{"id":7826,"date":"2023-05-12T11:06:14","date_gmt":"2023-05-12T08:06:14","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=7826"},"modified":"2023-05-12T11:17:59","modified_gmt":"2023-05-12T08:17:59","slug":"akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/","title":{"rendered":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Halyeey Xaashi C\/llaahi Orax"},"content":{"rendered":"<h4><em>Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda aynu walaalaha nahay ee reer Jabuuti oo uu ka baxay Allaha u naxariistee, halgamaa, siyaasi, aqoonyahan abwaan\u00a0 iyo qoraa Xaashi C\/llaahi Orax\u00a0 oo shalay oo ku beegneyd 11\/5\/2023 ku geeriyooday magaalada Jabuuti.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka reer Jabuuti ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee, Marxuum Xaashi C\/llaahi Orax oo ka mid ahaa tiirarkii hal-abuurka walaalaha Jabuuti, sidoo kalana ka mid ahaa odayaasha Somali Pen iyo aasaasayaashii Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga\u201d ayaa lagu yiri war saxaafadeed ka soo baxay xarunta AGA.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Akademiyada AGA ayaa Marxuumka Alle uga baridey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda reer Jabuuti ee uu ka baxay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Marxuum Xaashi C\/llaahi Orax ayaa ahaa halyay waxtar badan u lahaa ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan walaalaha reer Jabuuti, isaga dhinaca kalana ahaa akhyaar aan sheekadiisa laga xiiso dhicin.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda aynu walaalaha nahay ee reer Jabuuti oo uu ka baxay Allaha u naxariistee, halgamaa, siyaasi, aqoonyahan abwaan\u00a0 iyo qoraa Xaashi C\/llaahi Orax\u00a0 oo shalay oo ku beegneyd 11\/5\/2023 ku geeriyooday magaalada Jabuuti. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7830,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Halyeey Xaashi C\/llaahi Orax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Halyeey Xaashi C\/llaahi Orax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda aynu walaalaha nahay ee reer Jabuuti oo uu ka baxay Allaha u naxariistee, halgamaa, siyaasi, aqoonyahan abwaan\u00a0 iyo qoraa Xaashi C\/llaahi Orax\u00a0 oo shalay oo ku beegneyd 11\/5\/2023 ku geeriyooday magaalada Jabuuti. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-12T08:06:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-05-12T08:17:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/346102642_618041953711204_3968052183872568112_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"542\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"369\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Halyeey Xaashi C\/llaahi Orax\",\"datePublished\":\"2023-05-12T08:06:14+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-12T08:17:59+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/\"},\"wordCount\":185,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Halyeey Xaashi C\/llaahi Orax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2023-05-12T08:06:14+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-12T08:17:59+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Halyeey Xaashi C\/llaahi Orax\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Halyeey Xaashi C\/llaahi Orax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Halyeey Xaashi C\/llaahi Orax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda aynu walaalaha nahay ee reer Jabuuti oo uu ka baxay Allaha u naxariistee, halgamaa, siyaasi, aqoonyahan abwaan\u00a0 iyo qoraa Xaashi C\/llaahi Orax\u00a0 oo shalay oo ku beegneyd 11\/5\/2023 ku geeriyooday magaalada Jabuuti. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2023-05-12T08:06:14+00:00","article_modified_time":"2023-05-12T08:17:59+00:00","og_image":[{"width":542,"height":369,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/346102642_618041953711204_3968052183872568112_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Halyeey Xaashi C\/llaahi Orax","datePublished":"2023-05-12T08:06:14+00:00","dateModified":"2023-05-12T08:17:59+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/"},"wordCount":185,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/","name":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Halyeey Xaashi C\/llaahi Orax - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2023-05-12T08:06:14+00:00","dateModified":"2023-05-12T08:17:59+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-halyeey-xaashi-c-llaahi-orax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Halyeey Xaashi C\/llaahi Orax"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7826"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7826"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7826\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7832,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7826\/revisions\/7832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7826"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7826"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7826"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}