{"id":7732,"date":"2023-03-30T14:10:20","date_gmt":"2023-03-30T11:10:20","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=7732"},"modified":"2023-03-30T14:16:25","modified_gmt":"2023-03-30T11:16:25","slug":"prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/","title":{"rendered":"Prof. Cabdalla Mansuur oo si Cilmi ah uga Hadlay Farqiga u Dhaxeeya Afur iyo Affur"},"content":{"rendered":"<h4><em>Beryahan, dad aaya waxay ku doodaan in aan la qummanayn in ereyga afur sidatan loo qoro, maxaayeelay qaabkan wuxuu ka soo jeedi karaa af-ur (af-shiir), sidaa darteed dadkaasi waxay la tahay in ereygaas qaabkiisa laga dhigo affur, maxaayeelay, labada \u2018f\u2019 waxay\u00a0 ku yimaadeen isku xirka labadan erey: af+fur.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Haddaba, fasiraaddani ma aha mid sax ah, waxaana u sabab ah:<\/em><\/h4>\n<h4><em>1) Ereyga afur, sida waafaqsan habka kala dhigdhigidda alannada (syllables) ereyga, wuxuu noqonayaa a-fur, ee ma aha af-ur, oo noqonaya erey micna kale leh, markaasna waa shardi in loo dhexaysiiyo xariijin. Qaabkan waxaa la wadaaga ereyo kale, sida ereyga: abaar, alannayntiisu waa a-baar, haddiise aynu u qaybinno si aan qumanayn: ab-aar, xitaa micnihii ayaa isbeddelaya sida midkii hore: af-ur. Marka, qaabka qaybinta alannada ereygaas ee aan saxda ahayn laguma salayn karo erey asalkiisa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>2) Ereyga afur, shaki kuma jiro in uu ka soo jeedo af+fur, haseyeeshee looma baahna in la laballaabo shibbanaha \u2018f\u2019, ha ku sugnaado erey gudihiisa (sida: affar) ama ha ku yimaaddo isku lifaaqidda laba erey (af+fur). Sidoo kale waxaa la mid ah ereyada soo socda:<\/em><\/h4>\n<h4><em>madaxanuun (madax+xanuun&gt; madaxxanuun)<\/em><\/h4>\n<h4><em>gabadha (gabadh+ta&gt;gabadhdha)<\/em><\/h4>\n<h4><em>magaca (magac+ka&gt;magacca)<\/em><\/h4>\n<h4><em>madaxa (madax+ka&gt;madaxxa)<\/em><\/h4>\n<h4><em>diiqa (diiq+ka&gt;diiqqa)<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sida looga maarmay laballaabidda shibbanayaasha magacyadan kor ku xusan (dh, c, x, q iwm) ayaa looga maarmay\u00a0 in la laballaabo shibbanaha \u2018f\u2019, maadaama micnayaal kala duwan aanu u yeelaynin ku dhawaaqidda labada qaab: afur iyo affur. Sidaas ayaana ku dhawri karnaa mid ka mid ah 17kii qodob ee lagu saleeyay samaynta alifba\u2019da af Soomaaliga, qodobkaasoo ahaa in laga daayo alifba\u2019da wixii laga maarmi karo, si loo beekhaamiyo dhigaalka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sideedaba, dhammann shibbanayaashu, cod ahaan, way laballaabmaan, haseyeesha 7 uun baa khasab ah in la laballaabo qoraal ahaan, maxaayeelay, isbeddel micneed ayay keenayaan, sida: xabad &amp; xabbad, xooga &amp; xoogga waa kala micne, laakiin shibbanyaasha kale oo dhan ma keenaan wax la mid ah isbeddelkaa micneed, sida: afur iyo affur, rati &amp; ratti, Xasan &amp; Xassan iwm.<\/em><\/h4>\n<h4><em><strong>Diyaarinta: Prof. Cabdalla Cumar Mansuur<\/strong><\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7733\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/339027787_764198938367123_4372073735849145825_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/339027787_764198938367123_4372073735849145825_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/339027787_764198938367123_4372073735849145825_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/339027787_764198938367123_4372073735849145825_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/339027787_764198938367123_4372073735849145825_n-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/339027787_764198938367123_4372073735849145825_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/339027787_764198938367123_4372073735849145825_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/339027787_764198938367123_4372073735849145825_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/339027787_764198938367123_4372073735849145825_n-1392x928.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/339027787_764198938367123_4372073735849145825_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/339027787_764198938367123_4372073735849145825_n-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/339027787_764198938367123_4372073735849145825_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/339027787_764198938367123_4372073735849145825_n-1260x840.jpg 1260w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/339027787_764198938367123_4372073735849145825_n.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beryahan, dad aaya waxay ku doodaan in aan la qummanayn in ereyga afur sidatan loo qoro, maxaayeelay qaabkan wuxuu ka soo jeedi karaa af-ur (af-shiir), sidaa darteed dadkaasi waxay la tahay in ereygaas qaabkiisa laga dhigo affur, maxaayeelay, labada \u2018f\u2019 waxay\u00a0 ku yimaadeen isku xirka labadan erey: af+fur. Haddaba, fasiraaddani ma aha mid sax ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7735,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[24],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Prof. Cabdalla Mansuur oo si Cilmi ah uga Hadlay Farqiga u Dhaxeeya Afur iyo Affur - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Prof. Cabdalla Mansuur oo si Cilmi ah uga Hadlay Farqiga u Dhaxeeya Afur iyo Affur - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Beryahan, dad aaya waxay ku doodaan in aan la qummanayn in ereyga afur sidatan loo qoro, maxaayeelay qaabkan wuxuu ka soo jeedi karaa af-ur (af-shiir), sidaa darteed dadkaasi waxay la tahay in ereygaas qaabkiisa laga dhigo affur, maxaayeelay, labada \u2018f\u2019 waxay\u00a0 ku yimaadeen isku xirka labadan erey: af+fur. Haddaba, fasiraaddani ma aha mid sax ah, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-30T11:10:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-30T11:16:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/933e0ed6-3d8f-4e77-b104-c6eadc732836.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"579\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Prof. Cabdalla Mansuur oo si Cilmi ah uga Hadlay Farqiga u Dhaxeeya Afur iyo Affur\",\"datePublished\":\"2023-03-30T11:10:20+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-30T11:16:25+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/\"},\"wordCount\":349,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Xulka Maqaallada\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/\",\"name\":\"Prof. Cabdalla Mansuur oo si Cilmi ah uga Hadlay Farqiga u Dhaxeeya Afur iyo Affur - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2023-03-30T11:10:20+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-30T11:16:25+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Prof. Cabdalla Mansuur oo si Cilmi ah uga Hadlay Farqiga u Dhaxeeya Afur iyo Affur\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Prof. Cabdalla Mansuur oo si Cilmi ah uga Hadlay Farqiga u Dhaxeeya Afur iyo Affur - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Prof. Cabdalla Mansuur oo si Cilmi ah uga Hadlay Farqiga u Dhaxeeya Afur iyo Affur - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Beryahan, dad aaya waxay ku doodaan in aan la qummanayn in ereyga afur sidatan loo qoro, maxaayeelay qaabkan wuxuu ka soo jeedi karaa af-ur (af-shiir), sidaa darteed dadkaasi waxay la tahay in ereygaas qaabkiisa laga dhigo affur, maxaayeelay, labada \u2018f\u2019 waxay\u00a0 ku yimaadeen isku xirka labadan erey: af+fur. Haddaba, fasiraaddani ma aha mid sax ah, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2023-03-30T11:10:20+00:00","article_modified_time":"2023-03-30T11:16:25+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":579,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/933e0ed6-3d8f-4e77-b104-c6eadc732836.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Prof. Cabdalla Mansuur oo si Cilmi ah uga Hadlay Farqiga u Dhaxeeya Afur iyo Affur","datePublished":"2023-03-30T11:10:20+00:00","dateModified":"2023-03-30T11:16:25+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/"},"wordCount":349,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Xulka Maqaallada"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/","name":"Prof. Cabdalla Mansuur oo si Cilmi ah uga Hadlay Farqiga u Dhaxeeya Afur iyo Affur - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2023-03-30T11:10:20+00:00","dateModified":"2023-03-30T11:16:25+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-cabdalla-mansuur-oo-si-cilmi-ah-uga-hadlay-farqiga-u-dhaxeeya-afur-iyo-affur\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Prof. Cabdalla Mansuur oo si Cilmi ah uga Hadlay Farqiga u Dhaxeeya Afur iyo Affur"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7732"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7732"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7734,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7732\/revisions\/7734"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}