{"id":6844,"date":"2022-07-03T08:21:26","date_gmt":"2022-07-03T05:21:26","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=6844"},"modified":"2022-07-06T08:33:12","modified_gmt":"2022-07-06T05:33:12","slug":"akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/","title":{"rendered":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanaddii Khadra Daahir Cige"},"content":{"rendered":"<h4><em>Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo ay ka baxday Alle ha u naxariistee, Fanaanadii Khadra Daahir Cige 2\/6\/2022 ku geeriyootay magaalada Hargaysa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Alle ha u naxariistee, Marxuumad Khadra Daahir oo ka mid ahayd kooxdii Qaranka ee hobollada Waaberi\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta AGA.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Akadeemiyada AGA ayaa Marxuumadda Alle uga baridey in uu hoygeeda ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Marxuumadda ayaa ka mid ahayd fanaaniinta caanka ah ee loogu jecelaa gabdhaha Soomalaiyeed ee ku jira fanka, waxaana ay sannadkii 1957 ay ku dhalatay magaalada Hargaysa, waxaana ay fanka ku soo biirtay 1974.<\/em><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo ay ka baxday Alle ha u naxariistee, Fanaanadii Khadra Daahir Cige 2\/6\/2022 ku geeriyootay magaalada Hargaysa. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6848,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanaddii Khadra Daahir Cige - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanaddii Khadra Daahir Cige - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo ay ka baxday Alle ha u naxariistee, Fanaanadii Khadra Daahir Cige 2\/6\/2022 ku geeriyootay magaalada Hargaysa. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-03T05:21:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-07-06T05:33:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/290153783_1088955345063243_3249233524928191416_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"316\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanaddii Khadra Daahir Cige\",\"datePublished\":\"2022-07-03T05:21:26+00:00\",\"dateModified\":\"2022-07-06T05:33:12+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/\"},\"wordCount\":154,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/\",\"name\":\"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanaddii Khadra Daahir Cige - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-07-03T05:21:26+00:00\",\"dateModified\":\"2022-07-06T05:33:12+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanaddii Khadra Daahir Cige\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanaddii Khadra Daahir Cige - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanaddii Khadra Daahir Cige - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo ay ka baxday Alle ha u naxariistee, Fanaanadii Khadra Daahir Cige 2\/6\/2022 ku geeriyootay magaalada Hargaysa. \u201cInnaa lillaahi, wa Innaa Ileyhi raajicuun. Waxa aan tacsi u diraynaa qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2022-07-03T05:21:26+00:00","article_modified_time":"2022-07-06T05:33:12+00:00","og_image":[{"width":366,"height":316,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/290153783_1088955345063243_3249233524928191416_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanaddii Khadra Daahir Cige","datePublished":"2022-07-03T05:21:26+00:00","dateModified":"2022-07-06T05:33:12+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/"},"wordCount":154,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/","name":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanaddii Khadra Daahir Cige - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2022-07-03T05:21:26+00:00","dateModified":"2022-07-06T05:33:12+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-aga-oo-ka-tacsiyaysay-geerida-ku-timid-fanaanaddii-khadra-daahir-cige\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye Goboleedka (AGA) oo ka Tacsiyaysay Geerida ku timid Fanaanaddii Khadra Daahir Cige"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6844"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6844"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6850,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6844\/revisions\/6850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6848"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}