{"id":751,"date":"2018-09-06T15:43:35","date_gmt":"2018-09-06T15:43:35","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=751"},"modified":"2018-09-07T07:34:12","modified_gmt":"2018-09-07T07:34:12","slug":"guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/","title":{"rendered":"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO UGA TACSIYEEYAY GUDOOMIYAHA AGA GEERIDII KU TIMID WALAASHIIS"},"content":{"rendered":"<h3>Gudoomiyaha Aqalka Sare\u00a0 Md, Cabdi Xaashi C\/llaahi, Gudoomiyha Guddiga Warfaafinta ee Golaha Baarlamaanka Xildhibaan Khaalid Macow, Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim iyo dhamaan bahda \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) waxay si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan Guddoomiyaha Akadeemiyada Aga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo walaashiis Marxuumad \u00a0Abshiro Daahir Afrax\u00a0 ay ku geeriyootay Deegaanka \u00a0Mareer oo ka tirsan \u00a0Degmada Gari-cad ee Gobolka Mudug.<\/h3>\n<h3>Madaxdaas iyo xubnaha\u00a0 Aga ayaa \u00a0marxuumadaasi Alle uga barayay inuu Jannada ka waraabiyo, kitaabkeedana uuu middigta ka siiyo, marti la jecel yahay inay noqoto, qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna samir iyo iimaan inuu illaah\u00a0 ka siiyo.<\/h3>\n<h3>Dhinaca kale tacsi gaar ah waxaa dirayo goosanka \u00a0Akadeemiyada ee\u00a0 Muqdisho oo kala ah Prof. Mustafa Feyruus, \u00a0Cabdi-naasir Yuusuf, Cali Cigaal, C\/casiis\u00a0 Goobdoon, Axmed faarax, Deeq Xersi, C\/llaahi Gacanka, Axmed Dhicisow, C\/llaahi Xasan, C\/qaadir Shire, \u00a0Seynab Xaaji Axmed \u201cUgbaad\u201d iyo Dayax Axmed Maxamed, dhamaan dadkaas \u00a0waxay Guddoomiye Dr. Afrax uga tacsiyeynayaan Marxuumada geeriyootay,\u00a0 waxayna Alle uga baryayaan inuu Jannada ka waraabiyo.<\/h3>\n<h3>Sidoo kale waxaa tacsi taas la mid ah diraya Maqaawiirta iyo Wakiilada Akadeemiyada Aga ee kala ah Prof. Cabdalla Mansuur, Prof. Maxamed Cali Kalaay, Macallin Saciid Saalax, Qoraa Axmed Faarax\u201d Idaajaa\u201d, \u00a0Aqoonyahan Maxamed Sheikh \u00a0Afguriye {Xukun}, Ismaaciil Jaa-juumow, \u00a0C\/qaadir Ruumi, \u00a0C\/raxmaan Aabtidoon, \u00a0Aamino Muuse,\u00a0 Max\u2019ed C\/llaahi Cartan, Macallin Maxmuud, Cabdi-naasir Ibraahim, C\/rashiid Maxamed Ismaaciil iyo \u00a0Inna caws gurow, \u00a0dhamaan masuulyiintaasi waxay Dr. Afrax \u00a0uga tacsiyaynayaan geerida ku timid walaashiis oo ku geeriyootay Gobolka Mudug.<\/h3>\n<h3>Waxaa kaloo tacsi dirayo asaxaabta kala ah Ku-simaha Gudoomiyaha Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Abwaan Xersi Dhuux Maxamed \u00a0iyo dhamaan xubnaha Golahaasi, Ayaanle Xuseen Cabdi \u201cHanoolaato\u201d, Amiin Yuusuf Qasaaro, Dahabo Sheikh Maxamuud iyo dhamaan bahda ku mataanaysan Akhriska, Qoraalka iyo Hiilka afka hooyo, waxayna marxuumada geeriyootay Alle uga baryayaan inuu Jannadiisa geeyo.<\/h3>\n<h3>Adduunyadu waa safar, qof walbana maalin ayuu ka tagayaa, ma-dhinte waa illaah ee Alle ha u naxariisto walaasheena Marxuumad Abshiro Daahir Afrax oo ku xijaabatay Deegaanka Mareer ee G\/Mudug.<\/h3>\n<h3>Innaa Lillaahi Wa- Innaa Illeyhi Raajicuun<\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Aqalka Sare\u00a0 Md, Cabdi Xaashi C\/llaahi, Gudoomiyha Guddiga Warfaafinta ee Golaha Baarlamaanka Xildhibaan Khaalid Macow, Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim iyo dhamaan bahda \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) waxay si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan Guddoomiyaha Akadeemiyada Aga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo walaashiis Marxuumad \u00a0Abshiro Daahir Afrax\u00a0 ay ku geeriyootay Deegaanka \u00a0Mareer oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":752,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO UGA TACSIYEEYAY GUDOOMIYAHA AGA GEERIDII KU TIMID WALAASHIIS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO UGA TACSIYEEYAY GUDOOMIYAHA AGA GEERIDII KU TIMID WALAASHIIS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Aqalka Sare\u00a0 Md, Cabdi Xaashi C\/llaahi, Gudoomiyha Guddiga Warfaafinta ee Golaha Baarlamaanka Xildhibaan Khaalid Macow, Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim iyo dhamaan bahda \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) waxay si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan Guddoomiyaha Akadeemiyada Aga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo walaashiis Marxuumad \u00a0Abshiro Daahir Afrax\u00a0 ay ku geeriyootay Deegaanka \u00a0Mareer oo ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-09-06T15:43:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-09-07T07:34:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Tacsi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO UGA TACSIYEEYAY GUDOOMIYAHA AGA GEERIDII KU TIMID WALAASHIIS\",\"datePublished\":\"2018-09-06T15:43:35+00:00\",\"dateModified\":\"2018-09-07T07:34:12+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/\"},\"wordCount\":341,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/\",\"name\":\"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO UGA TACSIYEEYAY GUDOOMIYAHA AGA GEERIDII KU TIMID WALAASHIIS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-09-06T15:43:35+00:00\",\"dateModified\":\"2018-09-07T07:34:12+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO UGA TACSIYEEYAY GUDOOMIYAHA AGA GEERIDII KU TIMID WALAASHIIS\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO UGA TACSIYEEYAY GUDOOMIYAHA AGA GEERIDII KU TIMID WALAASHIIS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO UGA TACSIYEEYAY GUDOOMIYAHA AGA GEERIDII KU TIMID WALAASHIIS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Gudoomiyaha Aqalka Sare\u00a0 Md, Cabdi Xaashi C\/llaahi, Gudoomiyha Guddiga Warfaafinta ee Golaha Baarlamaanka Xildhibaan Khaalid Macow, Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim iyo dhamaan bahda \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) waxay si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan Guddoomiyaha Akadeemiyada Aga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo walaashiis Marxuumad \u00a0Abshiro Daahir Afrax\u00a0 ay ku geeriyootay Deegaanka \u00a0Mareer oo ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-09-06T15:43:35+00:00","article_modified_time":"2018-09-07T07:34:12+00:00","og_image":[{"width":480,"height":480,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Tacsi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO UGA TACSIYEEYAY GUDOOMIYAHA AGA GEERIDII KU TIMID WALAASHIIS","datePublished":"2018-09-06T15:43:35+00:00","dateModified":"2018-09-07T07:34:12+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/"},"wordCount":341,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/","name":"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO UGA TACSIYEEYAY GUDOOMIYAHA AGA GEERIDII KU TIMID WALAASHIIS - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-09-06T15:43:35+00:00","dateModified":"2018-09-07T07:34:12+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiayha-aqalka-sare-oo-uga-tacsiyeeyay-gudoomiyaha-aga-geeridii-ku-timid-walaashii\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO UGA TACSIYEEYAY GUDOOMIYAHA AGA GEERIDII KU TIMID WALAASHIIS"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/751"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=751"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/751\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":758,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/751\/revisions\/758"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=751"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=751"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=751"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}