{"id":7001,"date":"2022-08-19T19:24:25","date_gmt":"2022-08-19T16:24:25","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=7001"},"modified":"2022-08-19T19:34:27","modified_gmt":"2022-08-19T16:34:27","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/","title":{"rendered":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi"},"content":{"rendered":"<h4><em>Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo uu ka baxay Allaha u naxariistee, abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo 18\/8\/2022 ku geeriyooday magaalada Hargaysa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed oo uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee, Marxuum Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo ka mid ahaa aasaasayaashii iyo maqaawiirta Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) iyo kooxdii Qaranka ee hobollada Waaberi\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta AGA.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Akadeemiyada AGA ayaa Marxuumka Alle uga baridey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo uu ka baxay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Allaha u naxariistee abwaan Hadraawi ayaa ka mid ahaa abwaannada loogu jecel yahay gayiga Soomaaliya, waxaana uu ummaddiisa uga tagay suugaan aan marnaba duugobeyn.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo uu ka baxay Allaha u naxariistee, abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo 18\/8\/2022 ku geeriyooday magaalada Hargaysa. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed oo uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7002,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo uu ka baxay Allaha u naxariistee, abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo 18\/8\/2022 ku geeriyooday magaalada Hargaysa. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed oo uu ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-19T16:24:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-08-19T16:34:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/FB_IMG_1660825613850.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"908\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi\",\"datePublished\":\"2022-08-19T16:24:25+00:00\",\"dateModified\":\"2022-08-19T16:34:27+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/\"},\"wordCount\":159,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/\",\"name\":\"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-08-19T16:24:25+00:00\",\"dateModified\":\"2022-08-19T16:34:27+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo uu ka baxay Allaha u naxariistee, abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo 18\/8\/2022 ku geeriyooday magaalada Hargaysa. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed oo uu ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2022-08-19T16:24:25+00:00","article_modified_time":"2022-08-19T16:34:27+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":908,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/FB_IMG_1660825613850.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi","datePublished":"2022-08-19T16:24:25+00:00","dateModified":"2022-08-19T16:34:27+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/"},"wordCount":159,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/","name":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2022-08-19T16:24:25+00:00","dateModified":"2022-08-19T16:34:27+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-abwaan-maxamed-ibraahim-hadraawi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7001"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7001"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7005,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7001\/revisions\/7005"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}