{"id":795,"date":"2018-09-20T13:14:12","date_gmt":"2018-09-20T13:14:12","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=795"},"modified":"2018-09-20T13:22:03","modified_gmt":"2018-09-20T13:22:03","slug":"akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/","title":{"rendered":"AKADEEMIYADA AGA OO UGU HAMBALYEYSAY GOLAHA ABWAANNADA 20-GUURADDII KA SOO WAREEGTAY DHALASHADOODA"},"content":{"rendered":"<h4>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa si kalgacal leh ugu hambalyeysay Golaha Abwaannada Soomaaliyeed\u00a0 oo maalintii shalay aheyd\u00a0 u dabaal-degay 20-guuraddii ka soo wareegtay markii la aas-aasay Golahaas.<\/h4>\n<h4>War Saxaafaddeed ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Akadeemiyada Aga ee magaalada Muqdisho ayaa lagu caddeeyay inay Aga ku faraxsan tahay \u00a0dhalashada Golaha Abwaannada \u00a0oo haatan 20-sanno jirsadey, dhinaca kale waxaa War-saxaafadeedkaas loogu rajeeyay Golaha Abwaannada inuu sannadkaan kiisa kale uu ku gaaro horumar balaaran.<\/h4>\n<h4>\u201cAkadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo Golaha Abawaannada Soomaaliyeed waa mataano wada dhashay, waxaana ka dhaxeeya xiriir wada shaqeyn oo ku dhisan sidii la isaga kaashan lahaa daryeelka iyo horumarinta afka Soomaaliga iyo Hal-abuurkiisa\u201d ayaa lagu yiri War Saxaafadeedkaas ka soo baxay xarunta Aga.<\/h4>\n<h4>20-sanno ka hor\u00a0 ayaa Golaha Abaawaannada Soomaaliyeed lagu unkay magaalada Muqdisho, Golahaan ayaa ka mid ah Hay\u2019adaha waddaniga ah ee isu xil saarey\u00a0 Wacyigalinta iyo ugu adeega bulshadooda, \u00a0waxaana abwaanada lagu tilmaamaa inay yihiin Indhihii, Dhegehii \u00a0iyo Astaantii Horumarka iyo Nabadda Soomaaliyeed.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-793\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42132835_262491241263841_5388244207515205632_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42132835_262491241263841_5388244207515205632_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42132835_262491241263841_5388244207515205632_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42132835_262491241263841_5388244207515205632_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-796\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42268484_262491931263772_4376119813999689728_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42268484_262491931263772_4376119813999689728_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42268484_262491931263772_4376119813999689728_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42268484_262491931263772_4376119813999689728_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-797\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/940929_1057852874285445_1690412742840332461_n.jpg\" alt=\"\" width=\"591\" height=\"373\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/940929_1057852874285445_1690412742840332461_n.jpg 591w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/940929_1057852874285445_1690412742840332461_n-300x189.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 591px) 100vw, 591px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa si kalgacal leh ugu hambalyeysay Golaha Abwaannada Soomaaliyeed\u00a0 oo maalintii shalay aheyd\u00a0 u dabaal-degay 20-guuraddii ka soo wareegtay markii la aas-aasay Golahaas. War Saxaafaddeed ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Akadeemiyada Aga ee magaalada Muqdisho ayaa lagu caddeeyay inay Aga ku faraxsan tahay \u00a0dhalashada Golaha Abwaannada \u00a0oo haatan 20-sanno jirsadey, dhinaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":799,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEEMIYADA AGA OO UGU HAMBALYEYSAY GOLAHA ABWAANNADA 20-GUURADDII KA SOO WAREEGTAY DHALASHADOODA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEEMIYADA AGA OO UGU HAMBALYEYSAY GOLAHA ABWAANNADA 20-GUURADDII KA SOO WAREEGTAY DHALASHADOODA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa si kalgacal leh ugu hambalyeysay Golaha Abwaannada Soomaaliyeed\u00a0 oo maalintii shalay aheyd\u00a0 u dabaal-degay 20-guuraddii ka soo wareegtay markii la aas-aasay Golahaas. War Saxaafaddeed ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Akadeemiyada Aga ee magaalada Muqdisho ayaa lagu caddeeyay inay Aga ku faraxsan tahay \u00a0dhalashada Golaha Abwaannada \u00a0oo haatan 20-sanno jirsadey, dhinaca [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-09-20T13:14:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-09-20T13:22:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42280355_262492041263761_4127098795588583424_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEEMIYADA AGA OO UGU HAMBALYEYSAY GOLAHA ABWAANNADA 20-GUURADDII KA SOO WAREEGTAY DHALASHADOODA\",\"datePublished\":\"2018-09-20T13:14:12+00:00\",\"dateModified\":\"2018-09-20T13:22:03+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/\"},\"wordCount\":167,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/\",\"name\":\"AKADEEMIYADA AGA OO UGU HAMBALYEYSAY GOLAHA ABWAANNADA 20-GUURADDII KA SOO WAREEGTAY DHALASHADOODA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-09-20T13:14:12+00:00\",\"dateModified\":\"2018-09-20T13:22:03+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEEMIYADA AGA OO UGU HAMBALYEYSAY GOLAHA ABWAANNADA 20-GUURADDII KA SOO WAREEGTAY DHALASHADOODA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEEMIYADA AGA OO UGU HAMBALYEYSAY GOLAHA ABWAANNADA 20-GUURADDII KA SOO WAREEGTAY DHALASHADOODA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEEMIYADA AGA OO UGU HAMBALYEYSAY GOLAHA ABWAANNADA 20-GUURADDII KA SOO WAREEGTAY DHALASHADOODA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa si kalgacal leh ugu hambalyeysay Golaha Abwaannada Soomaaliyeed\u00a0 oo maalintii shalay aheyd\u00a0 u dabaal-degay 20-guuraddii ka soo wareegtay markii la aas-aasay Golahaas. War Saxaafaddeed ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Akadeemiyada Aga ee magaalada Muqdisho ayaa lagu caddeeyay inay Aga ku faraxsan tahay \u00a0dhalashada Golaha Abwaannada \u00a0oo haatan 20-sanno jirsadey, dhinaca [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-09-20T13:14:12+00:00","article_modified_time":"2018-09-20T13:22:03+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/42280355_262492041263761_4127098795588583424_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEEMIYADA AGA OO UGU HAMBALYEYSAY GOLAHA ABWAANNADA 20-GUURADDII KA SOO WAREEGTAY DHALASHADOODA","datePublished":"2018-09-20T13:14:12+00:00","dateModified":"2018-09-20T13:22:03+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/"},"wordCount":167,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/","name":"AKADEEMIYADA AGA OO UGU HAMBALYEYSAY GOLAHA ABWAANNADA 20-GUURADDII KA SOO WAREEGTAY DHALASHADOODA - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-09-20T13:14:12+00:00","dateModified":"2018-09-20T13:22:03+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiyada-aga-oo-ugu-hambalyeysay-golaha-abwaanada-20-guuradii-ka-soo-wareegtay-dhalashadooda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEEMIYADA AGA OO UGU HAMBALYEYSAY GOLAHA ABWAANNADA 20-GUURADDII KA SOO WAREEGTAY DHALASHADOODA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/795"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=795"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/795\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":803,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/795\/revisions\/803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=795"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=795"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=795"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}