{"id":759,"date":"2018-09-07T12:16:03","date_gmt":"2018-09-07T12:16:03","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=759"},"modified":"2018-09-07T12:18:38","modified_gmt":"2018-09-07T12:18:38","slug":"bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/","title":{"rendered":"BANDHIGGII BUUGGAAGTA  CADAADO OO LA SOO GABA-GABEEYAY"},"content":{"rendered":"<p>Bandhiggii buuggagta Cadaado oo socday intii u dhaxaysay 4-5 Sebtember 2018-ka ayaa si rasmi ah loogu soo gab-gabeeyay xarunta Kafaalo ee magaalada Cadaado ee G\/Galgaduud, taariikh ahaan waa sannadkii Koowaad ee\u00a0 Cadaado lagu qabto bandhig ceynkaan oo kale ah.<\/p>\n<p>Carwdaasi oo lagu soo bandhigay buuggaag badan ayaa la sheegay inay ka soo qeyb galeen 40 ka mid ah hal-abuurada Soomaaliyeed oo isugu jiray qorayaal iyo abwaanno ka kala yimid guud ahaan deeganada ay Soomaalidu degto, siyaasiyiin iyo shacbiga reer Galmudug, waxaana xiiso gaar ah laheyd in\u00a0 ardayda Dugsiyada Cadaado loo fasaxay sidii ay uga faa\u2019iidaystaan bandhiggaas.<\/p>\n<p>Agaasimaha bandhigga buuggaagta Cadaado Md, Cabdiraxmaan Cali Maxamed \u00a0ayaa sheegay in fikradda carwada ay soo bilaabatay 8 bilood ka hor,\u00a0waxaana uu tilmaamay Lix dhalinyaro ah oo uu isaga ugu horreeyo inay saldhigg u ahaayeen, \u00a0isagoo u mahad-celiyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Cabdi\u00a0 \u2018Qoor-qoor\u201d oo lahaa hirgalinta carwadaas<\/p>\n<p>\u00abDanta aan Carwadan ka lahayn waxay aheyd \u00a0in la kobciyo wax-soo-saarka waxbarashada, lana helo meel ay dadka ugu soo hagaagaan buuggaag la\u00a0 akhristo lana iibsan karo, waxaan la jaan- qaadnay kacdoonka bandhigyada buuggaagta ee Soomaaliya ka socda, waxaa inoo qorsheysan inaan sannad walba qabanno\u201d ayuu yiri\u00a0 Cabdiraxmaan Cali \u00a0oo sheegay \u00a0hal-ku dhigga carwadaasi inuu ahaa \u00a0\u00abWax akhri si isbedelkii loo baahnaa aad u sameyso\u00bb.<\/p>\n<p>Carwadaan ayaa qeyb ka noqonaysa\u00a0 carwooyinka buuggaagta ee sannad kasta lagu dhigo gudaha Soomaaliya, Degmada Cadaado ayaa noqotay magaaladii 5-aad\u00a0 ee ku guuleysta qabashada carwooyinka noocaan oo kale ah.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-760\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmUXJ9XWsAAZcYH-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmUXJ9XWsAAZcYH-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmUXJ9XWsAAZcYH-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmUXJ9XWsAAZcYH-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmUXJ9XWsAAZcYH.jpg 1200w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-761\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmQRaBYWwAIw-o3-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmQRaBYWwAIw-o3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmQRaBYWwAIw-o3-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmQRaBYWwAIw-o3-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmQRaBYWwAIw-o3.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-762\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmQnePrV4AA4kFP-1024x682.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmQnePrV4AA4kFP.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmQnePrV4AA4kFP-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmQnePrV4AA4kFP-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-763\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmPBubyXgAAIJOX-1024x1007.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmPBubyXgAAIJOX-1024x1007.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmPBubyXgAAIJOX-300x295.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmPBubyXgAAIJOX-768x755.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmPBubyXgAAIJOX.jpg 1200w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bandhiggii buuggagta Cadaado oo socday intii u dhaxaysay 4-5 Sebtember 2018-ka ayaa si rasmi ah loogu soo gab-gabeeyay xarunta Kafaalo ee magaalada Cadaado ee G\/Galgaduud, taariikh ahaan waa sannadkii Koowaad ee\u00a0 Cadaado lagu qabto bandhig ceynkaan oo kale ah. Carwdaasi oo lagu soo bandhigay buuggaag badan ayaa la sheegay inay ka soo qeyb galeen 40 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":760,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>BANDHIGGII BUUGGAAGTA CADAADO OO LA SOO GABA-GABEEYAY - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"BANDHIGGII BUUGGAAGTA CADAADO OO LA SOO GABA-GABEEYAY - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bandhiggii buuggagta Cadaado oo socday intii u dhaxaysay 4-5 Sebtember 2018-ka ayaa si rasmi ah loogu soo gab-gabeeyay xarunta Kafaalo ee magaalada Cadaado ee G\/Galgaduud, taariikh ahaan waa sannadkii Koowaad ee\u00a0 Cadaado lagu qabto bandhig ceynkaan oo kale ah. Carwdaasi oo lagu soo bandhigay buuggaag badan ayaa la sheegay inay ka soo qeyb galeen 40 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-09-07T12:16:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-09-07T12:18:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmUXJ9XWsAAZcYH.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"BANDHIGGII BUUGGAAGTA CADAADO OO LA SOO GABA-GABEEYAY\",\"datePublished\":\"2018-09-07T12:16:03+00:00\",\"dateModified\":\"2018-09-07T12:18:38+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/\"},\"wordCount\":249,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/\",\"name\":\"BANDHIGGII BUUGGAAGTA CADAADO OO LA SOO GABA-GABEEYAY - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-09-07T12:16:03+00:00\",\"dateModified\":\"2018-09-07T12:18:38+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"BANDHIGGII BUUGGAAGTA CADAADO OO LA SOO GABA-GABEEYAY\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"BANDHIGGII BUUGGAAGTA CADAADO OO LA SOO GABA-GABEEYAY - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"BANDHIGGII BUUGGAAGTA CADAADO OO LA SOO GABA-GABEEYAY - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Bandhiggii buuggagta Cadaado oo socday intii u dhaxaysay 4-5 Sebtember 2018-ka ayaa si rasmi ah loogu soo gab-gabeeyay xarunta Kafaalo ee magaalada Cadaado ee G\/Galgaduud, taariikh ahaan waa sannadkii Koowaad ee\u00a0 Cadaado lagu qabto bandhig ceynkaan oo kale ah. Carwdaasi oo lagu soo bandhigay buuggaag badan ayaa la sheegay inay ka soo qeyb galeen 40 [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-09-07T12:16:03+00:00","article_modified_time":"2018-09-07T12:18:38+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":800,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/DmUXJ9XWsAAZcYH.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"BANDHIGGII BUUGGAAGTA CADAADO OO LA SOO GABA-GABEEYAY","datePublished":"2018-09-07T12:16:03+00:00","dateModified":"2018-09-07T12:18:38+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/"},"wordCount":249,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/","name":"BANDHIGGII BUUGGAAGTA CADAADO OO LA SOO GABA-GABEEYAY - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-09-07T12:16:03+00:00","dateModified":"2018-09-07T12:18:38+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhiggii-buuggaagt-a-cadaado-oo-la-soo-gaba-gabeeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"BANDHIGGII BUUGGAAGTA CADAADO OO LA SOO GABA-GABEEYAY"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/759"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=759"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":766,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/759\/revisions\/766"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/760"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}