{"id":8011,"date":"2023-06-28T17:36:29","date_gmt":"2023-06-28T14:36:29","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=8011"},"modified":"2023-06-29T17:42:11","modified_gmt":"2023-06-29T14:42:11","slug":"akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/","title":{"rendered":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciidda Carafo"},"content":{"rendered":"<h4>Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 28\/6\/2023, waxa ay ugu hambalyeesay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Alxaaga, taasi oo maanta ay tahay maalintii koowaad ee dabaaldegga ciiddaas.<\/h4>\n<h4>War qoraal ah ka soo ka soo baxay xarunta dhexe ee AGA ayaa Alle looga baryey shucuubta Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed in uu ka aqbalo acmaashii wanaagsaneyd oo ay soo guteen, iyada oo qoraalkaasi loogu rajeeyay in sannadkaan, kiisa kale ay ku gaaraan nabad iyo horumar.<\/h4>\n<h4>Ugu dambayntii, warkaasi ayaa looga codsaday dadka Soomaaliyeed farxadda Ciidul Alxaaga awgeed in uu qof kasta gacan ka geysto farxadgelinta dadka tabaaleysan.<\/h4>\n<h4>Ciidda loo yaqaanno Ciidda Carafo ayaa waxa ay ka mid tahay labada ciidood ee uu Alle siiyay ummaddaha Islaamka ah.<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 28\/6\/2023, waxa ay ugu hambalyeesay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Alxaaga, taasi oo maanta ay tahay maalintii koowaad ee dabaaldegga ciiddaas. War qoraal ah ka soo ka soo baxay xarunta dhexe ee AGA ayaa Alle looga baryey shucuubta Islaamka ah, gaar ahaan ummadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8012,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akademiye Goboleedka (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciidda Carafo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciidda Carafo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 28\/6\/2023, waxa ay ugu hambalyeesay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Alxaaga, taasi oo maanta ay tahay maalintii koowaad ee dabaaldegga ciiddaas. War qoraal ah ka soo ka soo baxay xarunta dhexe ee AGA ayaa Alle looga baryey shucuubta Islaamka ah, gaar ahaan ummadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-28T14:36:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-06-29T14:42:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/eid-mubarak.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciidda Carafo\",\"datePublished\":\"2023-06-28T14:36:29+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-29T14:42:11+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/\"},\"wordCount\":133,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciidda Carafo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2023-06-28T14:36:29+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-29T14:42:11+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciidda Carafo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciidda Carafo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciidda Carafo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa maanta oo ku beegan 28\/6\/2023, waxa ay ugu hambalyeesay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Alxaaga, taasi oo maanta ay tahay maalintii koowaad ee dabaaldegga ciiddaas. War qoraal ah ka soo ka soo baxay xarunta dhexe ee AGA ayaa Alle looga baryey shucuubta Islaamka ah, gaar ahaan ummadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2023-06-28T14:36:29+00:00","article_modified_time":"2023-06-29T14:42:11+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/eid-mubarak.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciidda Carafo","datePublished":"2023-06-28T14:36:29+00:00","dateModified":"2023-06-29T14:42:11+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/"},"wordCount":133,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/","name":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciidda Carafo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2023-06-28T14:36:29+00:00","dateModified":"2023-06-29T14:42:11+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo Shacbiga Soomaaliyeed ugu Hambalyeysay Munaasabadda Ciidda Carafo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8011"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8011"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8011\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8015,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8011\/revisions\/8015"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8012"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8011"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8011"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8011"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}