{"id":7834,"date":"2023-05-14T14:08:22","date_gmt":"2023-05-14T11:08:22","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=7834"},"modified":"2023-05-15T14:42:00","modified_gmt":"2023-05-15T11:42:00","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Wasiirka Warfaafinta Guddoonsiiyay Heshiiska Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah ee Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur ayaa 13\/5\/2023, waxa uu guddoonsiiyay wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dawladda Federaalka Soomaaliya Md, Daa\u2019uud Aweys Jaamac nuqul ka mid ah xeerka lagu maamuli doono Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), iyada oo\u00a0 munaasabaddii lagu maamuusayay wareejinta xeerkaasi ay ka dhacday xarunta wasaaradda warfaafinta ee magaalada Muqdisho,<\/em><\/h4>\n<h4><em>Xeerkaasi oo in muddo ah laga shaqaynayay ayaa waxaa diyaariyay maamulka iyo xubnaha golaha fulinta ee Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) oo ay ku bahoobeen dalalka Geeska Afrika ee Soomaalidu degto.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u00a0Guddoomiye Cabdalla Mansuur oo hadal kooban munaasabadaasi ka soo jeediyay ayaa sheegay in wasaaradda warfaafinta iyo dhaqanka ay muhiim u tahay socodsiinta iyo taageerida waxqabadka Akademiye Goboleedka, waxaana uu caddeeyay inuu ku faraxsan yahay sida uu wasiirka warfaafinta uga guddoomay xeerka Akademiyada, isaga oo uga mahadnaqay wasiirka warfaafinta sida wanaagsan ee uu ugu soo dhaweeyay wasaaradda.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wasiir Daa\u2019uud Aweys oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu diyaar u yahay la shaqeynta AGA, waxaana uu iftiimiyay inuu soo dhaweynayo xeerkaasi la guddoonsiiyay, isaga oo ballanqaaday inuu ka shaqeyn doono sidii ay labada hay\u2019adood\u00a0 isaga kaashan lahaayeen afka, dhaqanka iyo hal-abuurka.<\/em><\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7836\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7836\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/d06de8f7-b514-4bc8-aaf4-43bf69f91692.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7837\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e7547b54-a99d-47d2-9955-404323a26800-300x255.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"255\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e7547b54-a99d-47d2-9955-404323a26800-300x255.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e7547b54-a99d-47d2-9955-404323a26800-768x652.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e7547b54-a99d-47d2-9955-404323a26800-150x127.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e7547b54-a99d-47d2-9955-404323a26800-600x509.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e7547b54-a99d-47d2-9955-404323a26800-696x591.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e7547b54-a99d-47d2-9955-404323a26800-495x420.jpg 495w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e7547b54-a99d-47d2-9955-404323a26800-990x840.jpg 990w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e7547b54-a99d-47d2-9955-404323a26800.jpg 1023w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7838\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/f33feb4b-cd69-48af-b22d-1695560c408f-300x264.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"264\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/f33feb4b-cd69-48af-b22d-1695560c408f-300x264.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/f33feb4b-cd69-48af-b22d-1695560c408f-768x677.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/f33feb4b-cd69-48af-b22d-1695560c408f-150x132.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/f33feb4b-cd69-48af-b22d-1695560c408f-600x529.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/f33feb4b-cd69-48af-b22d-1695560c408f-696x613.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/f33feb4b-cd69-48af-b22d-1695560c408f-477x420.jpg 477w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/f33feb4b-cd69-48af-b22d-1695560c408f-954x840.jpg 954w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/f33feb4b-cd69-48af-b22d-1695560c408f.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah ee Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur ayaa 13\/5\/2023, waxa uu guddoonsiiyay wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dawladda Federaalka Soomaaliya Md, Daa\u2019uud Aweys Jaamac nuqul ka mid ah xeerka lagu maamuli doono Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), iyada oo\u00a0 munaasabaddii lagu maamuusayay wareejinta xeerkaasi ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7835,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Wasiirka Warfaafinta Guddoonsiiyay Heshiiska Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Wasiirka Warfaafinta Guddoonsiiyay Heshiiska Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah ee Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur ayaa 13\/5\/2023, waxa uu guddoonsiiyay wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dawladda Federaalka Soomaaliya Md, Daa\u2019uud Aweys Jaamac nuqul ka mid ah xeerka lagu maamuli doono Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), iyada oo\u00a0 munaasabaddii lagu maamuusayay wareejinta xeerkaasi ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-14T11:08:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-05-15T11:42:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/0a12a13a-0d40-4a4f-8d35-5728e79d046d.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Wasiirka Warfaafinta Guddoonsiiyay Heshiiska Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2023-05-14T11:08:22+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-15T11:42:00+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":207,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Wasiirka Warfaafinta Guddoonsiiyay Heshiiska Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2023-05-14T11:08:22+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-15T11:42:00+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Wasiirka Warfaafinta Guddoonsiiyay Heshiiska Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Wasiirka Warfaafinta Guddoonsiiyay Heshiiska Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Wasiirka Warfaafinta Guddoonsiiyay Heshiiska Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah ee Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur ayaa 13\/5\/2023, waxa uu guddoonsiiyay wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dawladda Federaalka Soomaaliya Md, Daa\u2019uud Aweys Jaamac nuqul ka mid ah xeerka lagu maamuli doono Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), iyada oo\u00a0 munaasabaddii lagu maamuusayay wareejinta xeerkaasi ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2023-05-14T11:08:22+00:00","article_modified_time":"2023-05-15T11:42:00+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/0a12a13a-0d40-4a4f-8d35-5728e79d046d.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Wasiirka Warfaafinta Guddoonsiiyay Heshiiska Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga","datePublished":"2023-05-14T11:08:22+00:00","dateModified":"2023-05-15T11:42:00+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/"},"wordCount":207,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Wasiirka Warfaafinta Guddoonsiiyay Heshiiska Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2023-05-14T11:08:22+00:00","dateModified":"2023-05-15T11:42:00+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-wasiirka-warfaafinta-guddoonsiiyay-heshiiska-akademiye-goboleedka-af-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Wasiirka Warfaafinta Guddoonsiiyay Heshiiska Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7834"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7834"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7842,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7834\/revisions\/7842"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7835"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}