{"id":7387,"date":"2022-10-23T18:39:59","date_gmt":"2022-10-23T15:39:59","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=7387"},"modified":"2022-10-26T18:46:45","modified_gmt":"2022-10-26T15:46:45","slug":"magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Magaalada Birmingham oo lagu qabtay Xaflad lagu Xusayay Konton Guurada Qoraalkii Farta Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4><em>Waxaa shalay oo ku beegneyd 22\/10\/2022 lagu qabtay xarunta dhallinyarada ee magaalada Birmingham ee dalka Britain xaflad ballaaran oo lagu maamuusayay xuska sanadguurada 50aad ee qoraalkii farteenna hooyo. Kulanka waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee jaalliyadda Soomaalida.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Waxaa xafladda laga soo jeediyay mowduucyo kala duwan ee la xiriira afkeenna hooyo, cilmi nafsiga iyo cilmiga IT. Mowduucyada waxaa lagu soo gudbiyay af Soomaali iyo af Ingiriis. Dr Sucaad Ducaale oo ah khabiir ku xeeldheer cilmi-nafsiga ayaa soo jeedisay mowduuc la xiriira\u00a0 dareenka, haybta iyo afka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Dr Sucaad waxay sheegtay in aadan caddayn karin haybtaada, haddii aadan ka jawaabi karin\u00a0 &#8220;yaad tahay&#8221;. Waxay Dr Sucaad tilmaantay in sanadaha u dhaxeeya 12-18 dhallinyaradau ku fekeraan inay raacaan, ama ka mid noqdaan kooxaha fiican ama xun. Dr Sucaad waxay kula talisay waalidiinta inay caruurtooda baraan afkooda hooyo, waayo haybta waxaa sameeya siday u fekerayaan aabbe iyo hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Cabdullaahi Guuleed oo ah aqoonyahan ku xeeldheer cilmiga IT, ayaa isna soo jeediyay mowduuc la xiriiray af Soomaaliga iyo ka barashada aaladaha casriga ah. Cabdullaahi wuxuu sheegay in aaladaha Android iyo IPhone Apps laga baran karo af Soomaaliga. Wuxuu Cabdullaahi tilmaamay in dhallinyaradau jeebka ku sitaan macallin ay ka baran karaan afkooda hooyo. Ibraahim Xersi waa\u00a0 wiil 21 jir ah, wuxuuna ku gabyaa af Soomaali iyo af Ingiriis. Ibraahim wuxuu xafladda ka tiriyay gabay uu uga hadlayay silsiladdii gabayada ee siinleeyda.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Dhanka kale, waxaa iyana xafladda ka hadlay Muumin Xuseen iyo Cabdulqaadir Ruumi, waxayna soo jeediyeen muxaadaro la xiriirtay afkeenna hooyo.Waxaan fursad u\u00a0 helay inaan xafladda ka soo jeediyo hiilka afka hooyo iyo sida loogu baahan yahay in looga wada qayb galo. Kulanku wuxuu ku\u00a0 dhammaaday jawi xiiso leh, waxaana lagu soo gunnaanaday dood la xiriirta\u00a0 sidii loogu barbaarin lahaa caruurta jacaylka afkooda hooyo.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7388\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-150x113.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-600x450.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-696x522.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-1392x1044.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-560x420.jpg 560w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-1120x840.jpg 1120w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-80x60.jpg 80w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-160x120.jpg 160w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-265x198.jpg 265w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d-530x396.jpg 530w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7391\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/a625c383-45bc-4979-b990-71b67c893f16-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/a625c383-45bc-4979-b990-71b67c893f16-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/a625c383-45bc-4979-b990-71b67c893f16-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/a625c383-45bc-4979-b990-71b67c893f16-1152x1536.jpg 1152w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/a625c383-45bc-4979-b990-71b67c893f16-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/a625c383-45bc-4979-b990-71b67c893f16-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/a625c383-45bc-4979-b990-71b67c893f16-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/a625c383-45bc-4979-b990-71b67c893f16-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/a625c383-45bc-4979-b990-71b67c893f16-1068x1424.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/a625c383-45bc-4979-b990-71b67c893f16-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/a625c383-45bc-4979-b990-71b67c893f16-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/a625c383-45bc-4979-b990-71b67c893f16.jpg 1200w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7390\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/0559e7d0-e27d-42ea-b952-728c0929ad91-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/0559e7d0-e27d-42ea-b952-728c0929ad91-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/0559e7d0-e27d-42ea-b952-728c0929ad91-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/0559e7d0-e27d-42ea-b952-728c0929ad91-1152x1536.jpg 1152w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/0559e7d0-e27d-42ea-b952-728c0929ad91-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/0559e7d0-e27d-42ea-b952-728c0929ad91-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/0559e7d0-e27d-42ea-b952-728c0929ad91-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/0559e7d0-e27d-42ea-b952-728c0929ad91-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/0559e7d0-e27d-42ea-b952-728c0929ad91-1068x1424.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/0559e7d0-e27d-42ea-b952-728c0929ad91-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/0559e7d0-e27d-42ea-b952-728c0929ad91-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/0559e7d0-e27d-42ea-b952-728c0929ad91.jpg 1200w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7389\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/63cc9248-0fe2-4f70-8dd4-3c8752aff0fd-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/63cc9248-0fe2-4f70-8dd4-3c8752aff0fd-225x300.jpg 225w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/63cc9248-0fe2-4f70-8dd4-3c8752aff0fd-768x1024.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/63cc9248-0fe2-4f70-8dd4-3c8752aff0fd-1152x1536.jpg 1152w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/63cc9248-0fe2-4f70-8dd4-3c8752aff0fd-150x200.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/63cc9248-0fe2-4f70-8dd4-3c8752aff0fd-300x400.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/63cc9248-0fe2-4f70-8dd4-3c8752aff0fd-600x800.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/63cc9248-0fe2-4f70-8dd4-3c8752aff0fd-696x928.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/63cc9248-0fe2-4f70-8dd4-3c8752aff0fd-1392x1856.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/63cc9248-0fe2-4f70-8dd4-3c8752aff0fd-1068x1424.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/63cc9248-0fe2-4f70-8dd4-3c8752aff0fd-315x420.jpg 315w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/63cc9248-0fe2-4f70-8dd4-3c8752aff0fd-630x840.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/63cc9248-0fe2-4f70-8dd4-3c8752aff0fd.jpg 1536w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa shalay oo ku beegneyd 22\/10\/2022 lagu qabtay xarunta dhallinyarada ee magaalada Birmingham ee dalka Britain xaflad ballaaran oo lagu maamuusayay xuska sanadguurada 50aad ee qoraalkii farteenna hooyo. Kulanka waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee jaalliyadda Soomaalida. Waxaa xafladda laga soo jeediyay mowduucyo kala duwan ee la xiriira afkeenna hooyo, cilmi nafsiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7388,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Magaalada Birmingham oo lagu qabtay Xaflad lagu Xusayay Konton Guurada Qoraalkii Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Magaalada Birmingham oo lagu qabtay Xaflad lagu Xusayay Konton Guurada Qoraalkii Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa shalay oo ku beegneyd 22\/10\/2022 lagu qabtay xarunta dhallinyarada ee magaalada Birmingham ee dalka Britain xaflad ballaaran oo lagu maamuusayay xuska sanadguurada 50aad ee qoraalkii farteenna hooyo. Kulanka waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee jaalliyadda Soomaalida. Waxaa xafladda laga soo jeediyay mowduucyo kala duwan ee la xiriira afkeenna hooyo, cilmi nafsiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-23T15:39:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-10-26T15:46:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Magaalada Birmingham oo lagu qabtay Xaflad lagu Xusayay Konton Guurada Qoraalkii Farta Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2022-10-23T15:39:59+00:00\",\"dateModified\":\"2022-10-26T15:46:45+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":302,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/\",\"name\":\"Magaalada Birmingham oo lagu qabtay Xaflad lagu Xusayay Konton Guurada Qoraalkii Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-10-23T15:39:59+00:00\",\"dateModified\":\"2022-10-26T15:46:45+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Magaalada Birmingham oo lagu qabtay Xaflad lagu Xusayay Konton Guurada Qoraalkii Farta Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Magaalada Birmingham oo lagu qabtay Xaflad lagu Xusayay Konton Guurada Qoraalkii Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Magaalada Birmingham oo lagu qabtay Xaflad lagu Xusayay Konton Guurada Qoraalkii Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Waxaa shalay oo ku beegneyd 22\/10\/2022 lagu qabtay xarunta dhallinyarada ee magaalada Birmingham ee dalka Britain xaflad ballaaran oo lagu maamuusayay xuska sanadguurada 50aad ee qoraalkii farteenna hooyo. Kulanka waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee jaalliyadda Soomaalida. Waxaa xafladda laga soo jeediyay mowduucyo kala duwan ee la xiriira afkeenna hooyo, cilmi nafsiga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2022-10-23T15:39:59+00:00","article_modified_time":"2022-10-26T15:46:45+00:00","og_image":[{"width":1600,"height":1200,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/9fca3756-231e-4198-b2a1-23f83ebd791d.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Magaalada Birmingham oo lagu qabtay Xaflad lagu Xusayay Konton Guurada Qoraalkii Farta Soomaaliga","datePublished":"2022-10-23T15:39:59+00:00","dateModified":"2022-10-26T15:46:45+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/"},"wordCount":302,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/","name":"Magaalada Birmingham oo lagu qabtay Xaflad lagu Xusayay Konton Guurada Qoraalkii Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2022-10-23T15:39:59+00:00","dateModified":"2022-10-26T15:46:45+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalada-birmingham-oo-lagu-qabtay-xaflad-lagu-xusayay-konton-guurada-qoraalkii-farta-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Magaalada Birmingham oo lagu qabtay Xaflad lagu Xusayay Konton Guurada Qoraalkii Farta Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7387"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7387"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7392,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7387\/revisions\/7392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}