{"id":7408,"date":"2022-11-07T06:52:07","date_gmt":"2022-11-07T03:52:07","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=7408"},"modified":"2022-11-07T06:59:06","modified_gmt":"2022-11-07T03:59:06","slug":"madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo la Guddoonsiiyay Bilad Sharaf"},"content":{"rendered":"<h4>Munaasabad ay soo abaabuleen ururka qorayaasha qaaradda Afrika, looguna talagalay in bilad lagu guddoonsiiyo Madaxweynaha Jabuuti ayaa 6\/11\/2022, waxaa lagu qabtay xarunta dalka Jabuuti ee magaalada Jabuuti.<\/h4>\n<h4>Xafladaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ururka qorayaasha Afrika, waxa uu bilad ku guddoonsiiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle, iyaga oo Madaxweyne Geelle ku bogaadiyay doorkiisa hagar la&#8217;aaneed ee ku aaddan dhiirrigelinta qalinleyda iyo guud ahaan arrimaha akhriska iyo qoraalka.<\/h4>\n<h4>Madaxweynha Jabuuti ayaa ah saaxiibka koowaad ee bahda afka, dhaqanka, suugaanta, qalinleyda iyo guud ahaan aqoonyahanka ku hawlan aqoon faafinta.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7409\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/314689588_677261487295554_7771758312301540320_n-251x300.jpg\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/314689588_677261487295554_7771758312301540320_n-251x300.jpg 251w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/314689588_677261487295554_7771758312301540320_n-855x1024.jpg 855w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/314689588_677261487295554_7771758312301540320_n-768x920.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/314689588_677261487295554_7771758312301540320_n-150x180.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/314689588_677261487295554_7771758312301540320_n-300x359.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/314689588_677261487295554_7771758312301540320_n-600x718.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/314689588_677261487295554_7771758312301540320_n-696x833.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/314689588_677261487295554_7771758312301540320_n-351x420.jpg 351w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/314689588_677261487295554_7771758312301540320_n-702x840.jpg 702w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/314689588_677261487295554_7771758312301540320_n.jpg 902w\" sizes=\"(max-width: 251px) 100vw, 251px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad ay soo abaabuleen ururka qorayaasha qaaradda Afrika, looguna talagalay in bilad lagu guddoonsiiyo Madaxweynaha Jabuuti ayaa 6\/11\/2022, waxaa lagu qabtay xarunta dalka Jabuuti ee magaalada Jabuuti. Xafladaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ururka qorayaasha Afrika, waxa uu bilad ku guddoonsiiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle, iyaga oo Madaxweyne Geelle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7411,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo la Guddoonsiiyay Bilad Sharaf - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo la Guddoonsiiyay Bilad Sharaf - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad ay soo abaabuleen ururka qorayaasha qaaradda Afrika, looguna talagalay in bilad lagu guddoonsiiyo Madaxweynaha Jabuuti ayaa 6\/11\/2022, waxaa lagu qabtay xarunta dalka Jabuuti ee magaalada Jabuuti. Xafladaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ururka qorayaasha Afrika, waxa uu bilad ku guddoonsiiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle, iyaga oo Madaxweyne Geelle [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-07T03:52:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-11-07T03:59:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/309834544_2235108106652505_3127068538534451481_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"902\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"679\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Madaxweynaha Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo la Guddoonsiiyay Bilad Sharaf\",\"datePublished\":\"2022-11-07T03:52:07+00:00\",\"dateModified\":\"2022-11-07T03:59:06+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/\"},\"wordCount\":102,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo la Guddoonsiiyay Bilad Sharaf - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-11-07T03:52:07+00:00\",\"dateModified\":\"2022-11-07T03:59:06+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo la Guddoonsiiyay Bilad Sharaf\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo la Guddoonsiiyay Bilad Sharaf - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo la Guddoonsiiyay Bilad Sharaf - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad ay soo abaabuleen ururka qorayaasha qaaradda Afrika, looguna talagalay in bilad lagu guddoonsiiyo Madaxweynaha Jabuuti ayaa 6\/11\/2022, waxaa lagu qabtay xarunta dalka Jabuuti ee magaalada Jabuuti. Xafladaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ururka qorayaasha Afrika, waxa uu bilad ku guddoonsiiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle, iyaga oo Madaxweyne Geelle [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2022-11-07T03:52:07+00:00","article_modified_time":"2022-11-07T03:59:06+00:00","og_image":[{"width":902,"height":679,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/309834544_2235108106652505_3127068538534451481_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Madaxweynaha Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo la Guddoonsiiyay Bilad Sharaf","datePublished":"2022-11-07T03:52:07+00:00","dateModified":"2022-11-07T03:59:06+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/"},"wordCount":102,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/","name":"Madaxweynaha Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo la Guddoonsiiyay Bilad Sharaf - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2022-11-07T03:52:07+00:00","dateModified":"2022-11-07T03:59:06+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-md-ismaaciil-cumar-geelle-oo-la-guddoonsiiyay-bilad-sharaf\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo la Guddoonsiiyay Bilad Sharaf"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7408"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7408"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7413,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7408\/revisions\/7413"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7411"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}