{"id":7755,"date":"2023-04-22T21:18:31","date_gmt":"2023-04-22T18:18:31","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=7755"},"modified":"2023-04-22T21:25:17","modified_gmt":"2023-04-22T18:25:17","slug":"akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/","title":{"rendered":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fannaankii Cumar Xasan Rooraaye"},"content":{"rendered":"<h4>Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee, fannaankiii caanka ahaa ee Cumar Xasan Rooraaye oo galabta oo ku beegneyd 22\/4\/2023 ku geeriyooday magaalada Hargaysa.<\/h4>\n<h4>\u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee, Marxuum Cumar Xasan Rooraaye oo ka mid ahaa tiirarkii kooxda hobollada Waaberi \u201c ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta AGA.<\/h4>\n<h4>Akademiyada AGA ayaa Marxuumka Alle uga baridey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.<\/h4>\n<h4>Marxuumka ayaa ka mid ahaa fannaaniintii loogu jeclaa hobollada Waaberi ee caanka ku ahaa ku luuqaynta heesaha kala duwan.<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee, fannaankiii caanka ahaa ee Cumar Xasan Rooraaye oo galabta oo ku beegneyd 22\/4\/2023 ku geeriyooday magaalada Hargaysa. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7758,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fannaankii Cumar Xasan Rooraaye - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fannaankii Cumar Xasan Rooraaye - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee, fannaankiii caanka ahaa ee Cumar Xasan Rooraaye oo galabta oo ku beegneyd 22\/4\/2023 ku geeriyooday magaalada Hargaysa. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-04-22T18:18:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-04-22T18:25:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/WhatsApp-Image-2023-04-22-at-21.20.12.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"508\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"423\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fannaankii Cumar Xasan Rooraaye\",\"datePublished\":\"2023-04-22T18:18:31+00:00\",\"dateModified\":\"2023-04-22T18:25:17+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/\"},\"wordCount\":148,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fannaankii Cumar Xasan Rooraaye - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2023-04-22T18:18:31+00:00\",\"dateModified\":\"2023-04-22T18:25:17+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fannaankii Cumar Xasan Rooraaye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fannaankii Cumar Xasan Rooraaye - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fannaankii Cumar Xasan Rooraaye - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee, fannaankiii caanka ahaa ee Cumar Xasan Rooraaye oo galabta oo ku beegneyd 22\/4\/2023 ku geeriyooday magaalada Hargaysa. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2023-04-22T18:18:31+00:00","article_modified_time":"2023-04-22T18:25:17+00:00","og_image":[{"width":508,"height":423,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/WhatsApp-Image-2023-04-22-at-21.20.12.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fannaankii Cumar Xasan Rooraaye","datePublished":"2023-04-22T18:18:31+00:00","dateModified":"2023-04-22T18:25:17+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/"},"wordCount":148,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/","name":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fannaankii Cumar Xasan Rooraaye - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2023-04-22T18:18:31+00:00","dateModified":"2023-04-22T18:25:17+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akademiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fannaankii-cumar-xasan-rooraaye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akademiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fannaankii Cumar Xasan Rooraaye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7755"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7755"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7755\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7757,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7755\/revisions\/7757"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7755"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7755"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7755"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}