{"id":706,"date":"2018-08-20T17:32:02","date_gmt":"2018-08-20T17:32:02","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=706"},"modified":"2018-08-20T17:56:04","modified_gmt":"2018-08-20T17:56:04","slug":"gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/","title":{"rendered":"GUDOOMIYAHA AGA OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa guud ahaan shucuubta \u00a0Islaamka gaar ahaan\u00a0 ummadda Soomaaliyeed u direy dhambaal hambalyo ah oo ku aadan munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo, waxaana uu dhambaalkiisa ku sheegay inuu shacabka u rajaynayo\u00a0 inay ku ciiddaan jawi farxadeed oo uu weheliyo caafimaad qab iyo rayn-rayn.<\/p>\n<p>Prof. Afrax ayaa qoraalkiisa ku sheegay inuu ugu duceynayo dadka oo dhan inuu Alle sannadkan sannadkiisa kale ku gaarsiiyo nabad,\u00a0 barraare iyo horumar, isagoo dhinaca kalana ku baaqay in loo samafalo dadka aan waxba haysan si ay uga qeyb qaataan farxadda ciiddul adxaaga.<\/p>\n<p>Sannad walba marka la gaaro ciidda loo yaqanao Ciiddul-Adxaaga \u00a0oo ka mid ah labadda ciiddood ee uu \u00a0Alle siiyay \u00a0addoomadiisa \u00a0ayaa\u00a0 dunida islaamka waxaa looga dabaal degaa farxadda ay leeyihiin maalmahaasi barakaysan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-714\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_O.jpg\" alt=\"\" width=\"885\" height=\"666\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_O.jpg 885w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_O-300x226.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_O-768x578.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 885px) 100vw, 885px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa guud ahaan shucuubta \u00a0Islaamka gaar ahaan\u00a0 ummadda Soomaaliyeed u direy dhambaal hambalyo ah oo ku aadan munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo, waxaana uu dhambaalkiisa ku sheegay inuu shacabka u rajaynayo\u00a0 inay ku ciiddaan jawi farxadeed oo uu weheliyo caafimaad qab iyo rayn-rayn. Prof. Afrax ayaa qoraalkiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":714,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GUDOOMIYAHA AGA OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GUDOOMIYAHA AGA OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa guud ahaan shucuubta \u00a0Islaamka gaar ahaan\u00a0 ummadda Soomaaliyeed u direy dhambaal hambalyo ah oo ku aadan munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo, waxaana uu dhambaalkiisa ku sheegay inuu shacabka u rajaynayo\u00a0 inay ku ciiddaan jawi farxadeed oo uu weheliyo caafimaad qab iyo rayn-rayn. Prof. Afrax ayaa qoraalkiisa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-08-20T17:32:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-08-20T17:56:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_O.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"885\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"666\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"GUDOOMIYAHA AGA OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO\",\"datePublished\":\"2018-08-20T17:32:02+00:00\",\"dateModified\":\"2018-08-20T17:56:04+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/\"},\"wordCount\":138,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/\",\"name\":\"GUDOOMIYAHA AGA OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-08-20T17:32:02+00:00\",\"dateModified\":\"2018-08-20T17:56:04+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GUDOOMIYAHA AGA OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GUDOOMIYAHA AGA OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GUDOOMIYAHA AGA OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa guud ahaan shucuubta \u00a0Islaamka gaar ahaan\u00a0 ummadda Soomaaliyeed u direy dhambaal hambalyo ah oo ku aadan munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo, waxaana uu dhambaalkiisa ku sheegay inuu shacabka u rajaynayo\u00a0 inay ku ciiddaan jawi farxadeed oo uu weheliyo caafimaad qab iyo rayn-rayn. Prof. Afrax ayaa qoraalkiisa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-08-20T17:32:02+00:00","article_modified_time":"2018-08-20T17:56:04+00:00","og_image":[{"width":885,"height":666,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_O.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"GUDOOMIYAHA AGA OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO","datePublished":"2018-08-20T17:32:02+00:00","dateModified":"2018-08-20T17:56:04+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/"},"wordCount":138,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/","name":"GUDOOMIYAHA AGA OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-08-20T17:32:02+00:00","dateModified":"2018-08-20T17:56:04+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-aga-oo-shacbiga-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabadda-ciidda-carafo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GUDOOMIYAHA AGA OO SHACBIGA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/706"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=706"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":715,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/706\/revisions\/715"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}