{"id":771,"date":"2018-09-12T13:03:10","date_gmt":"2018-09-12T13:03:10","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=771"},"modified":"2018-09-12T13:18:05","modified_gmt":"2018-09-12T13:18:05","slug":"akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/","title":{"rendered":"AKADEEMIYADA AGA OO GARSOORE KA NOQOTAY TODDOBAADKA DHAQANKA  EE  JAAMACADDA SIU"},"content":{"rendered":"<h3>Bandhiggii dhaqanka ee Jaamacadda caalamiga ah ee SIU\u00a0 oo socday intii u dhaxaysay 11-12 Sebtember 2018-ka ayaa maanta si qurux badan loogu soo gaba-gabeeyay xarunta Jaamacaddaasi ee magaalada Muqdisho.<\/h3>\n<h3>Bandhiggaasi oo lahaa xiiso gaar ah ayaa ardayda wax ka barata kulliyadaha kala duwan ee Jaamacaddaasi \u00a0waxay ku loolamayeen \u00a0soo bandhiggida dhinacyada Dhaqanka, Afka iyo Xirfadaha ay caanka ku tahay Soomaalida, \u00a0waxaana labadii maalin ee uu socday u soo daawasho tagayay \u00a0Boqollaal ka mid ah ardayda Jaamacaddaas \u00a0iyo \u00a0marti sharaf aad u badan.<\/h3>\n<h3>Madaxa Tababbaradda Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Md, C\/llaahi Sh. Cabdi Aadan (Gacanka) oo si rasmi ah loogu casuumay tartankaasi \u00a0ayaa qeyb ka ahaa Guddi Garsoorayaal ah\u00a0 oo loo soo xulay\u00a0 inay dhex-dhexaadiyaan barnaamijkaasi oo qiimo gaar ah u lahaa ardayda wax ka dhigata Jaamacaddaasi.<\/h3>\n<h3>Md, C\/llaahi Gacanka oo gaba-gabadii tartankaasi kadib u warramayay Degalka (Website) Aga ayaa sheeggay inay tartankaasi si\u00a0 caddaalad ah u maamuleen Guddigii loo xilsaaray, waxaana uu caddeeyay in sidii loogu talagalay uu ku soo idlaaday.<\/h3>\n<h3>\u00a0Loolankaasi oo ahaa mid xamaasad badan ayaa dhinaca Natiijada waxaa kaalinta Koowaad ku guuleystay \u00a0Kulliyadda Caafimaadka, kaalinta Labaad waxaa galay \u00a0Kulliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha, halka kaalinta Seddexaad ay soo istaagtay \u00a0Kulliyadda Beeraha.<\/h3>\n<h3>Tartankaasi oo sannadkiiba hal mar la qabto ayaa ujeeddadiisu waxay tahay sidii loo kobcin lahaa\u00a0\u00a0 garaadka dhallinyarada Soomaaliyeed oo intooda badan aan waxba kala socon inay ummaddoodu \u00a0leedahay \u00a0Hiddo iyo Dhaqan Wanaagsan oo lagu\u00a0 faani karo.<\/h3>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-772\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41512848_2191638064411192_9104448442582695936_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41512848_2191638064411192_9104448442582695936_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41512848_2191638064411192_9104448442582695936_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41512848_2191638064411192_9104448442582695936_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-773\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41654957_2191679277740404_2989718978034663424_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41654957_2191679277740404_2989718978034663424_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41654957_2191679277740404_2989718978034663424_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41654957_2191679277740404_2989718978034663424_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-774\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41379663_2191135234461475_2645292738680979456_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41379663_2191135234461475_2645292738680979456_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41379663_2191135234461475_2645292738680979456_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41379663_2191135234461475_2645292738680979456_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-775\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41462044_2191135457794786_660068849135124480_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41462044_2191135457794786_660068849135124480_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41462044_2191135457794786_660068849135124480_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41462044_2191135457794786_660068849135124480_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-776\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41610881_2191165631125102_1458948653275152384_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41610881_2191165631125102_1458948653275152384_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41610881_2191165631125102_1458948653275152384_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41610881_2191165631125102_1458948653275152384_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bandhiggii dhaqanka ee Jaamacadda caalamiga ah ee SIU\u00a0 oo socday intii u dhaxaysay 11-12 Sebtember 2018-ka ayaa maanta si qurux badan loogu soo gaba-gabeeyay xarunta Jaamacaddaasi ee magaalada Muqdisho. Bandhiggaasi oo lahaa xiiso gaar ah ayaa ardayda wax ka barata kulliyadaha kala duwan ee Jaamacaddaasi \u00a0waxay ku loolamayeen \u00a0soo bandhiggida dhinacyada Dhaqanka, Afka iyo Xirfadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":772,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEEMIYADA AGA OO GARSOORE KA NOQOTAY TODDOBAADKA DHAQANKA EE JAAMACADDA SIU - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEEMIYADA AGA OO GARSOORE KA NOQOTAY TODDOBAADKA DHAQANKA EE JAAMACADDA SIU - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bandhiggii dhaqanka ee Jaamacadda caalamiga ah ee SIU\u00a0 oo socday intii u dhaxaysay 11-12 Sebtember 2018-ka ayaa maanta si qurux badan loogu soo gaba-gabeeyay xarunta Jaamacaddaasi ee magaalada Muqdisho. Bandhiggaasi oo lahaa xiiso gaar ah ayaa ardayda wax ka barata kulliyadaha kala duwan ee Jaamacaddaasi \u00a0waxay ku loolamayeen \u00a0soo bandhiggida dhinacyada Dhaqanka, Afka iyo Xirfadaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-09-12T13:03:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-09-12T13:18:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41512848_2191638064411192_9104448442582695936_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEEMIYADA AGA OO GARSOORE KA NOQOTAY TODDOBAADKA DHAQANKA EE JAAMACADDA SIU\",\"datePublished\":\"2018-09-12T13:03:10+00:00\",\"dateModified\":\"2018-09-12T13:18:05+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/\"},\"wordCount\":241,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/\",\"name\":\"AKADEEMIYADA AGA OO GARSOORE KA NOQOTAY TODDOBAADKA DHAQANKA EE JAAMACADDA SIU - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-09-12T13:03:10+00:00\",\"dateModified\":\"2018-09-12T13:18:05+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEEMIYADA AGA OO GARSOORE KA NOQOTAY TODDOBAADKA DHAQANKA EE JAAMACADDA SIU\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEEMIYADA AGA OO GARSOORE KA NOQOTAY TODDOBAADKA DHAQANKA EE JAAMACADDA SIU - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEEMIYADA AGA OO GARSOORE KA NOQOTAY TODDOBAADKA DHAQANKA EE JAAMACADDA SIU - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Bandhiggii dhaqanka ee Jaamacadda caalamiga ah ee SIU\u00a0 oo socday intii u dhaxaysay 11-12 Sebtember 2018-ka ayaa maanta si qurux badan loogu soo gaba-gabeeyay xarunta Jaamacaddaasi ee magaalada Muqdisho. Bandhiggaasi oo lahaa xiiso gaar ah ayaa ardayda wax ka barata kulliyadaha kala duwan ee Jaamacaddaasi \u00a0waxay ku loolamayeen \u00a0soo bandhiggida dhinacyada Dhaqanka, Afka iyo Xirfadaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-09-12T13:03:10+00:00","article_modified_time":"2018-09-12T13:18:05+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/41512848_2191638064411192_9104448442582695936_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEEMIYADA AGA OO GARSOORE KA NOQOTAY TODDOBAADKA DHAQANKA EE JAAMACADDA SIU","datePublished":"2018-09-12T13:03:10+00:00","dateModified":"2018-09-12T13:18:05+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/"},"wordCount":241,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/","name":"AKADEEMIYADA AGA OO GARSOORE KA NOQOTAY TODDOBAADKA DHAQANKA EE JAAMACADDA SIU - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-09-12T13:03:10+00:00","dateModified":"2018-09-12T13:18:05+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiayada-aga-oo-garsoore-ka-noqotay-todoobaadka-dhaqanka-ee-jaamacadda-siu\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEEMIYADA AGA OO GARSOORE KA NOQOTAY TODDOBAADKA DHAQANKA EE JAAMACADDA SIU"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/771"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=771"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":780,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/771\/revisions\/780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/772"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}