{"id":6825,"date":"2022-06-28T20:03:40","date_gmt":"2022-06-28T17:03:40","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=6825"},"modified":"2022-06-28T20:23:15","modified_gmt":"2022-06-28T17:23:15","slug":"qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/","title":{"rendered":"Qoraa Siciid Jaamac Xuseen (AUN) oo Xus iyo Xusuus loogu Sameeyay Magaalada London"},"content":{"rendered":"<h4>Kulan lagu xusayey looguna ducaynayey qoraa Siciid Jaamac Xuseen oo dhowaan ku geeriyooday London ayaa lagu qabtay bariga magaaladaas. Ururka dhaqanka ee Kayd ayaa soo qabanqaabiyey iyadoo ay ka soo qeybgaleen xubnaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ee UK, masuuliyiin kala duwan, abwaanno, qorayaal iyo dadweyne ka kala yimid xaafadaha London.<\/h4>\n<h4>Agaasimaha Kayd Ayaan Maxamuud Canshuur ayaa ka soo qeybgalayaashii soo dhaweysay kana warrantay aqoontii ay u lahayd Siciid, iyo wixii ay isu ahaayeen. Waxaa goobtaa ka hadlay Rashiid Sh. Cabdillaahi (Gadhweyne), Saynab Aadan Sharci, Cabdirashiid Ina Cawsgurow, Maxamuud Ibraahim \u201cXaaji\u201d, Hashim Ducaale, iyo Cabdiraxmaan Abtidoon oo ka wada tirsan AGA, saaxiib dhowna ay ahaayeen qoraa Siciid Jaamac.<\/h4>\n<h4>Sidoo kale waxaa halkaa taariikhdii ay isla soo mareen marxuumka ka hadlay Cabdulqaadir Shire Faarax, Maxamed Xasan Alto, tafaftiraha wargeyska Wardheer News Khaliif Xasan, Caasha Luul oo maansooyin ay tirisay Siciid u rogay afka ingiriisiga, Bill Herbert, Maxamed Macalow. Wakiilka Somaliland ee UK iyo abwaan Xasan Dhuxul \u201cLaabsaalax\u201d oo safar gaaban ku yimid London ayaa iyagana hadallo halkaa ka jeediyey.<\/h4>\n<h4>Siciid Jaamac Xuseen wuxuu ahaa qoraa, macallin, xeeldheere af Soomaaliga iyo dhaqanyaqaan. Wuxuu ahaa horyaalka sheekooyinka gaagaaban, isagoo ahaa aabbaha qoraal curinta toolmoon.<\/h4>\n<h4>Naadiga Qalinleyda iyo Halabuurka Soomaaliyeed (Somali PEN) iyo AGA wuxuu ka mid ahaa aasaasayaashii dhidibbada u taagan iyo masuuliyiintooda.<\/h4>\n<h4>Eebbe ha u naxariisto qoyskii, saaxiibbadii iyo bulshada Soomaaliyeed ee uu ka tagayna samir ha ka siiyo.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6820\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/01-300x240.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"240\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/01-300x240.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/01-1024x819.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/01-768x614.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/01-1536x1229.jpg 1536w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/01-150x120.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/01-600x480.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/01-696x557.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/01-1392x1114.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/01-1068x854.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/01-525x420.jpg 525w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/01-1050x840.jpg 1050w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/01.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6823\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/04-300x240.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"240\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/04-300x240.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/04-1024x819.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/04-768x614.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/04-1536x1229.jpg 1536w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/04-150x120.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/04-600x480.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/04-696x557.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/04-1392x1114.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/04-1068x854.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/04-525x420.jpg 525w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/04-1050x840.jpg 1050w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/04.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6822\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/03-300x257.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"257\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/03-300x257.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/03-1024x876.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/03-768x657.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/03-1536x1313.jpg 1536w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/03-150x128.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/03-600x513.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/03-696x595.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/03-1392x1190.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/03-1068x913.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/03-491x420.jpg 491w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/03-982x840.jpg 982w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/03.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6824\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/05-300x240.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"240\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/05-300x240.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/05-1024x819.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/05-768x614.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/05-1536x1229.jpg 1536w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/05-150x120.jpg 150w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/05-600x480.jpg 600w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/05-696x557.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/05-1392x1114.jpg 1392w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/05-1068x854.jpg 1068w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/05-525x420.jpg 525w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/05-1050x840.jpg 1050w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/05.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan lagu xusayey looguna ducaynayey qoraa Siciid Jaamac Xuseen oo dhowaan ku geeriyooday London ayaa lagu qabtay bariga magaaladaas. Ururka dhaqanka ee Kayd ayaa soo qabanqaabiyey iyadoo ay ka soo qeybgaleen xubnaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ee UK, masuuliyiin kala duwan, abwaanno, qorayaal iyo dadweyne ka kala yimid xaafadaha London. Agaasimaha Kayd Ayaan Maxamuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6828,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[17,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoraa Siciid Jaamac Xuseen (AUN) oo Xus iyo Xusuus loogu Sameeyay Magaalada London - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoraa Siciid Jaamac Xuseen (AUN) oo Xus iyo Xusuus loogu Sameeyay Magaalada London - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan lagu xusayey looguna ducaynayey qoraa Siciid Jaamac Xuseen oo dhowaan ku geeriyooday London ayaa lagu qabtay bariga magaaladaas. Ururka dhaqanka ee Kayd ayaa soo qabanqaabiyey iyadoo ay ka soo qeybgaleen xubnaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ee UK, masuuliyiin kala duwan, abwaanno, qorayaal iyo dadweyne ka kala yimid xaafadaha London. Agaasimaha Kayd Ayaan Maxamuud [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-28T17:03:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-06-28T17:23:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/02-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"921\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Qoraa Siciid Jaamac Xuseen (AUN) oo Xus iyo Xusuus loogu Sameeyay Magaalada London\",\"datePublished\":\"2022-06-28T17:03:40+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-28T17:23:15+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/\"},\"wordCount\":240,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Featured\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/\",\"name\":\"Qoraa Siciid Jaamac Xuseen (AUN) oo Xus iyo Xusuus loogu Sameeyay Magaalada London - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-06-28T17:03:40+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-28T17:23:15+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoraa Siciid Jaamac Xuseen (AUN) oo Xus iyo Xusuus loogu Sameeyay Magaalada London\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoraa Siciid Jaamac Xuseen (AUN) oo Xus iyo Xusuus loogu Sameeyay Magaalada London - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoraa Siciid Jaamac Xuseen (AUN) oo Xus iyo Xusuus loogu Sameeyay Magaalada London - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan lagu xusayey looguna ducaynayey qoraa Siciid Jaamac Xuseen oo dhowaan ku geeriyooday London ayaa lagu qabtay bariga magaaladaas. Ururka dhaqanka ee Kayd ayaa soo qabanqaabiyey iyadoo ay ka soo qeybgaleen xubnaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) ee UK, masuuliyiin kala duwan, abwaanno, qorayaal iyo dadweyne ka kala yimid xaafadaha London. Agaasimaha Kayd Ayaan Maxamuud [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2022-06-28T17:03:40+00:00","article_modified_time":"2022-06-28T17:23:15+00:00","og_image":[{"width":1600,"height":921,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/02-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Qoraa Siciid Jaamac Xuseen (AUN) oo Xus iyo Xusuus loogu Sameeyay Magaalada London","datePublished":"2022-06-28T17:03:40+00:00","dateModified":"2022-06-28T17:23:15+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/"},"wordCount":240,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Featured","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/","name":"Qoraa Siciid Jaamac Xuseen (AUN) oo Xus iyo Xusuus loogu Sameeyay Magaalada London - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2022-06-28T17:03:40+00:00","dateModified":"2022-06-28T17:23:15+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/qoraa-siciid-jaamac-xuseen-aun-oo-xus-iyo-xusuus-loogu-sameeyay-magaalada-london\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoraa Siciid Jaamac Xuseen (AUN) oo Xus iyo Xusuus loogu Sameeyay Magaalada London"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6825"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6825"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6833,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6825\/revisions\/6833"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6828"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}