{"id":787,"date":"2018-09-18T12:48:02","date_gmt":"2018-09-18T12:48:02","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=787"},"modified":"2018-09-18T13:04:10","modified_gmt":"2018-09-18T13:04:10","slug":"prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/","title":{"rendered":"Prof. Afrax oo Shahaado Guddoonsiiyay Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax\u00a0 oo haatan socdaal hawleed ku joogo wadanka Ingiriiska ayaa 16\/9\/2018-ka waxa uu \u00a0shahaado sharaf qiimo badan ku guddoonsiiyay Wakiilka Aga ee dalkaasi Prof. Cabdulqaadir Ruumi Abuukar.<\/h4>\n<h4>Prof. Maxamed Daahir Afrax oo hadal kooban ka soo jeediyay munaasabadii bixinta shahaadadaas ayaa sheegay Wakiilka Aga\u00a0 ee wadanka Ingiriiska inuu \u00a0shahaadadaas ku mutaystay howlkarnimadiisa\u00a0 la xiriirta dadaalka uu ugu jiryo daryeelka afka hooyo iyo hirgelinta howlaha Aga, isagoo ku guubaabiyay dardar-galinta hawlaha uu u xil saaran yahay.<\/h4>\n<h4>Wakiilka Akadeemiyada\u00a0 ee dalka Ingiriiska Prof. C\/qaadir Ruumi oo isna halkaasi ka hadlay ayaa caddeeyay inuu ku faraxsan yahay in la guddoonsiiyo shahaadadaas, waxaana uu hoosta ka xariiqay inay ka go\u2019an tahay sidii uu uga soo dhalaali lahaa shaqooyinka ay Akadeemiyadu ka qabanayso wadanka ingiriiska, isagoo Guddoomiyaha Aga uga mahad celiyay gudddoonsiinta shahaadadaas.<\/h4>\n<h4>Prof. C\/qaadir Ruumi ayaa ka mid ah maqaawiirta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo had iyo goor u taagan hiilka \u00a0afka Soomaaliga\u00a0 iyo hal-abuurkiisa.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-782\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41838978_1367417256726843_3814597219944759296_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41838978_1367417256726843_3814597219944759296_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41838978_1367417256726843_3814597219944759296_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41838978_1367417256726843_3814597219944759296_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax\u00a0 oo haatan socdaal hawleed ku joogo wadanka Ingiriiska ayaa 16\/9\/2018-ka waxa uu \u00a0shahaado sharaf qiimo badan ku guddoonsiiyay Wakiilka Aga ee dalkaasi Prof. Cabdulqaadir Ruumi Abuukar. Prof. Maxamed Daahir Afrax oo hadal kooban ka soo jeediyay munaasabadii bixinta shahaadadaas ayaa sheegay Wakiilka Aga\u00a0 ee wadanka Ingiriiska inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":790,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Prof. Afrax oo Shahaado Guddoonsiiyay Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Prof. Afrax oo Shahaado Guddoonsiiyay Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax\u00a0 oo haatan socdaal hawleed ku joogo wadanka Ingiriiska ayaa 16\/9\/2018-ka waxa uu \u00a0shahaado sharaf qiimo badan ku guddoonsiiyay Wakiilka Aga ee dalkaasi Prof. Cabdulqaadir Ruumi Abuukar. Prof. Maxamed Daahir Afrax oo hadal kooban ka soo jeediyay munaasabadii bixinta shahaadadaas ayaa sheegay Wakiilka Aga\u00a0 ee wadanka Ingiriiska inuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-09-18T12:48:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-09-18T13:04:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41992045_269409453698550_1851472934296616960_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"516\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"340\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Prof. Afrax oo Shahaado Guddoonsiiyay Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska\",\"datePublished\":\"2018-09-18T12:48:02+00:00\",\"dateModified\":\"2018-09-18T13:04:10+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/\"},\"wordCount\":169,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/\",\"name\":\"Prof. Afrax oo Shahaado Guddoonsiiyay Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-09-18T12:48:02+00:00\",\"dateModified\":\"2018-09-18T13:04:10+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Prof. Afrax oo Shahaado Guddoonsiiyay Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Prof. Afrax oo Shahaado Guddoonsiiyay Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Prof. Afrax oo Shahaado Guddoonsiiyay Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax\u00a0 oo haatan socdaal hawleed ku joogo wadanka Ingiriiska ayaa 16\/9\/2018-ka waxa uu \u00a0shahaado sharaf qiimo badan ku guddoonsiiyay Wakiilka Aga ee dalkaasi Prof. Cabdulqaadir Ruumi Abuukar. Prof. Maxamed Daahir Afrax oo hadal kooban ka soo jeediyay munaasabadii bixinta shahaadadaas ayaa sheegay Wakiilka Aga\u00a0 ee wadanka Ingiriiska inuu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-09-18T12:48:02+00:00","article_modified_time":"2018-09-18T13:04:10+00:00","og_image":[{"width":516,"height":340,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41992045_269409453698550_1851472934296616960_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Prof. Afrax oo Shahaado Guddoonsiiyay Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska","datePublished":"2018-09-18T12:48:02+00:00","dateModified":"2018-09-18T13:04:10+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/"},"wordCount":169,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/","name":"Prof. Afrax oo Shahaado Guddoonsiiyay Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-09-18T12:48:02+00:00","dateModified":"2018-09-18T13:04:10+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-afrax-oo-shahaado-guddoonsiiyay-wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Prof. Afrax oo Shahaado Guddoonsiiyay Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/787"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=787"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":789,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/787\/revisions\/789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}