{"id":804,"date":"2018-09-21T08:24:37","date_gmt":"2018-09-21T08:24:37","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=804"},"modified":"2018-09-21T12:09:18","modified_gmt":"2018-09-21T12:09:18","slug":"guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","title":{"rendered":"GOLAHA ABWAANNADA SOOMAALIYEED OO SHAHAADO GUDDOONSIIYAY AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA"},"content":{"rendered":"<h4>Golaha Abwaannada Soomaaliyeed (Gas) ayaa shaahado sharaf aad u qiimo badan waxa ay guddoonsiiyeen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga {AGA}, waxaana bixinta shahaadadaas lagu sharfay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Golaha Baaralamanka Federaalka Soomaaliya Md, Cabdi Xaashi C\/llaahi.<\/h4>\n<h4>Shahaadadaas \u00a0waxaa Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga u guddoomay Prof. Mustafa C\/llaahi \u00a0Feyruus oo ka mid ah madaxda Akadeemiyadaas, shahaado sharaftaas \u00a0ayaa Akadeemiye-Goboleedku \u00a0waxay ku mutaysatey dadaalka ay ugu jirto daryeelka afka hooyo iyo hal-abuurkiisa.<\/h4>\n<h4>Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus oo hadal kooban ka soo jeediyay munaasabadaas \u00a0ayaa sheegay inay Aga ku faraxsan tahay shahaadadaas ay guddoonsiiyeen Golaha Abwaannada Soomaaliyeed, isagoo caddeeyay inay Akadeemiyadu ka go\u2019an tahay sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta iyo\u00a0 saaxiibtinimada ka dhaxeysa labada dhinac.<\/h4>\n<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo Golaha Abwaannada ayaa ah bah-wadaag isku aragti ah oo ay ka dhaxeyso xiriir \u00a0ku dhisan sidii la isaga kaashan lahaa daryeelka iyo horumarinta afka Soomaaliga iyo Hal-abuurkiisa.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-805\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42059202_262492441263721_534687466590830592_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42059202_262492441263721_534687466590830592_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42059202_262492441263721_534687466590830592_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42059202_262492441263721_534687466590830592_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-806\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42134418_262491211263844_8559812049322901504_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42134418_262491211263844_8559812049322901504_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42134418_262491211263844_8559812049322901504_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42134418_262491211263844_8559812049322901504_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-807\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/IMG-20180920-WA0015-Copy-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/IMG-20180920-WA0015-Copy-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/IMG-20180920-WA0015-Copy-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/IMG-20180920-WA0015-Copy-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/IMG-20180920-WA0015-Copy.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Abwaannada Soomaaliyeed (Gas) ayaa shaahado sharaf aad u qiimo badan waxa ay guddoonsiiyeen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga {AGA}, waxaana bixinta shahaadadaas lagu sharfay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Golaha Baaralamanka Federaalka Soomaaliya Md, Cabdi Xaashi C\/llaahi. Shahaadadaas \u00a0waxaa Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga u guddoomay Prof. Mustafa C\/llaahi \u00a0Feyruus oo ka mid ah madaxda Akadeemiyadaas, shahaado sharaftaas \u00a0ayaa Akadeemiye-Goboleedku \u00a0waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":805,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GOLAHA ABWAANNADA SOOMAALIYEED OO SHAHAADO GUDDOONSIIYAY AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GOLAHA ABWAANNADA SOOMAALIYEED OO SHAHAADO GUDDOONSIIYAY AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Abwaannada Soomaaliyeed (Gas) ayaa shaahado sharaf aad u qiimo badan waxa ay guddoonsiiyeen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga {AGA}, waxaana bixinta shahaadadaas lagu sharfay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Golaha Baaralamanka Federaalka Soomaaliya Md, Cabdi Xaashi C\/llaahi. Shahaadadaas \u00a0waxaa Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga u guddoomay Prof. Mustafa C\/llaahi \u00a0Feyruus oo ka mid ah madaxda Akadeemiyadaas, shahaado sharaftaas \u00a0ayaa Akadeemiye-Goboleedku \u00a0waxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-09-21T08:24:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-09-21T12:09:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42059202_262492441263721_534687466590830592_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"GOLAHA ABWAANNADA SOOMAALIYEED OO SHAHAADO GUDDOONSIIYAY AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA\",\"datePublished\":\"2018-09-21T08:24:37+00:00\",\"dateModified\":\"2018-09-21T12:09:18+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\"},\"wordCount\":152,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\",\"name\":\"GOLAHA ABWAANNADA SOOMAALIYEED OO SHAHAADO GUDDOONSIIYAY AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-09-21T08:24:37+00:00\",\"dateModified\":\"2018-09-21T12:09:18+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GOLAHA ABWAANNADA SOOMAALIYEED OO SHAHAADO GUDDOONSIIYAY AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GOLAHA ABWAANNADA SOOMAALIYEED OO SHAHAADO GUDDOONSIIYAY AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GOLAHA ABWAANNADA SOOMAALIYEED OO SHAHAADO GUDDOONSIIYAY AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Golaha Abwaannada Soomaaliyeed (Gas) ayaa shaahado sharaf aad u qiimo badan waxa ay guddoonsiiyeen Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga {AGA}, waxaana bixinta shahaadadaas lagu sharfay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Golaha Baaralamanka Federaalka Soomaaliya Md, Cabdi Xaashi C\/llaahi. Shahaadadaas \u00a0waxaa Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga u guddoomay Prof. Mustafa C\/llaahi \u00a0Feyruus oo ka mid ah madaxda Akadeemiyadaas, shahaado sharaftaas \u00a0ayaa Akadeemiye-Goboleedku \u00a0waxay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-09-21T08:24:37+00:00","article_modified_time":"2018-09-21T12:09:18+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42059202_262492441263721_534687466590830592_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"GOLAHA ABWAANNADA SOOMAALIYEED OO SHAHAADO GUDDOONSIIYAY AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA","datePublished":"2018-09-21T08:24:37+00:00","dateModified":"2018-09-21T12:09:18+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/"},"wordCount":152,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/","name":"GOLAHA ABWAANNADA SOOMAALIYEED OO SHAHAADO GUDDOONSIIYAY AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-09-21T08:24:37+00:00","dateModified":"2018-09-21T12:09:18+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-shahaado-guddoonsiiyay-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GOLAHA ABWAANNADA SOOMAALIYEED OO SHAHAADO GUDDOONSIIYAY AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/804"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=804"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":812,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/804\/revisions\/812"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}