{"id":8102,"date":"2023-08-17T10:33:31","date_gmt":"2023-08-17T07:33:31","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=8102"},"modified":"2023-08-17T10:46:48","modified_gmt":"2023-08-17T07:46:48","slug":"akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/","title":{"rendered":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Jaamac Kadiye"},"content":{"rendered":"<h4>Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee, abwaankiii Abwaan Jaamac Kediye oo shalay oo ku beegneyd 16\/8\/2023, ku geeriyooday magaalada Laascaanood,<\/h4>\n<h4>\u00a0\u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee, Marxuum Abwaan Jaamac Kediye oo ahaa ahaa hal-abuure iyo dhaqanyaqaan kaalin weyn oo mug leh ka soo qaatay suugaanta Soomaaliyeed\u201c ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta AGA.<\/h4>\n<h4>Akademiyada AGA, ayaa Marxuumka Alle uga baridey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.<\/h4>\n<h4>Marxuumka ayaa ka mid ahaa abwaannada loogu jeclaa qaranka Soomaaliyeed, isaga oo magac iyo sharaf weyn ku lahaa bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda.<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee, abwaankiii Abwaan Jaamac Kediye oo shalay oo ku beegneyd 16\/8\/2023, ku geeriyooday magaalada Laascaanood, \u00a0\u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8105,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Jaamac Kadiye - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Jaamac Kadiye - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee, abwaankiii Abwaan Jaamac Kediye oo shalay oo ku beegneyd 16\/8\/2023, ku geeriyooday magaalada Laascaanood, \u00a0\u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-17T07:33:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-17T07:46:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/366822738_623122666624498_5410774616626049568_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"662\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"575\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Jaamac Kadiye\",\"datePublished\":\"2023-08-17T07:33:31+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-17T07:46:48+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/\"},\"wordCount\":154,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Jaamac Kadiye - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2023-08-17T07:33:31+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-17T07:46:48+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Jaamac Kadiye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Jaamac Kadiye - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Jaamac Kadiye - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee, abwaankiii Abwaan Jaamac Kediye oo shalay oo ku beegneyd 16\/8\/2023, ku geeriyooday magaalada Laascaanood, \u00a0\u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2023-08-17T07:33:31+00:00","article_modified_time":"2023-08-17T07:46:48+00:00","og_image":[{"width":662,"height":575,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/366822738_623122666624498_5410774616626049568_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Jaamac Kadiye","datePublished":"2023-08-17T07:33:31+00:00","dateModified":"2023-08-17T07:46:48+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/"},"wordCount":154,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/","name":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Jaamac Kadiye - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2023-08-17T07:33:31+00:00","dateModified":"2023-08-17T07:46:48+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-jaamac-kadiye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Jaamac Kadiye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8102"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8102"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8102\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8107,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8102\/revisions\/8107"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8105"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8102"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8102"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8102"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}