{"id":7247,"date":"2022-09-26T07:59:58","date_gmt":"2022-09-26T04:59:58","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=7247"},"modified":"2022-09-27T08:10:24","modified_gmt":"2022-09-27T05:10:24","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/","title":{"rendered":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Agaasinkii Waxbarashada ee Akadeemiyada"},"content":{"rendered":"<h4><em>Maamulka Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo uu ka baxay Allaha u naxariistee, agaasimihii waxbarashada ee Akadeemiyada marxuum Cabdinaasir Yuusuf Macallin oo 25\/9\/2022 ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed oo uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee, Marxuum Cabdinaasir Yuusuf Macallin oo ka mid ahaa golaha dhexe ee Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga iyo madaxii waxbarashada ee (AGA)\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta AGA.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Akadeemiyada AGA ayaa Marxuumka Alle uga barirdey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo uu ka baxay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Allaha u naxariistee Ustaad Cabdinaasir ayaa ka mid ahaa akhyaarta loogu jecel yahay bahda afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, waxaana uu ummaddiisa uga tagay qoraallo iyo buugaag dhaxalgal ah.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7249\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/309105362_5422511641117740_2751512985686752_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/309105362_5422511641117740_2751512985686752_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/309105362_5422511641117740_2751512985686752_n-150x100.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/309105362_5422511641117740_2751512985686752_n-600x400.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/309105362_5422511641117740_2751512985686752_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/309105362_5422511641117740_2751512985686752_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/309105362_5422511641117740_2751512985686752_n.jpg 720w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo uu ka baxay Allaha u naxariistee, agaasimihii waxbarashada ee Akadeemiyada marxuum Cabdinaasir Yuusuf Macallin oo 25\/9\/2022 ku geeriyooday magaalada Muqdisho. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7249,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Agaasinkii Waxbarashada ee Akadeemiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Agaasinkii Waxbarashada ee Akadeemiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo uu ka baxay Allaha u naxariistee, agaasimihii waxbarashada ee Akadeemiyada marxuum Cabdinaasir Yuusuf Macallin oo 25\/9\/2022 ku geeriyooday magaalada Muqdisho. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-26T04:59:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-27T05:10:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/309105362_5422511641117740_2751512985686752_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Agaasinkii Waxbarashada ee Akadeemiyada\",\"datePublished\":\"2022-09-26T04:59:58+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-27T05:10:24+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/\"},\"wordCount\":164,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/\",\"name\":\"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Agaasinkii Waxbarashada ee Akadeemiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-09-26T04:59:58+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-27T05:10:24+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Agaasinkii Waxbarashada ee Akadeemiyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Agaasinkii Waxbarashada ee Akadeemiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Agaasinkii Waxbarashada ee Akadeemiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Maamulka Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo uu ka baxay Allaha u naxariistee, agaasimihii waxbarashada ee Akadeemiyada marxuum Cabdinaasir Yuusuf Macallin oo 25\/9\/2022 ku geeriyooday magaalada Muqdisho. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2022-09-26T04:59:58+00:00","article_modified_time":"2022-09-27T05:10:24+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/309105362_5422511641117740_2751512985686752_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Agaasinkii Waxbarashada ee Akadeemiyada","datePublished":"2022-09-26T04:59:58+00:00","dateModified":"2022-09-27T05:10:24+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/"},"wordCount":164,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/","name":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Agaasinkii Waxbarashada ee Akadeemiyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2022-09-26T04:59:58+00:00","dateModified":"2022-09-27T05:10:24+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-agaasinkii-waxbarashada-ee-akadeemiyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Agaasinkii Waxbarashada ee Akadeemiyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7247"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7247"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7252,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7247\/revisions\/7252"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7249"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}