{"id":7474,"date":"2022-12-14T18:03:36","date_gmt":"2022-12-14T15:03:36","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=7474"},"modified":"2022-12-14T18:06:59","modified_gmt":"2022-12-14T15:06:59","slug":"xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/","title":{"rendered":"Xarunta Laashin oo Qabatay Falanqeynta Buugga Maana-Faay"},"content":{"rendered":"<h4><em>Hoyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee LAASHIN, waxa ay qabatay habeenkii ay ku beegneyd 11\/12\/2022 \u00a0madal aqooneed lagu lafaguray dhiganaha caan baxay ee MAANA-FAAY oo uu qoray, qoraa: Maxamed Daahir Afrax (AUN).<\/em><\/h4>\n<h4><em>Hoyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta LAASHIN oo aqool wadaag iyo eray wadaagba la ah; xarumaha aqoonta iyo afka lagu kobciyo ee kala ah: Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Abwaan Faarax Shuuriye, Akadeeme Gobaleedka Af Soomaaliga (AGA) Iyo Baraarug Library.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Xarunta Laashin waxa ay xalay isu keeneen aqoonyahanno kala joogaa daafaha caalamka, isla markaana isugu jiray aqoonyahanno Soomaaliyeed iyo kuwa aan Soomaali aheyn, balse, afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed bartay, welina u dhuundaloola, sida, Borofaysar: Martin Orwin oo si qotodheer uga sheekeeyay buugga: MAANA-FAAY, aqoontii uu u lahaa Afrax iyo guud ahaan waxqabadkii Afrax ee afafka kale. Sidoo kale waxa madasha ka hadlay: Borofaysar: Joorje Baanti oo isna is dultaagay adeeggii bulsho ee Dr Afrax.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waxa isna si mug iyo miisaan leh u lafaguray buugga MAANA-FAAY iyo howlihii kale ee marxuum Afrax borofaysar: Cali Jimcaale Axmed. Waxa kale oo ka hadlay madasha: aqoonyahan: Axmed Ismaacil Yuusuf oo afka Soomaaliga iyo afka Ingiriisigaba wax ku qora, isla markaana buugga Maana-Faay u rogay afka Ingiriiska. Waxa isna ka hadlay: Sharciyaqaan, isla markaana ah; guddoomiyihii ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed aqoonyahan Salaad Cismaan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Faalleynta waxa asna qeyb ka ahaa: Buuni Ruumi oo ah; aqoonyahan, cilmi baare ahna linquistic, horena u ahaa Bare jaamacadeed. Waxa kale oo gorfeynta ku jiray; Buuni Cabdirixmaan Abtidoon oo ay Afrax saaxibbo ahaayeen, sidoo kalena si mug leh u dul istaagay, muhiimadda sheeka tebintu u leedahay; ummadda. Guddoomiyaha LAASHIN Xuseen M. Cabdulle Wadaad ayaa isna ku dheeraaday howlqabadka Dr Afrax ee dhanka wax soo saarka dhigaaleed.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiye Wadaad waxa uu ka mid ahaa aqoonyahannadii goobjoogga u ahaa markii buuggu soo baxayay: 1979 ilaa 1980-kii, isla markaana wuxuu daahfuray farriimo badan oo dahsoon, isla markaana buuggu gudbinayay ama ka digayay. Culima afeedka ka hadlay oo aad u tiro badnaa, ka sokow waxa madasha dadkii soo xaadiray u mahadceliyay, gabar uu dhalay qoraa Maxamed Daahir Afrax (AUN) oo la yiraahdo: Muna Maxamed Daahir. Muno oo hadleysana waxay tiri:<\/em><\/h4>\n<h4><em>Magacaygu waa Muna Maxamed Daahir Afrax, waxaan ahay inan uu dhalay Maxamed Daahir Afrax, waxaan haystaa shahaado jaamacadeed suugaanta Ingiriisiga iyo qoraalka hal-abuurka ah, ilaa yaraanteediina waxaan lahaa jacayl qoraal ah. Waxaan tafatiray Maana Faay tarjumaadda Ingiriisiga waxaanan hubiyay in buugga la daabacay ka dib markii uu geeriyooday, waxaanan jeclaan lahaa inaan sii wado shaqadii aabbahay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Muna waxay ballanqaadday inay hore usii wadi doonto howshii qaran ee abbaheed uu ka geeriyooday, isla markaana waxay tiri: \u201cBuugga MAANA-FAAY, waxaan u rogi doonnaa afafka kala ah: Ingiriis iyo Carabi, sidoo kalena waxaan soo saaridoonaa daabacaad cusub oo Af Soomaali ah\u201d.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-7477\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot_20221211_210200_Zoom-300x169-1.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot_20221211_210200_Zoom-300x169-1.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot_20221211_210200_Zoom-300x169-1-150x85.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-7475\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot_20221211_202520_Zoom-300x171-1.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"171\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot_20221211_202520_Zoom-300x171-1.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot_20221211_202520_Zoom-300x171-1-150x86.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-7481\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot_20221211_201133_Zoom-149x300-1.jpg\" alt=\"\" width=\"149\" height=\"300\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-7476\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot_20221211_210014_Zoom-152x300-1.jpg\" alt=\"\" width=\"152\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot_20221211_210014_Zoom-152x300-1.jpg 152w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot_20221211_210014_Zoom-152x300-1-150x296.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 152px) 100vw, 152px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-7479\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221211-WA0024-152x300-1.jpg\" alt=\"\" width=\"152\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221211-WA0024-152x300-1.jpg 152w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221211-WA0024-152x300-1-150x296.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 152px) 100vw, 152px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-7480\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221211-WA0027-170x300-1.jpg\" alt=\"\" width=\"170\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221211-WA0027-170x300-1.jpg 170w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/IMG-20221211-WA0027-170x300-1-150x265.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 170px) 100vw, 170px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee LAASHIN, waxa ay qabatay habeenkii ay ku beegneyd 11\/12\/2022 \u00a0madal aqooneed lagu lafaguray dhiganaha caan baxay ee MAANA-FAAY oo uu qoray, qoraa: Maxamed Daahir Afrax (AUN). Hoyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta LAASHIN oo aqool wadaag iyo eray wadaagba la ah; xarumaha aqoonta iyo afka lagu kobciyo ee kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7483,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xarunta Laashin oo Qabatay Falanqeynta Buugga Maana-Faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xarunta Laashin oo Qabatay Falanqeynta Buugga Maana-Faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee LAASHIN, waxa ay qabatay habeenkii ay ku beegneyd 11\/12\/2022 \u00a0madal aqooneed lagu lafaguray dhiganaha caan baxay ee MAANA-FAAY oo uu qoray, qoraa: Maxamed Daahir Afrax (AUN). Hoyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta LAASHIN oo aqool wadaag iyo eray wadaagba la ah; xarumaha aqoonta iyo afka lagu kobciyo ee kala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-14T15:03:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-12-14T15:06:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/FB_IMG_1574976009638.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Xarunta Laashin oo Qabatay Falanqeynta Buugga Maana-Faay\",\"datePublished\":\"2022-12-14T15:03:36+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-14T15:06:59+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/\"},\"wordCount\":448,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/\",\"name\":\"Xarunta Laashin oo Qabatay Falanqeynta Buugga Maana-Faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-12-14T15:03:36+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-14T15:06:59+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xarunta Laashin oo Qabatay Falanqeynta Buugga Maana-Faay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xarunta Laashin oo Qabatay Falanqeynta Buugga Maana-Faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xarunta Laashin oo Qabatay Falanqeynta Buugga Maana-Faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Hoyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee LAASHIN, waxa ay qabatay habeenkii ay ku beegneyd 11\/12\/2022 \u00a0madal aqooneed lagu lafaguray dhiganaha caan baxay ee MAANA-FAAY oo uu qoray, qoraa: Maxamed Daahir Afrax (AUN). Hoyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta LAASHIN oo aqool wadaag iyo eray wadaagba la ah; xarumaha aqoonta iyo afka lagu kobciyo ee kala [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2022-12-14T15:03:36+00:00","article_modified_time":"2022-12-14T15:06:59+00:00","og_image":[{"width":700,"height":700,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/FB_IMG_1574976009638.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Xarunta Laashin oo Qabatay Falanqeynta Buugga Maana-Faay","datePublished":"2022-12-14T15:03:36+00:00","dateModified":"2022-12-14T15:06:59+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/"},"wordCount":448,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/","name":"Xarunta Laashin oo Qabatay Falanqeynta Buugga Maana-Faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2022-12-14T15:03:36+00:00","dateModified":"2022-12-14T15:06:59+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-laashin-oo-qabatay-falanqeynta-buugga-maana-faay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xarunta Laashin oo Qabatay Falanqeynta Buugga Maana-Faay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7474"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7474"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7482,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7474\/revisions\/7482"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7483"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}