{"id":8061,"date":"2023-07-23T12:20:48","date_gmt":"2023-07-23T09:20:48","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=8061"},"modified":"2023-07-25T12:24:48","modified_gmt":"2023-07-25T09:24:48","slug":"akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/","title":{"rendered":"Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay sidii af Soomaaliga looga xoojin lahaa Goobaha Waxbarashada"},"content":{"rendered":"<h4>Kulan wadatashi ah oo looga hadlayey sidii goobaha waxbarashada, gaar ahaan dugsiyada nidaamiga ah looga xoojin lahaa af Soomaaliga, ayna ka soo qeybgaleen madaxda Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga iyo maamulka midowga dugsiyadda G\/Banaadir ayaa 22\/7\/2023, waxaa lagu qabtay xarunta AGA ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>\u00a0Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay inay nasiibdarro tahay in maadada af Soomaaliga ee lagu qaato dugsiyada waxbarashada dalkeenna in la geeyo maalmaha ugu dambeeya ee toddobaadka iyo xisadaha ugu sii dambeeyo ee maalmahaas, waxaana uu soo jeediyay in afkeenna hooyo mudnanatiisa la siiyo, isaga oo maamulka midowga dugsiyadda ka codsaday in maaddadaas la keeno maalmaha hore ee toddobaadka.<\/h4>\n<h4>Guddoomiye ku xigeenka midowga dugsiyada G\/Banaadir Cabdinuur Cali Maxamed oo isna halkaas ka hadlay ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan soo jeedinta Guddoomiyaha AGA, waxaana uu caddeeyay inay arintaasi ka shaqeyn doonaan, isaga oo ku celceliyay inay midowga ka go\u2019an tahay sidii uu AGA ugala shaqeyn lahaa in af Soomaaliga lagu soo celiyo meeqaamkii uu ku lahaa goobaha maamulka iyo waxbarashada.<\/h4>\n<h4>Kulankaasi waxaa goob joog ka ahaa madax ka kala socotay AGA iyo midowga dugsiyada G\/Banaadir.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8056\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/9807e310-4866-47b2-bbff-8422d469d595-300x260.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"260\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/9807e310-4866-47b2-bbff-8422d469d595-300x260.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/9807e310-4866-47b2-bbff-8422d469d595-768x667.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/9807e310-4866-47b2-bbff-8422d469d595-150x130.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/9807e310-4866-47b2-bbff-8422d469d595-600x521.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/9807e310-4866-47b2-bbff-8422d469d595-696x604.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/9807e310-4866-47b2-bbff-8422d469d595-484x420.jpg 484w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/9807e310-4866-47b2-bbff-8422d469d595-968x840.jpg 968w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/9807e310-4866-47b2-bbff-8422d469d595-534x462.jpg 534w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/9807e310-4866-47b2-bbff-8422d469d595.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8058\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/34a8f88f-75a6-49af-ae8f-06b960d2bfe2-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/34a8f88f-75a6-49af-ae8f-06b960d2bfe2-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/34a8f88f-75a6-49af-ae8f-06b960d2bfe2-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/34a8f88f-75a6-49af-ae8f-06b960d2bfe2-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/34a8f88f-75a6-49af-ae8f-06b960d2bfe2-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/34a8f88f-75a6-49af-ae8f-06b960d2bfe2-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/34a8f88f-75a6-49af-ae8f-06b960d2bfe2-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/34a8f88f-75a6-49af-ae8f-06b960d2bfe2-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/34a8f88f-75a6-49af-ae8f-06b960d2bfe2-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/34a8f88f-75a6-49af-ae8f-06b960d2bfe2-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/34a8f88f-75a6-49af-ae8f-06b960d2bfe2-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/34a8f88f-75a6-49af-ae8f-06b960d2bfe2.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8057\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/8a20e303-3ae7-4ef8-a63d-7afcde938e03-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/8a20e303-3ae7-4ef8-a63d-7afcde938e03-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/8a20e303-3ae7-4ef8-a63d-7afcde938e03-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/8a20e303-3ae7-4ef8-a63d-7afcde938e03-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/8a20e303-3ae7-4ef8-a63d-7afcde938e03-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/8a20e303-3ae7-4ef8-a63d-7afcde938e03-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/8a20e303-3ae7-4ef8-a63d-7afcde938e03-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/8a20e303-3ae7-4ef8-a63d-7afcde938e03-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/8a20e303-3ae7-4ef8-a63d-7afcde938e03-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/8a20e303-3ae7-4ef8-a63d-7afcde938e03-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/8a20e303-3ae7-4ef8-a63d-7afcde938e03-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/8a20e303-3ae7-4ef8-a63d-7afcde938e03.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-8060\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/586d8322-95d3-41b8-a93f-d33478766243-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/586d8322-95d3-41b8-a93f-d33478766243-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/586d8322-95d3-41b8-a93f-d33478766243-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/586d8322-95d3-41b8-a93f-d33478766243-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/586d8322-95d3-41b8-a93f-d33478766243-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/586d8322-95d3-41b8-a93f-d33478766243-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/586d8322-95d3-41b8-a93f-d33478766243-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/586d8322-95d3-41b8-a93f-d33478766243-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/586d8322-95d3-41b8-a93f-d33478766243-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/586d8322-95d3-41b8-a93f-d33478766243-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/586d8322-95d3-41b8-a93f-d33478766243-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/586d8322-95d3-41b8-a93f-d33478766243.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan wadatashi ah oo looga hadlayey sidii goobaha waxbarashada, gaar ahaan dugsiyada nidaamiga ah looga xoojin lahaa af Soomaaliga, ayna ka soo qeybgaleen madaxda Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga iyo maamulka midowga dugsiyadda G\/Banaadir ayaa 22\/7\/2023, waxaa lagu qabtay xarunta AGA ee magaalada Muqdisho. \u00a0Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur oo kulankaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8056,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[18,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay sidii af Soomaaliga looga xoojin lahaa Goobaha Waxbarashada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay sidii af Soomaaliga looga xoojin lahaa Goobaha Waxbarashada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan wadatashi ah oo looga hadlayey sidii goobaha waxbarashada, gaar ahaan dugsiyada nidaamiga ah looga xoojin lahaa af Soomaaliga, ayna ka soo qeybgaleen madaxda Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga iyo maamulka midowga dugsiyadda G\/Banaadir ayaa 22\/7\/2023, waxaa lagu qabtay xarunta AGA ee magaalada Muqdisho. \u00a0Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur oo kulankaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-07-23T09:20:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-07-25T09:24:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/9807e310-4866-47b2-bbff-8422d469d595.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"889\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay sidii af Soomaaliga looga xoojin lahaa Goobaha Waxbarashada\",\"datePublished\":\"2023-07-23T09:20:48+00:00\",\"dateModified\":\"2023-07-25T09:24:48+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/\"},\"wordCount\":207,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Erey Bixin\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay sidii af Soomaaliga looga xoojin lahaa Goobaha Waxbarashada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2023-07-23T09:20:48+00:00\",\"dateModified\":\"2023-07-25T09:24:48+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay sidii af Soomaaliga looga xoojin lahaa Goobaha Waxbarashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay sidii af Soomaaliga looga xoojin lahaa Goobaha Waxbarashada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay sidii af Soomaaliga looga xoojin lahaa Goobaha Waxbarashada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan wadatashi ah oo looga hadlayey sidii goobaha waxbarashada, gaar ahaan dugsiyada nidaamiga ah looga xoojin lahaa af Soomaaliga, ayna ka soo qeybgaleen madaxda Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga iyo maamulka midowga dugsiyadda G\/Banaadir ayaa 22\/7\/2023, waxaa lagu qabtay xarunta AGA ee magaalada Muqdisho. \u00a0Guddoomiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur oo kulankaasi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2023-07-23T09:20:48+00:00","article_modified_time":"2023-07-25T09:24:48+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":889,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/9807e310-4866-47b2-bbff-8422d469d595.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay sidii af Soomaaliga looga xoojin lahaa Goobaha Waxbarashada","datePublished":"2023-07-23T09:20:48+00:00","dateModified":"2023-07-25T09:24:48+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/"},"wordCount":207,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Erey Bixin","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/","name":"Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay sidii af Soomaaliga looga xoojin lahaa Goobaha Waxbarashada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2023-07-23T09:20:48+00:00","dateModified":"2023-07-25T09:24:48+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-iyo-midowga-dugsiyada-oo-ka-wadahadlay-sidii-af-soomaaliga-looga-xoojin-lahaa-goobaha-waxbarashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akademiye Goboleedka AGA iyo Midowga Dugsiyada oo ka Wadahadlay sidii af Soomaaliga looga xoojin lahaa Goobaha Waxbarashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8061"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8061"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8061\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8062,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8061\/revisions\/8062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8056"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8061"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8061"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8061"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}