{"id":687,"date":"2018-08-19T14:11:25","date_gmt":"2018-08-19T14:11:25","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=687"},"modified":"2018-08-20T05:52:27","modified_gmt":"2018-08-20T05:52:27","slug":"akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/","title":{"rendered":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO SHAHAADO SARE GUDDOONSIISAY MADAXWEYNAHA JABUUTI"},"content":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa Shahaado Sharaf uu heerkeedu \u00a0aad u sareeyo waxa \u00a0ay gudoonsiisay Madaxweynaha Jamhuuriayadda Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle, xilli ay dhawaan Akadeemiyadaas u dabaal-degaysay xuska shan sanno guuradii ka soo wareegtay dhalashadeeda.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo ka hadlayay munaasabdii lagu bixinayay Shahaado sharaftaas ayaa caddeeyay \u00a0Madaxweyne Geelle \u00a0inuu shaaadadaas ku mutaystay dadaalkiisa hagar la\u2019aaneed ee uu had iyo goor la garab \u00a0taagan yahay daryeelka iyo hiilka\u00a0 afka Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa, waxaana uu ku cel-celiyay in Madaxweynaha Jabuuti uu yahay Ciiltire Akadeemiyada Aga ka mudan yahay shahaado iyo wax ka badan.<\/p>\n<p>Isla munaasabadaas \u00a0waxay\u00a0 Akdedeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0shahaadooyin kale ku gudoonsiisay Wakiilka Aga ee Waqooyiga Amerika Macallin Saciid Saalax Axmed,\u00a0 Wakiilka K\/Galbeed\u00a0 Prof. Maxamed Cali Kalaay, Wakiilka laamaha Aga ee Qaaaradda Yurub Md, C\/raxmaan Maxamed Abtidoon.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa halkaas iyaguna shahaadooyin lagu siiyay Xoghaynta Guud ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Seynab Xaaji Axmed (Ugbaad), Ku-simaha Gudoomiyaha Golaha Abwaanada Xersi Dhuux Maxamed, Agaasimaha Warbaahinta C\/llaahi Xasan, Prof. Cabdalla Mansuur oo ka mid ah maqaawiirta Akadeemiyada, Prof. C\/qaadir Ruumi oo ah Wakiilka Akadeemiyada ee wadanka Ingiriiska iyo Iraad Cabdi Aadan oo ah halyey \u00a0had iyo goor jecel horumarinta afka Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa.<\/p>\n<p>Madaxda, aqoonyahanada iyo xubnaha loo gartay shahaadooyinka waa naftood-hurayaal u taagan \u00a0\u00a0hiilka iyo horumarinta AfSoomaaliga, kaasi \u00a0oo ah hantida ugu qiime badan ee ay leedahay ummad-weynta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-689\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_9.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"684\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_9.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_9-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_9-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-690\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_8.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"684\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_8.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_8-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_8-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-691\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_3.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"684\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_3.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_3-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_3-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-692\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_1.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"684\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_1.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_1-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-693\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_5.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"684\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_5.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_5-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_5-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-694\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_7.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"684\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_7.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_7-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_7-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-695\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_6.jpg\" alt=\"\" width=\"912\" height=\"684\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_6.jpg 912w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_6-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/thumbnail_6-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 912px) 100vw, 912px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa Shahaado Sharaf uu heerkeedu \u00a0aad u sareeyo waxa \u00a0ay gudoonsiisay Madaxweynaha Jamhuuriayadda Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle, xilli ay dhawaan Akadeemiyadaas u dabaal-degaysay xuska shan sanno guuradii ka soo wareegtay dhalashadeeda. Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo ka hadlayay munaasabdii lagu bixinayay Shahaado sharaftaas ayaa caddeeyay \u00a0Madaxweyne Geelle \u00a0inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":699,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO SHAHAADO SARE GUDDOONSIISAY MADAXWEYNAHA JABUUTI - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO SHAHAADO SARE GUDDOONSIISAY MADAXWEYNAHA JABUUTI - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa Shahaado Sharaf uu heerkeedu \u00a0aad u sareeyo waxa \u00a0ay gudoonsiisay Madaxweynaha Jamhuuriayadda Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle, xilli ay dhawaan Akadeemiyadaas u dabaal-degaysay xuska shan sanno guuradii ka soo wareegtay dhalashadeeda. Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo ka hadlayay munaasabdii lagu bixinayay Shahaado sharaftaas ayaa caddeeyay \u00a0Madaxweyne Geelle \u00a0inuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-08-19T14:11:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-08-20T05:52:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/geele1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"681\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO SHAHAADO SARE GUDDOONSIISAY MADAXWEYNAHA JABUUTI\",\"datePublished\":\"2018-08-19T14:11:25+00:00\",\"dateModified\":\"2018-08-20T05:52:27+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/\"},\"wordCount\":234,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/\",\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO SHAHAADO SARE GUDDOONSIISAY MADAXWEYNAHA JABUUTI - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-08-19T14:11:25+00:00\",\"dateModified\":\"2018-08-20T05:52:27+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO SHAHAADO SARE GUDDOONSIISAY MADAXWEYNAHA JABUUTI\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO SHAHAADO SARE GUDDOONSIISAY MADAXWEYNAHA JABUUTI - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO SHAHAADO SARE GUDDOONSIISAY MADAXWEYNAHA JABUUTI - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa Shahaado Sharaf uu heerkeedu \u00a0aad u sareeyo waxa \u00a0ay gudoonsiisay Madaxweynaha Jamhuuriayadda Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle, xilli ay dhawaan Akadeemiyadaas u dabaal-degaysay xuska shan sanno guuradii ka soo wareegtay dhalashadeeda. Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo ka hadlayay munaasabdii lagu bixinayay Shahaado sharaftaas ayaa caddeeyay \u00a0Madaxweyne Geelle \u00a0inuu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-08-19T14:11:25+00:00","article_modified_time":"2018-08-20T05:52:27+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":681,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/geele1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO SHAHAADO SARE GUDDOONSIISAY MADAXWEYNAHA JABUUTI","datePublished":"2018-08-19T14:11:25+00:00","dateModified":"2018-08-20T05:52:27+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/"},"wordCount":234,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/","name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO SHAHAADO SARE GUDDOONSIISAY MADAXWEYNAHA JABUUTI - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-08-19T14:11:25+00:00","dateModified":"2018-08-20T05:52:27+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomalaiga-oo-shahaado-sare-guddoonsiisay-madaxweynaha-jabuuti\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO SHAHAADO SARE GUDDOONSIISAY MADAXWEYNAHA JABUUTI"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/687"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=687"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":705,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/687\/revisions\/705"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/699"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}