{"id":7452,"date":"2022-12-06T20:05:31","date_gmt":"2022-12-06T17:05:31","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=7452"},"modified":"2022-12-06T20:10:13","modified_gmt":"2022-12-06T17:10:13","slug":"magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/","title":{"rendered":"Magaalada London oo lagu soo Bandhiggay Buugga Maana Faay oo ku Qoran Af Ingiriis"},"content":{"rendered":"<h4>Munaasabad loogu talagalay bandhigga buuggii caanka ahaa ee uu qoray Alle ha u naxariistee qoraagii weynaa Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa lagu qabtay halka loo yaqaanno Oxford House oo sannad walba lagu qabto Toddobaadka Soomaalida.<\/h4>\n<h4>\u00a0Bandhigga buugaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeybgalay qaar ka mid ah saaxiibbadii Dr. Afrax, sida Macallin Siciid Saalax, Rashiid Sh. Cabdillaahi (Gadhweyne), Maxamed Xasan Alto, Faarax Gabuute, Martin Orwen, Maxamed Xirsi Guuleed, Saynab Aaden Sharci, Cabdiraxmaan M. Abtidoon iyo qaar kaloo badan.<\/h4>\n<h4>Buugga Maana Faay oo geyiga Soomaalida aad looga yaqaan ayaa horey waxaa loo daabacay dhowr\u00a0 jeer, isagoo ku qoran Soomaali hase yeeshee haatan waxaa lagu guuleystay in lagu tarjumo afka Ingiriisiga, iyada oo soo bandhigiddiisu ay aad uga soo qeyb galeen Soomaali fara badan.<\/h4>\n<h4>Mahadi ha ka gaartee, Maana Faay-da Ingiriisiga ah, waxaa tarjumay aqoonyahan Axmed Ismaaciil Yuusuf, balse waxaa tafaftirtay soona bandhigtay Muna Maxamed Daahir Afrax, waxayna ka warrantay heerarkii ay soo martay tarjumidda buugga oo in badanba la sugayey, iyada oo dhinaca kale iftiimisay sida uu aabbaheed mar walba ugu taagnaa horumarinta afka iyo qoraalka.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7453\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/c75ba49a-9a77-4059-9fe4-b021a85026ea-300x240.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"240\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/c75ba49a-9a77-4059-9fe4-b021a85026ea-300x240.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/c75ba49a-9a77-4059-9fe4-b021a85026ea-768x614.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/c75ba49a-9a77-4059-9fe4-b021a85026ea-150x120.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/c75ba49a-9a77-4059-9fe4-b021a85026ea-600x480.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/c75ba49a-9a77-4059-9fe4-b021a85026ea-696x557.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/c75ba49a-9a77-4059-9fe4-b021a85026ea-525x420.jpg 525w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/c75ba49a-9a77-4059-9fe4-b021a85026ea.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad loogu talagalay bandhigga buuggii caanka ahaa ee uu qoray Alle ha u naxariistee qoraagii weynaa Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa lagu qabtay halka loo yaqaanno Oxford House oo sannad walba lagu qabto Toddobaadka Soomaalida. \u00a0Bandhigga buugaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeybgalay qaar ka mid ah saaxiibbadii Dr. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7453,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Magaalada London oo lagu soo Bandhiggay Buugga Maana Faay oo ku Qoran Af Ingiriis - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Magaalada London oo lagu soo Bandhiggay Buugga Maana Faay oo ku Qoran Af Ingiriis - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad loogu talagalay bandhigga buuggii caanka ahaa ee uu qoray Alle ha u naxariistee qoraagii weynaa Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa lagu qabtay halka loo yaqaanno Oxford House oo sannad walba lagu qabto Toddobaadka Soomaalida. \u00a0Bandhigga buugaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeybgalay qaar ka mid ah saaxiibbadii Dr. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-06T17:05:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-12-06T17:10:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/c75ba49a-9a77-4059-9fe4-b021a85026ea.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"819\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Magaalada London oo lagu soo Bandhiggay Buugga Maana Faay oo ku Qoran Af Ingiriis\",\"datePublished\":\"2022-12-06T17:05:31+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-06T17:10:13+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/\"},\"wordCount\":195,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/\",\"name\":\"Magaalada London oo lagu soo Bandhiggay Buugga Maana Faay oo ku Qoran Af Ingiriis - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-12-06T17:05:31+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-06T17:10:13+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Magaalada London oo lagu soo Bandhiggay Buugga Maana Faay oo ku Qoran Af Ingiriis\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Magaalada London oo lagu soo Bandhiggay Buugga Maana Faay oo ku Qoran Af Ingiriis - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Magaalada London oo lagu soo Bandhiggay Buugga Maana Faay oo ku Qoran Af Ingiriis - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad loogu talagalay bandhigga buuggii caanka ahaa ee uu qoray Alle ha u naxariistee qoraagii weynaa Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa lagu qabtay halka loo yaqaanno Oxford House oo sannad walba lagu qabto Toddobaadka Soomaalida. \u00a0Bandhigga buugaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeybgalay qaar ka mid ah saaxiibbadii Dr. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2022-12-06T17:05:31+00:00","article_modified_time":"2022-12-06T17:10:13+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":819,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/c75ba49a-9a77-4059-9fe4-b021a85026ea.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Magaalada London oo lagu soo Bandhiggay Buugga Maana Faay oo ku Qoran Af Ingiriis","datePublished":"2022-12-06T17:05:31+00:00","dateModified":"2022-12-06T17:10:13+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/"},"wordCount":195,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/","name":"Magaalada London oo lagu soo Bandhiggay Buugga Maana Faay oo ku Qoran Af Ingiriis - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2022-12-06T17:05:31+00:00","dateModified":"2022-12-06T17:10:13+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-london-oo-lagu-soo-bandhiggay-buugga-maana-faay-oo-ku-qoran-af-ingiriis\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Magaalada London oo lagu soo Bandhiggay Buugga Maana Faay oo ku Qoran Af Ingiriis"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7452"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7452"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7456,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7452\/revisions\/7456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7453"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}