{"id":8228,"date":"2023-09-26T07:39:03","date_gmt":"2023-09-26T04:39:03","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=8228"},"modified":"2023-09-26T10:33:07","modified_gmt":"2023-09-26T07:33:07","slug":"naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/","title":{"rendered":"Naadiga Somali Pen oo Xus Duco ah u Sameeyay Guddoomiyaashii soo Marey Naadigaasi"},"content":{"rendered":"<h4><em>Naadiga Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed Somali Pen, laanta Muqdisho ayaa kulan xus iyo xusuus ah u sameeyay xubnihii ka geeriyooday naadiga Somali Pen.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Kulan duco iyo Qur`aan akhris ah oo ay soo agaasimeen naadiga Somali Pen laanta Muqdisho ayaa shalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 25\/09\/2023 lagu qabtay magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u00a0kulankan oo loogu ducaynayay xubnihii ka geeriyooday Somali Pen, gaar ahaan marxuumiintii ka baxay laanta Muqdisho ee kala ahaa abwaan Cabdi Muxumed Amiin\u00a0 iyo Cabdinaasir Yuusuf Macallin iyo sidoo kale aasaasihii Naadiga Pen Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubnaha naadiga, ardayda Jaamacadda Green hope iyo mas`uuliyiin kale oo kulanka lagu casuumay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Kulanka ayaa lagu daahfuray Qur`aan loo akhrinayay guud ahaan xubnihii ka geeriyooday naadiga Somali Pen muddadii uu dhisnaa, iyadoona uu muddo saacad ah socday Qur`aan akhriskaas, kaddibna waxaa la guda galay qaybihii kale ee munaasabadda.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waxaa kulanka ka hadlay Cabdulqaadir Cabdi Axmed (Jubba), xoghayaha naadiga Pen laanta Muqdisho oo ku dheeraaday taariikhda marxuumiintii ka geeriyooday naadiga Somali Pen gaar ahaan taariikhda abwaan Cabdi Muxumed Amiin, Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo Cabdinaasir Yuusuf Macallin, isagoona ka sheekeeyay kaalintii ay madaxdaasi ku lahaayeen dhisidda iyo horumarinta laanta Muqdisho iyo guud ahaan Somali Pen.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waxaa isagana munaasabadda ka hadlay Cali Cumar Abati oo xubnaha naadiga ka mid ah, isagoona ka tacsiiyay geerida marxuumiinta, dhallinyarada naadigana wuxuu ku booriyay in aysan is dhigan oo hawshii ay saaxiibbadii geeriyootay wadeen halkooda ka sii dhaqaajiyaan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waxaa barnaamijka qayb wayn ka ahaa madaxda laamaha iyo wakiillada Akademiya Goboleedka iyo Somali Pen oo dhinaca isgaarsiinta uga qayb qaatay, iyagoona u duceeyay marxuumiinta naadiga ka geeriyootay, waxay ka sheekeeyeen taariikhda marxuumiinta geeriyootay iyagoona ugu dambeen dardaaran iyo bogaadinba siiyay xubnaha laanta Muqdisho, waxaa ka mid ahaa haldoorradii kulanka codkooda ku soo biiriyay:<\/em><\/h4>\n<ol>\n<li>\n<h4><strong><em>Abwaan Axmed Aw-Geeddi, guddoomiye ku xigeenka labaad ee naadiga Somali Pen<\/em><\/strong><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><strong><em>Guddoomiye Maxamed Xasan Cirro<\/em><\/strong><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><strong><em>Macallin Maxamuud Maxamed Cabdillaahi<\/em><\/strong><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><strong><em>Abwaan Yuusuf Xaaji Cabdillahi (Sheekhul Casri)<\/em><\/strong><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><strong><em>Ustaad Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon<\/em><\/strong><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><strong><em>Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad)<\/em><\/strong><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><strong><em>Cabdulqaadir Ruumi<\/em><\/strong><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><strong><em>Buuni Maxamed Shiikh Xasan (Afguriye)<\/em><\/strong><\/h4>\n<\/li>\n<li>\n<h4><strong><em>Farduus Siciid Dirir<\/em><\/strong><\/h4>\n<\/li>\n<\/ol>\n<h4><em>Waxaa sidoo kale kulanka tix maanso iyo hadallo dardaaran ah ka soo jeediyay abwaan Cabdullahi Macallin Axmed (Tima Cadde).<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waxaa kulanka soo xiray guddoomiye ku xigeenka naadiga Somali Pen laanta Muqdisho, qoraa Axmed Maxamuud Dhicisow oo si aad ah ugu mahadceliyay intii soo ajiibtay kulankaasi, isagoona amaanay sida xilkasnimada leh oo ay laamaha Somali Pen iyo AGA uga soo qaybgaleen xuska iyo xusuusta loo samaynayay marxuumiintii ka baxday Somali Pen.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ugu dambayn waxaa Faataxada loo maray marxuumiintii ka baxay Somali Pen oo ay ka mid ahaayeen<\/em><\/h4>\n<h4><strong><em>Dr. Maxamed Daahir Afrax<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><strong><em>Qoraa: Siciid Jaamac Xuseen<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><strong><em>Abwaan Xaashi Cabdillaahi Orrax<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><strong><em>Abwaan Cabdi Muxumed Amiin<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><strong><em>Qoraa: Cabdinaasir Yuusuf Macallin<\/em><\/strong><\/h4>\n<h4><em><strong>Aamina Jaamac Diiriye<\/strong> iyo marxuumiintii kale ee soke iyo saaxiib la ahaa bahda Somali Pen iyagoona Ilaahay looga baryay inuu Jannadiisa Firdawsa ka waraabiyo.<\/em><\/h4>\n<h3><strong>W\/Diyaariyay: <em>Cabdulqaadir Cabdi Axmed (Jubba)<\/em><\/strong><\/h3>\n<h3><strong><em>\u00a0 \u00a0 Xoghayaha naadiga Pen, laanta Muqdisho<\/em><\/strong><\/h3>\n<h3><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8233\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/381015893_2101389456902299_2327229074955238038_n-300x207.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"207\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/381015893_2101389456902299_2327229074955238038_n-300x207.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/381015893_2101389456902299_2327229074955238038_n-150x103.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/381015893_2101389456902299_2327229074955238038_n-218x150.jpg 218w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/381015893_2101389456902299_2327229074955238038_n-436x300.jpg 436w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/381015893_2101389456902299_2327229074955238038_n-600x413.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/381015893_2101389456902299_2327229074955238038_n-696x479.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/381015893_2101389456902299_2327229074955238038_n-610x420.jpg 610w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/381015893_2101389456902299_2327229074955238038_n-100x70.jpg 100w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/381015893_2101389456902299_2327229074955238038_n.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8232\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/377705416_2101389830235595_4556248909367004619_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/377705416_2101389830235595_4556248909367004619_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/377705416_2101389830235595_4556248909367004619_n-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/377705416_2101389830235595_4556248909367004619_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/377705416_2101389830235595_4556248909367004619_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/377705416_2101389830235595_4556248909367004619_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/377705416_2101389830235595_4556248909367004619_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/377705416_2101389830235595_4556248909367004619_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/377705416_2101389830235595_4556248909367004619_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/377705416_2101389830235595_4556248909367004619_n-1260x840.jpg 1260w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/377705416_2101389830235595_4556248909367004619_n.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8231\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/216fb519-cf09-40ca-8bdc-53e04789f8fe-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/216fb519-cf09-40ca-8bdc-53e04789f8fe-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/216fb519-cf09-40ca-8bdc-53e04789f8fe-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/216fb519-cf09-40ca-8bdc-53e04789f8fe-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/216fb519-cf09-40ca-8bdc-53e04789f8fe-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/216fb519-cf09-40ca-8bdc-53e04789f8fe-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/216fb519-cf09-40ca-8bdc-53e04789f8fe-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/216fb519-cf09-40ca-8bdc-53e04789f8fe-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/216fb519-cf09-40ca-8bdc-53e04789f8fe-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/216fb519-cf09-40ca-8bdc-53e04789f8fe-1260x840.jpg 1260w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/216fb519-cf09-40ca-8bdc-53e04789f8fe.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8236\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/e5434047-8899-49ff-8f47-022050ad6454-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/e5434047-8899-49ff-8f47-022050ad6454-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/e5434047-8899-49ff-8f47-022050ad6454-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/e5434047-8899-49ff-8f47-022050ad6454-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/e5434047-8899-49ff-8f47-022050ad6454-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/e5434047-8899-49ff-8f47-022050ad6454-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/e5434047-8899-49ff-8f47-022050ad6454-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/e5434047-8899-49ff-8f47-022050ad6454-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/e5434047-8899-49ff-8f47-022050ad6454-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/e5434047-8899-49ff-8f47-022050ad6454-1260x840.jpg 1260w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/e5434047-8899-49ff-8f47-022050ad6454.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8230\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9fcc209b-7d7f-4cf2-ac08-10d649b229f2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9fcc209b-7d7f-4cf2-ac08-10d649b229f2-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9fcc209b-7d7f-4cf2-ac08-10d649b229f2-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9fcc209b-7d7f-4cf2-ac08-10d649b229f2-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9fcc209b-7d7f-4cf2-ac08-10d649b229f2-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9fcc209b-7d7f-4cf2-ac08-10d649b229f2-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9fcc209b-7d7f-4cf2-ac08-10d649b229f2-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9fcc209b-7d7f-4cf2-ac08-10d649b229f2-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9fcc209b-7d7f-4cf2-ac08-10d649b229f2-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9fcc209b-7d7f-4cf2-ac08-10d649b229f2-1260x840.jpg 1260w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9fcc209b-7d7f-4cf2-ac08-10d649b229f2.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8234\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/aaa00a97-d0ea-4b2e-8694-97be6878e686-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/aaa00a97-d0ea-4b2e-8694-97be6878e686-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/aaa00a97-d0ea-4b2e-8694-97be6878e686-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/aaa00a97-d0ea-4b2e-8694-97be6878e686-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/aaa00a97-d0ea-4b2e-8694-97be6878e686-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/aaa00a97-d0ea-4b2e-8694-97be6878e686-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/aaa00a97-d0ea-4b2e-8694-97be6878e686-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/aaa00a97-d0ea-4b2e-8694-97be6878e686-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/aaa00a97-d0ea-4b2e-8694-97be6878e686-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/aaa00a97-d0ea-4b2e-8694-97be6878e686-1260x840.jpg 1260w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/aaa00a97-d0ea-4b2e-8694-97be6878e686.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8229\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9e7fc211-38c8-4363-a9ac-85140eca1b30-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9e7fc211-38c8-4363-a9ac-85140eca1b30-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9e7fc211-38c8-4363-a9ac-85140eca1b30-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9e7fc211-38c8-4363-a9ac-85140eca1b30-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9e7fc211-38c8-4363-a9ac-85140eca1b30-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9e7fc211-38c8-4363-a9ac-85140eca1b30-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9e7fc211-38c8-4363-a9ac-85140eca1b30-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9e7fc211-38c8-4363-a9ac-85140eca1b30-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9e7fc211-38c8-4363-a9ac-85140eca1b30-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9e7fc211-38c8-4363-a9ac-85140eca1b30-1260x840.jpg 1260w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/9e7fc211-38c8-4363-a9ac-85140eca1b30.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8235\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ab75dcd8-32a9-4cb6-8ca0-8f3eae72cdc5-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ab75dcd8-32a9-4cb6-8ca0-8f3eae72cdc5-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ab75dcd8-32a9-4cb6-8ca0-8f3eae72cdc5-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ab75dcd8-32a9-4cb6-8ca0-8f3eae72cdc5-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ab75dcd8-32a9-4cb6-8ca0-8f3eae72cdc5-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ab75dcd8-32a9-4cb6-8ca0-8f3eae72cdc5-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ab75dcd8-32a9-4cb6-8ca0-8f3eae72cdc5-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ab75dcd8-32a9-4cb6-8ca0-8f3eae72cdc5-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ab75dcd8-32a9-4cb6-8ca0-8f3eae72cdc5-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ab75dcd8-32a9-4cb6-8ca0-8f3eae72cdc5-1260x840.jpg 1260w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/ab75dcd8-32a9-4cb6-8ca0-8f3eae72cdc5.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Naadiga Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed Somali Pen, laanta Muqdisho ayaa kulan xus iyo xusuus ah u sameeyay xubnihii ka geeriyooday naadiga Somali Pen. Kulan duco iyo Qur`aan akhris ah oo ay soo agaasimeen naadiga Somali Pen laanta Muqdisho ayaa shalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 25\/09\/2023 lagu qabtay magaalada Muqdisho. \u00a0kulankan oo loogu ducaynayay xubnihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8233,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Naadiga Somali Pen oo Xus Duco ah u Sameeyay Guddoomiyaashii soo Marey Naadigaasi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Naadiga Somali Pen oo Xus Duco ah u Sameeyay Guddoomiyaashii soo Marey Naadigaasi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Naadiga Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed Somali Pen, laanta Muqdisho ayaa kulan xus iyo xusuus ah u sameeyay xubnihii ka geeriyooday naadiga Somali Pen. Kulan duco iyo Qur`aan akhris ah oo ay soo agaasimeen naadiga Somali Pen laanta Muqdisho ayaa shalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 25\/09\/2023 lagu qabtay magaalada Muqdisho. \u00a0kulankan oo loogu ducaynayay xubnihii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-26T04:39:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-09-26T07:33:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/381015893_2101389456902299_2327229074955238038_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"496\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Naadiga Somali Pen oo Xus Duco ah u Sameeyay Guddoomiyaashii soo Marey Naadigaasi\",\"datePublished\":\"2023-09-26T04:39:03+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-26T07:33:07+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/\"},\"wordCount\":488,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/\",\"name\":\"Naadiga Somali Pen oo Xus Duco ah u Sameeyay Guddoomiyaashii soo Marey Naadigaasi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2023-09-26T04:39:03+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-26T07:33:07+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Naadiga Somali Pen oo Xus Duco ah u Sameeyay Guddoomiyaashii soo Marey Naadigaasi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Naadiga Somali Pen oo Xus Duco ah u Sameeyay Guddoomiyaashii soo Marey Naadigaasi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Naadiga Somali Pen oo Xus Duco ah u Sameeyay Guddoomiyaashii soo Marey Naadigaasi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Naadiga Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed Somali Pen, laanta Muqdisho ayaa kulan xus iyo xusuus ah u sameeyay xubnihii ka geeriyooday naadiga Somali Pen. Kulan duco iyo Qur`aan akhris ah oo ay soo agaasimeen naadiga Somali Pen laanta Muqdisho ayaa shalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 25\/09\/2023 lagu qabtay magaalada Muqdisho. \u00a0kulankan oo loogu ducaynayay xubnihii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2023-09-26T04:39:03+00:00","article_modified_time":"2023-09-26T07:33:07+00:00","og_image":[{"width":720,"height":496,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/381015893_2101389456902299_2327229074955238038_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Naadiga Somali Pen oo Xus Duco ah u Sameeyay Guddoomiyaashii soo Marey Naadigaasi","datePublished":"2023-09-26T04:39:03+00:00","dateModified":"2023-09-26T07:33:07+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/"},"wordCount":488,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/","name":"Naadiga Somali Pen oo Xus Duco ah u Sameeyay Guddoomiyaashii soo Marey Naadigaasi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2023-09-26T04:39:03+00:00","dateModified":"2023-09-26T07:33:07+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-somali-pen-oo-xus-duco-ah-u-sameeyay-guddoomiyaashii-soo-marey-naadigaasi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Naadiga Somali Pen oo Xus Duco ah u Sameeyay Guddoomiyaashii soo Marey Naadigaasi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8228"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8228"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8228\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8240,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8228\/revisions\/8240"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}