{"id":7801,"date":"2023-05-07T14:02:55","date_gmt":"2023-05-07T11:02:55","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=7801"},"modified":"2023-05-07T14:10:45","modified_gmt":"2023-05-07T11:10:45","slug":"guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA iyo Maamulka Jaamacadda Green Hope oo ka Wadahadlay Horumarinta Afka Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4>Kulan looga hadlayay kor u qaadida iyo horumarinta afka Soomaaliga, ayna ka soo qeybgaleen guddoonka Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga iyo maamulka jaamacadda Green Hope ayaa 6\/5\/2023, waxaa lagu qabtay xarunta AGA ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur oo ugu horeyntii ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo dadaal kasta oo jaamacadaha dalka ku bixinyaan kor u qaadida afka hooyo, waxaana uu caddeeyay inuu jaamacadda Green Hope ku bogaadinayo sida ay ugu dhiirrratay dhismaha kulliyad si gaar ah u qaabilsan afka Soomaaliga iyo suugaantiisa, isaga oo ballanqaaday inuu diyaar la yahay wixii aqoon iyo tababbaro ah oo ku saaban afka Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa.<\/h4>\n<h4>Eng. Maxamed Cabdi Cali oo ka socday maamulka jaamacadda Green Hope oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay sida ay Akademiyadu diyaar ugu tahay gacansiinta cid walba oo ku hawlan horumarinta afka Soomaaliga, waxaana uu caddeeyay inay dhawaan jaamacadda Green Hope ka qalin jabin doonto dufcaddii koowaad ee 30 sanno kaddib ka baxda kulliyad u qaas ah afka Soomaaliga iyo suugaantiisa.<\/h4>\n<h4>Kulankaasi oo ku dhammaaday jawi wanaagsan ayaa waxaa goob joog ka ahaa madax ka tirsan Akademiyada iyo mas\u2019uulyiin ka socotay jaamacadda Green Hope.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7802\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/3c6813fe-6abc-4c78-9699-a3909760dc10-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/3c6813fe-6abc-4c78-9699-a3909760dc10-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/3c6813fe-6abc-4c78-9699-a3909760dc10-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/3c6813fe-6abc-4c78-9699-a3909760dc10-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/3c6813fe-6abc-4c78-9699-a3909760dc10-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/3c6813fe-6abc-4c78-9699-a3909760dc10-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/3c6813fe-6abc-4c78-9699-a3909760dc10-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/3c6813fe-6abc-4c78-9699-a3909760dc10.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7806\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/6f1cc80e-defd-4925-8f47-98f59b0845ad-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/6f1cc80e-defd-4925-8f47-98f59b0845ad-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/6f1cc80e-defd-4925-8f47-98f59b0845ad-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/6f1cc80e-defd-4925-8f47-98f59b0845ad-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/6f1cc80e-defd-4925-8f47-98f59b0845ad-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/6f1cc80e-defd-4925-8f47-98f59b0845ad-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/6f1cc80e-defd-4925-8f47-98f59b0845ad-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/6f1cc80e-defd-4925-8f47-98f59b0845ad.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7805\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/07b66e6a-2fc5-4ab8-a0e1-176f5c536a53-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/07b66e6a-2fc5-4ab8-a0e1-176f5c536a53-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/07b66e6a-2fc5-4ab8-a0e1-176f5c536a53-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/07b66e6a-2fc5-4ab8-a0e1-176f5c536a53-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/07b66e6a-2fc5-4ab8-a0e1-176f5c536a53-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/07b66e6a-2fc5-4ab8-a0e1-176f5c536a53-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/07b66e6a-2fc5-4ab8-a0e1-176f5c536a53-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/07b66e6a-2fc5-4ab8-a0e1-176f5c536a53.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7804\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e70015b0-a214-42bc-ab0a-485fe83910b7-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e70015b0-a214-42bc-ab0a-485fe83910b7-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e70015b0-a214-42bc-ab0a-485fe83910b7-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e70015b0-a214-42bc-ab0a-485fe83910b7-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e70015b0-a214-42bc-ab0a-485fe83910b7-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e70015b0-a214-42bc-ab0a-485fe83910b7-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e70015b0-a214-42bc-ab0a-485fe83910b7-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/e70015b0-a214-42bc-ab0a-485fe83910b7.jpg 960w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan looga hadlayay kor u qaadida iyo horumarinta afka Soomaaliga, ayna ka soo qeybgaleen guddoonka Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga iyo maamulka jaamacadda Green Hope ayaa 6\/5\/2023, waxaa lagu qabtay xarunta AGA ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur oo ugu horeyntii ka hadlay kulankaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7805,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA iyo Maamulka Jaamacadda Green Hope oo ka Wadahadlay Horumarinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA iyo Maamulka Jaamacadda Green Hope oo ka Wadahadlay Horumarinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan looga hadlayay kor u qaadida iyo horumarinta afka Soomaaliga, ayna ka soo qeybgaleen guddoonka Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga iyo maamulka jaamacadda Green Hope ayaa 6\/5\/2023, waxaa lagu qabtay xarunta AGA ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur oo ugu horeyntii ka hadlay kulankaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-07T11:02:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-05-07T11:10:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/07b66e6a-2fc5-4ab8-a0e1-176f5c536a53.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA iyo Maamulka Jaamacadda Green Hope oo ka Wadahadlay Horumarinta Afka Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2023-05-07T11:02:55+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-07T11:10:45+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":215,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA iyo Maamulka Jaamacadda Green Hope oo ka Wadahadlay Horumarinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2023-05-07T11:02:55+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-07T11:10:45+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA iyo Maamulka Jaamacadda Green Hope oo ka Wadahadlay Horumarinta Afka Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA iyo Maamulka Jaamacadda Green Hope oo ka Wadahadlay Horumarinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA iyo Maamulka Jaamacadda Green Hope oo ka Wadahadlay Horumarinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan looga hadlayay kor u qaadida iyo horumarinta afka Soomaaliga, ayna ka soo qeybgaleen guddoonka Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga iyo maamulka jaamacadda Green Hope ayaa 6\/5\/2023, waxaa lagu qabtay xarunta AGA ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga Bare sare Cabdalla Cumar Mansuur oo ugu horeyntii ka hadlay kulankaasi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2023-05-07T11:02:55+00:00","article_modified_time":"2023-05-07T11:10:45+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/07b66e6a-2fc5-4ab8-a0e1-176f5c536a53.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA iyo Maamulka Jaamacadda Green Hope oo ka Wadahadlay Horumarinta Afka Soomaaliga","datePublished":"2023-05-07T11:02:55+00:00","dateModified":"2023-05-07T11:10:45+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/"},"wordCount":215,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/","name":"Guddoomiyaha AGA iyo Maamulka Jaamacadda Green Hope oo ka Wadahadlay Horumarinta Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2023-05-07T11:02:55+00:00","dateModified":"2023-05-07T11:10:45+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-iyo-maamulka-jaamacadda-green-hope-oo-ka-wadahadlay-horumarinta-afka-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA iyo Maamulka Jaamacadda Green Hope oo ka Wadahadlay Horumarinta Afka Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7801"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7801"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7809,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7801\/revisions\/7809"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}