxbarashada ee asaasiga ah, in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8260,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasaaradda Waxbarashada oo Amartay Ardayda Galaysa Jaamacadaha inay Sannadka 1-aad Qaataan Maadada Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasaaradda Waxbarashada oo Amartay Ardayda Galaysa Jaamacadaha inay Sannadka 1-aad Qaataan Maadada Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Waxbarashada 17\/8\/2023, ayaa lagu sheegay billaabo sannad-dugsiyeedka 2023\/2024, in dhammaan ardayda doonaysa inay galaan tacliinta jaamacadeed, waa in ay maraan hal sano oo waxbarasho asaasi ah (Foundation Year). Wareegtadaasi oo ku saxiixnaa Wasiirka Wasaaradaas Faarax Shiikh C\/qaadir ayaa lagu caddeeyay maaddooyinka lagu baranayo sannadka waxbarashada ee asaasiga ah, in ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-18T09:53:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-10-05T10:06:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/363347241_677592031078037_7709244343972725727_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"426\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wasaaradda Waxbarashada oo Amartay Ardayda Galaysa Jaamacadaha inay Sannadka 1-aad Qaataan Maadada Af Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2023-08-18T09:53:59+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-05T10:06:47+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":141,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/\",\"name\":\"Wasaaradda Waxbarashada oo Amartay Ardayda Galaysa Jaamacadaha inay Sannadka 1-aad Qaataan Maadada Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2023-08-18T09:53:59+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-05T10:06:47+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasaaradda Waxbarashada oo Amartay Ardayda Galaysa Jaamacadaha inay Sannadka 1-aad Qaataan Maadada Af Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasaaradda Waxbarashada oo Amartay Ardayda Galaysa Jaamacadaha inay Sannadka 1-aad Qaataan Maadada Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasaaradda Waxbarashada oo Amartay Ardayda Galaysa Jaamacadaha inay Sannadka 1-aad Qaataan Maadada Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Waxbarashada 17\/8\/2023, ayaa lagu sheegay billaabo sannad-dugsiyeedka 2023\/2024, in dhammaan ardayda doonaysa inay galaan tacliinta jaamacadeed, waa in ay maraan hal sano oo waxbarasho asaasi ah (Foundation Year). Wareegtadaasi oo ku saxiixnaa Wasiirka Wasaaradaas Faarax Shiikh C\/qaadir ayaa lagu caddeeyay maaddooyinka lagu baranayo sannadka waxbarashada ee asaasiga ah, in ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2023-08-18T09:53:59+00:00","article_modified_time":"2023-10-05T10:06:47+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":426,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/363347241_677592031078037_7709244343972725727_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wasaaradda Waxbarashada oo Amartay Ardayda Galaysa Jaamacadaha inay Sannadka 1-aad Qaataan Maadada Af Soomaaliga","datePublished":"2023-08-18T09:53:59+00:00","dateModified":"2023-10-05T10:06:47+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/"},"wordCount":141,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/","name":"Wasaaradda Waxbarashada oo Amartay Ardayda Galaysa Jaamacadaha inay Sannadka 1-aad Qaataan Maadada Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2023-08-18T09:53:59+00:00","dateModified":"2023-10-05T10:06:47+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-amartay-ardayda-galaysa-jaamacadaha-inay-sannadka-1-aad-qaataan-maadada-af-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasaaradda Waxbarashada oo Amartay Ardayda Galaysa Jaamacadaha inay Sannadka 1-aad Qaataan Maadada Af Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8259"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8259"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8262,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8259\/revisions\/8262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}